Wuxuu la kulmay halisyo waaweyn oo sababay in uu dhowr jeer lafo ka jabo iyo in uu gubto, laakiin dadka filimadiisa xiiseeya oo aan aniga iyo adigaba ku jirno waxaan ku raaxeeysanaa ficillada xamaasadda leh ee ku dhex jira fillimada uu jilay weliba annaga oo aan wax badan iska weydiin sida loo jilay iyo juhdiga laga maray
- Күн бұрын
Sida Loo Jilay Filimada Jackie Chan Uu Ku Dhiman Gaaray
- Рет қаралды 47,840
Пікірлер: 50