😂😂😂😂 aniga wa ka baqaa gaari ka xeenta ina barta wa rabaa phobia qabaan side isaga saara cabsi gudaha daremaa school driving aad isdhahaa lakin cabsi I heso
@milaasdyc
Күн бұрын
Mhdsnd Eng lkn wxn ku weydinaa marka Gear 1 aad kaso kaceyso oo aad rabto Gear 2 inaad aado waa maxay Sabata waxa aad leedahay oo ah Free ka dhig kadibneh Gear 2 aad marka aniga waxn ku weydina maxey dhibe hadii Hadii Gear 1 aan ka so kaco ooo Toos Gear 2 aan geliyo iyado waxa Free ah oo aad sheegeysay aanan aadin ileen Gea1 oo horey ah iyo Grear 2 oo gadaal inaad uso celiso kaliya kaaga bahaan?. Su'aasha kale waxey thy side ku fahmaa Gear ka markaas uu ku jiro Gaariga? Su'aasha kale marka aad gaariga aad istaajineysid muuwaalo bdn wxn ku arkay in marka hore Brake si tartiib ah loo riixaayo kadineh Glutch kadibneh is la Brake marka hore aad heysay hadane si fcn usii riix marka qaabka adiga aad sameeneysid Brake si xoog ah maa u riixeysaa ama si tartiib ah?. Mhdsnd Eng...
Пікірлер: 8