Waa qeyb kamid ah khudbad ( ama kalmad) aan ka jeediyey aqoon is-weydaarsi uu soo qaban qaabiyey xafiiska Raโiisul Wasaaraha Soomaaliya, kaas oo ku saabsanaa Qorshaha Isbedelka Qaranka ee ganacsatadu hogaaminayso.
Kalmadayda waxaan uga hadlay kaalinta ganacsatada ee horumarka dhaqan-dhaqaalaha dalka iyo qaabka ay ganacsatadu u maalgashan karaan fursadaha dalka ka jira ee dhanka wax soo-saarka iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha.
Mahadsanid
ะะตะณัะทะณั ะฑะตั ๐๐๐- ๐๐ฎ๐๐ฅ๐ข๐ ๐๐ซ๐ข๐ฏ๐๐ญ๐ ๐๐๐ซ๐ญ๐ง๐๐ซ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ: Sida uu ku bilowday
ะัะบััะปะตั