Salaan sare brother Balwaan, Dadkaan Soomaalia ka socda waxba maqoraan waxna ma,aqriyaan. Ilaahow ceebterna astur.
@hamdi27889
8 ай бұрын
Aboowehey dadkan wax aqoona maleh 🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️🌺🌺🌺
@ZeezoCumar
8 ай бұрын
Dadka dowladda lenogu dhiibay waa dad aan cadi ahayn qaabdaro nadam dolad dhan nadamkeed aan garanayn socod xumo fadhixomo qaabdaro ayaa kudhan kuwan sdadkii iyo dalkiiba wey bahdeleen الله اكبر
@amalhassan7383
8 ай бұрын
❤❤❤Abdullah balawaan geesi ssckh people loves you so much ❤❤❤
@kaaraa-mardha1977
8 ай бұрын
Luqadda ma yaqaanaan, waana ku ceeb in ay turjumaan waydiistaan.
@aminaahmed9115
8 ай бұрын
Ilaahayow ceeb astur
@haynkajaanka6251
8 ай бұрын
ABDULLAHI BALWAAN ADEER KHER ALLAH HAKU SIIYEE KAR BAASH ADEER IN BADDAN BAA QAYLINAAYEY
@BaxsansiciidOwnuur
6 ай бұрын
Weriye balwaan illaahay haku xafido maasha allah
@abdiahmeddirie1643
8 ай бұрын
Axmed shide wasiirka maaliyada
@umulitamohamud4209
8 ай бұрын
Cabdilaahi bai waanow salaan sare aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay kelyaha ayaa i xanuunay sidaan u qoslaayey shirka bilaa warqada ah sxb halkaa ka wad
Balwan legend. Kkkkk War Somaali ha labadbaadiyo.😂
@fadumohasan3897
8 ай бұрын
Kkkkkkkkkokk🎉❤❤❤🎉🎉❤❤🎉🎉❤❤kkkkkkk waa iga qoslisiisay balwaan kkkkkkk❤🎉🎉
@farhiyoabdisharif2258
8 ай бұрын
ASC BALWAN GUDOMIYAHA BARLAMANKA IYO XILDHIBANADABA WA KUWII LACAGTA KU QAATAY BURBURINTA WADANKA🇸🇴 INKARTA UMADA SOMALIYEDNA UMA DHIMANA II SHA ALAH SUN IYO HALAG AYAY KA QAA DEEN ADAN MADOOBE WA TUUGA UGUVWAYN LACG AYUU UGA DARAN
@Neima1000
8 ай бұрын
Subxanallah Allaw ceebeta astur somaliyey hala badalo dagdag xassa shekh
@halimaahmed9602
8 ай бұрын
Good News
@abshiroxassan5224
8 ай бұрын
Waa baaganuudo mushaari ah meesha iska taga iskana soo laabta ayaa lagu yiri
@khadija-v1c
8 ай бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkk woooooooooooooow you made day lad.
@aali2366
8 ай бұрын
Abdullahiyo hal ogow jaahilnimadu waa wax laga ducaysto.Nabi Muuse wuxuu yiri "acuudu billaahi an akuuna mina jaahiliin"
Samiyow protocal xaguu kaimansya Ina Xassan sh Aya wasiirka arimaha fibade eh
@aadenabdule-fw1dl
8 ай бұрын
Asc awalba aadan madoobe
@safiasheikhahmed5170
8 ай бұрын
bawaan huu haa huu haa basaas jaaus jaauus
@Easy_way1
8 ай бұрын
War Abi Axmed an Tageerno, Ethiopia an ku biirno Waxani Gunimo way dhaaftay. Wazaarad Arimo Debideed oo Barlaman la ku lanto 3 walaahi Caalamka kama dhacdo, taasaba qalad ah waraaqo Intan la gaarin, War Aaway Wazaarada Arimaha Dibada Somalia, Somalia Hankedi wu Bur buriyay Nidaaam Dowladeedna way dhimatay
@abduwelidimbilei8318
8 ай бұрын
Xasna Qosalaya waa kaaa bahadilan 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Axmedhassan1960
8 ай бұрын
Guùleysò.aakhiro iyo aduunkaba
@adanbile4237
8 ай бұрын
NGO ' dad baryatag ah ayaa Waddankii ku habsadey. Ilaahay waddanka ha ka soo gaadho kuwan
@abdulugaas4413
8 ай бұрын
Saxib hora looyidhi waala dooginne yaanla dacaroon walaga bixidoona mar uun insha Allah
@xaliumoaxmed4290
8 ай бұрын
Kkkkkkkkk maraykan hadiido
@SaciidYusuf-sf9lt
8 ай бұрын
Jaahilnimo iyo aqoon la,aan
@mohamedhassan3937
8 ай бұрын
Wasiir nimadiina wa laga qaaday oo imika wa Gudoomiye Baank
@kulucowpeter4839
8 ай бұрын
☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝ absolutely wrong bad 👎 seriously 👎 un siyestam Waa caloshood ushaqastayaal aan sheexen 🤯🤯🤯🤯😵😵😵😵😵😵😵😵😵😵😵😵😵😵😵
@SahraOsmanDhilmayo
8 ай бұрын
Barawan Cebtada Alaska ha Asturee wan u jejdnay Ha cebenin
@mixiyadin
8 ай бұрын
balwaan waad igaqoslisay waaka qabiil alaw na astur
@kiinabdi680
8 ай бұрын
Allow Somalia badbaadi
@kiinadan6786
8 ай бұрын
Waxaan Umigaa Ilaahayoow naga qabo! Somaalidii aqoonyahanka ahaa meeye waa inay waddankan ka badbaadiyaan jaahiliintaan! AS in lala hadlo oo lagu casuumo oo siday wax u rabaan la ogaado!
@ahmadfarbaruur3979
8 ай бұрын
Soomaaliya allaah habadbaadiyo
@mowlidnoor8985
8 ай бұрын
Subhanalahi 😂
@mohamud12adam50
8 ай бұрын
Hhhhhh caadi maaha balwan Waan qoslay
@mustafeahmedaden3137
8 ай бұрын
Waa nasiiya oo noogu rida dawarsi
@halimaahmed9602
8 ай бұрын
Absolutely waa war faraxad leh in loo yeeriyo in aaney waxan lagu heshiin la yimaadan tuug sharciyeysan weeyan
Пікірлер: 202