Thanks this youtube video is so important in somali world of love and hate emotion especially in somali youth 😏😏😂😂😂
@Quendahabsan
2 жыл бұрын
Iskam hayn karo inaan wax u qoro☺️ inta badana wu iga maqan yhy haduu horey iga soo jawaabi wayo waan xanaaqaa go,aana ma ka qaato waan iska ooya markaan ogaado inan ka qaldanayna wn rali galiya marmar waxa shaki weyn igu abuurta inuusan i jecel ba hadana marmr waxan dareemaya inuu i jecel yahay lkn uu iigu muujinayo si kale yacni markuu ila joogo.😭
@fadumoadan4845
2 жыл бұрын
Abayo hais rascin waxkale ku mashquul ama waxbarasho ama shaqo kale ama jiim xita iska aad ka dib isbadal aya isku arkee gabadh saas ahan jirtay aqana ka dib waxbarashadeeda aye xooga saartay iyo nafteeda aye ku mashquushay ka dib caadi aye noqotay kaarleys iska dhig hais murjin firaqada ne iska ilaali waqtigada wax kuu muhiim ah ku bixi
@abdimohamed6596
2 жыл бұрын
😭❤️
@saidmohamed745
Жыл бұрын
Had miyaad is aroosteeen
@LadnaCabdi-l7g
11 ай бұрын
@@fadumoadan4845vzs
@caluushyareofficial9556
6 ай бұрын
😢
@invertedrole
3 жыл бұрын
Wiiloow/Gabareey awalkii hore hadaa luga badan ku taagneen saaqaas ha galin hadii kale baraf aa kuu da’aayo
@caalamdahsoon5882
3 жыл бұрын
Wllky horay usoco marnaba ha is dhigin wa ku garab taganhy 24/7 days muqal kso samey wllky ( qof an kula jogin o ka fog jeclyn sida ad ugu abuuri krtoh jecyl) ❤
@hamzing3358
3 жыл бұрын
Incha ALLAH kher
@azizamaxamuud
2 ай бұрын
😍😍😍😍😍😉
@ozacade_10official47
3 жыл бұрын
Aad iyo aad sxb hormara wacan ku rajenaa
@abdullahibulla
10 ай бұрын
4:06 waa xaqiiq taas 😅✌️ The legend Lone poy 16/11/2023
@abdullahiabdi2231
3 жыл бұрын
Video aad ledahy oo aan daawan majro wlhi telo ayn ka rba sxb 😥
@cabdiqadirfaarax6658
2 жыл бұрын
Tani wa dabeecadayda ismaam lahayn qof kula dabeecada jira lakin cawan arkay waayo family gayga waxay iyidhaahdan dabeecadadu wa adagtahy markaaas ssi fogada
@miyadanour668
2 жыл бұрын
Aniga marksta horta lama jogo mararka qaar labo sidex malin lamahadlayolkn asga wuu murga ad wiliba wu igaxanaqa xitaa 🥺miyaan kusaxanahy waxn sameynayo aniga 🥺😓
@Drcabaastuuryare
2 жыл бұрын
May walaal macaan arintaa ma ahan mid wanaagsan, waayo qofka ku jecel miyaad ogtahay sida uu kaga walwalo Markaste, walaal Hadaad heeysato qof ku jecel oo waliba daacad kuu ah runtii wuu ku jecelyahay ee iska ilaali nafsi
We miss you alot in case of you so busy and unforgettable channelk so make alot effort to grow our views bro I miss you especially you are my love and emotion s course online lecturer
@fatimamohamud7555
3 жыл бұрын
Qofka sidedad noqde lkn no views maxawaye io like labor like fadlan liketa haladhafina qofwaxwalbo noshego waye thanks macalimuu 🥰💖
@hamzing3358
3 жыл бұрын
je vous salue salutation de L'islam Asc Mr lone poy DIEU a protégé le yeux du ennemi tu et ma meilleur La KZitemr que doit regarder sa vidéo Marci mille foi🙏🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Wll anigu anoon xiriir la lahYn hadana wan jecelay mana ka adkeysan karo mar walbaa wagdag uuga jawaba isna sida sii leeg dagdag iguso jaqaba wax jacaylana nagama dhexeyo aniga bas ayaa xiseyaa
@Garorrebusiness
11 ай бұрын
Sxb Waa maalinkii adiga laguu sheegi lahaaye, Waxa aad sheegayso waxaa fiican in aad daliil ku xoojiso, Tusaale: 1-Sida aan baaritaan ku ogaaday 2-khabiir hebel Sida uu yiri 3 - mahmaahda Sida ku cad etc
@Mohamedtuke4
2 жыл бұрын
Zaxp taasa wan so arkay ayantn scholka dhigan jiry ayaan gabr sheksan jirny marka marwlbo waqti fcn masiin jirin minti kadib waxn arku wlhi aydu ilmeysno dacdi marka waan garan wayy sxp cilmi maa mehsh kubarty
asc bro waxan ka rabaa talo in aad i siiso waxan jeclahay gabar europe joogto aniga somali joga marka sideen qalbigeda u dagi karaa oo aan jaceyl ugu abuuri kara waana isla hadalna ayada xoga u ma badno dhankeyga bro ? waxan jeclaha in aad video ka soo sameyso qof ka fog sida xariir ugu beeri karto waayo waxa tahay qof muddo badan ku soo jirah arimaha jaceylka qibrado badan ka heesto thanks bro lone poy💯💖😍
@cabdicasisyasin3325
2 жыл бұрын
Dil ugu hanjab🤣
@naajmasalah4436
Жыл бұрын
@@cabdicasisyasin3325 bisinka hawaalin ninka 😅
@maryanmaxamedmuse
7 ай бұрын
War dadka is jacel ha isku dirin xiiso beel😂😂😂😂
@user-zx8ye8mq8k
7 ай бұрын
Isagoo single ah ayuu na waninayaa dadka ha isku dirin qofyhow😂😂😂😅😊
@mohamedcaabi9197
2 жыл бұрын
Thanks wll
@bishaarmacalin8174
2 жыл бұрын
Thanks waad mahadsanthy
@shukrialiibrahim5714
3 жыл бұрын
Masha Allah
@abdilaahimaxamed3533
2 жыл бұрын
Thank you for your time and consideration and look through
@SalaxIbraahim-k6e
5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@cabdixaafid8099
2 жыл бұрын
Legendary
@almaz100
2 жыл бұрын
Keep going pro
@ubahnaziib9144
3 жыл бұрын
Mahadsanid🤴
@somalilandacademy4559
3 жыл бұрын
Sxp qofka jacaylku uu naga dhaxeeyo hadii goobaha shaqo mar walba aan ku kulmayno shaqadas isbadal noocma ah ayaa la imaan karaa
@farhiyoshire2430
2 жыл бұрын
Aad u muhiim ah
@kivanctatlitug951
2 жыл бұрын
Woow.🔥
@inaahmed5174
5 ай бұрын
Single leen ahay hdana vedio loogu talo galay dadkii xiriirada lahaa ban daawanayaah😅😅
@bigman4135
3 жыл бұрын
Lone poy horey usoco shp
@aminzosalat7538
Жыл бұрын
Awodaaas malihiii wlhi yqy inan hal daqiqoo kamaqnadhoo
@user-mf3gq2br8c
11 ай бұрын
Thankzzzz wlll
@ubaxabdiazizi5468
3 жыл бұрын
qeyb ban ka helay qeybna ma maya mahadsanid
@user-si1he5rn8f
6 ай бұрын
Thanks ❤❤❤
@bashirskychannel1287
2 жыл бұрын
Saxibo cilmi badan kabartay thanks
@fooscadicali4708
2 жыл бұрын
Mahad sanid ad ayan ugu helay
@caashosiciid9925
5 ай бұрын
😢😢😢😢😢🎉❤ mhdsnid qalbi
@wiilwaal7130
3 жыл бұрын
Wan kusalami sxpky❤️
@lonepoy
3 жыл бұрын
Kaa qaadey libax 💜
@NimcoAhmeth-hc3pl
2 ай бұрын
Waad la soo daahdey.😢
@wllisco3424
Жыл бұрын
Tnks wll
@fardusafarah4281
3 жыл бұрын
Alxamdulilah intaasba waan ahay anoo is faaninayn waana la ii xiisa mar walbana wuxuu igu dhahaa xbbti maxaad iso wici laadahay codkaaga waan u xiisaaye
@saaqxuseen2250
2 жыл бұрын
Mar dhaw wuu kaa tagidona ninkaan yuu kuqaldin walashay
@qadarsaeed
2 жыл бұрын
This chanel is the best chanel
@kaltunabdirahman3281
Жыл бұрын
Wall waad mahadsan tahay
@ilhaancabdulahi
3 жыл бұрын
Wllo inte laga helaya taloyin badan ayan ka rabi laha in ad igu cawiso plz
@mahirmg3881
2 жыл бұрын
Wllky wxn rawa ina gawarta an jecel ine ii jeclato sidan u jeclahy
@promahamedaxmed1274
3 жыл бұрын
I will do this tricks in my love so keep going
@caaishabintacabdalla148
3 жыл бұрын
Mashall🌹🌹
@axmedcabdiqadir7064
Жыл бұрын
wow😍🙌
@kowsar39
3 жыл бұрын
noo soo badi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯
@fadumosahro3713
3 жыл бұрын
Wlhi jcl dhan wa nacay ani jclka shido le u arkaa
@Jiilkeena1
2 жыл бұрын
Hey bro thanks
@abdullahiahmed581
21 күн бұрын
Mahadsanid sxb 2024😂
@XafsaCabdirahmaan-ug3kk
3 ай бұрын
Mahadsanid wll😢
@mohamedhersi8049
3 жыл бұрын
M.a sax Wayne sxb
@aflanFuad
2 күн бұрын
Tank you ❤🎉
@allahismylife1206
Жыл бұрын
ani waaa la igu walan yahay anonba waxas u sameyn
@mukhtarabdukadir2049
Жыл бұрын
Thanks walaal
@apdiwaasac7585
7 ай бұрын
Oky❤
@waxsheegmedia8202
3 жыл бұрын
Waa ruunta ZXP
@Yazmienchama
9 ай бұрын
Mahadsanid wllke lone poy
@fatimaxayaat1184
3 жыл бұрын
Thanks 😘👌
@abdinaasirr7993
2 жыл бұрын
Thanks my pro 🙏
@fanimohamett8825
6 ай бұрын
Wall aad baad umahadsnthy
@drsfaiza8166
3 жыл бұрын
شكرا اخي قالي
@hift8440
2 жыл бұрын
Lkn aniga sacudi Ayan joga lkn asgane Somali ayu joga marka side quogana inu ijecel yahy iyo inkale wll
@drsayana9611
2 жыл бұрын
Waydii Noh 🤣🤣
@mahadbishaar3592
Жыл бұрын
Erayaadan qabty lkn liga tagy
@AMAALMahamuud-en5kp
Жыл бұрын
Wll qofka markahore see usooqabanaa
@hanihaldhaa3700
2 жыл бұрын
Thanks wll Lone poy
@AdanAbdilahi-wt9rx
5 ай бұрын
Mahadsanid sxb
@anisaaragsan644
2 жыл бұрын
M.a
@leaderapdi6809
3 жыл бұрын
Fast👽💔
@hassancabdullahi1104
Жыл бұрын
Thnks❤
@abdullahiabdi2231
3 жыл бұрын
Sxb ani telo ayan rba hdi macquul tahy 😥😥😥
@badeed1523
3 жыл бұрын
𝐌𝐚𝐱𝐚 𝐤𝐮 𝐡𝐞𝐥𝐚𝐲 𝐳𝐱𝐩 ?
@abdullahiabdi2231
3 жыл бұрын
@@badeed1523 sxbw jacayl 😃🙈
@badeed1523
3 жыл бұрын
@@abdullahiabdi2231 yacni qisadaada aad talada u radinaysid ayan ka wada
@abdullahiabdi2231
3 жыл бұрын
@@badeed1523 gabar ayan jeclahy ayadana qofkale aye lasocota Markasna wy ila so hadasha ixtiraam weyn iiheesaa ana hdalkeda hdiiba wx ila qabneynin marabi inbadana wan uxiisaa
@badeed1523
3 жыл бұрын
@@abdullahiabdi2231 zxp horta qofka jacaylka kuu haya ee qarsanaya calaamado aan qarsoomi karin ayuu leeyahay markaa inantu waxa laga yaaba wllnimo kaliya inay kuu hayso adna wadigaa sheegaya in dhankaaga jacayl ka jiro ood ku haysato markaa anigu laba qodob mid umban kuso jeedin laha : 1 : iskaga hadh hadadan qalbiga ka reebi karin 2 : ama runta u cadee oo u sheego jacaylkaga waayo yadu imika maaha marwo laqabo waxa laga yaababa markay dib isku noqoto in adigu aad noqoto jacylkeda cusub
Пікірлер: 220