Masha allaah waa dadaashay walaal lkn compose oo waxaa jirto dharabowga uu qeeb xoogan ka qaato oo kartooman la jar jaray ama waraaqo & caleenta geedaha & waxkasto oo cunto ah oo soo haray & qashinka maqaayadaha oo la qamiiriyay laga sameeyo aadna qiimo & wax tar u leh oo xattaa aa adiga ganacsi ka sameyn karto isku day insha allaah ❤❤❤❤❤
Horta macalin aad baad u mahadsantahay. Sida aad talentigaaga noogu zoo gudbisey .waana casharo wax laga faaidayo. Markaa suaal baan ku weydiin lahaa. Sidee ku garanaya iney caradan aan diyaariyey ama nafaqadan ay bislaatey oo diyaar noqotey in wax lagu beri karo?
Пікірлер: 9