Geedkan magaciisu waa shamaar ama shamar af soomaali markaad iibsanayso
@hanidahir9098
6 ай бұрын
Dr dadka thyroid ka qaba ma cabi karaan
@ashheart9761
5 ай бұрын
Masha Allah illaahoow adigaa mahad aan dhamaan iska leh. ❤❤❤❤
@asmafaarax-v5o
7 күн бұрын
Mageciisa somali xawaash dhuu dhuub miyaa
@fadumo4024
6 ай бұрын
Waxaan u sheegayaa dadka walaalhay in geedkan Magaciisa layiradhaahdo Shamar شمر geedkan waxaalaga helaa wadamada Carabta waa geed fiican
@nuurmaxamud4239
6 ай бұрын
Ilmo malasin karaa wll gaas xun qabo 3jira
@mannaadde7421
5 ай бұрын
Sax
@halimaabdirisaq9711
5 ай бұрын
Somalia waa laga helaa magaciisa waa kamuun
@naciimoali4845
5 ай бұрын
Dr baba sirka ma jara
@munaahmed1121
6 ай бұрын
Masha allah
@garacali9063
3 ай бұрын
Waraniga anoo xub nahey ga jar jaraa yo aa isoo sawi ran to sadx sano gas ka caloo sha ladhi ba nahay geda shamar neh sadx subax ayaan is tic maalay dr jbw
@rahmaali7625
2 ай бұрын
Wax is Badal ah ma ku aragtay wll
@sumayaaxmed6445
29 күн бұрын
Wa runtad dr gajo ma daremo canaha naskan wo ibadi labjexan waka ficnaday alx
@SaabariinMacalin-d6n
26 күн бұрын
🎉 abyo run miyaa
@sumayaaxmed6445
26 күн бұрын
@@SaabariinMacalin-d6n ha abyo biyo ku karso ado bahn subxi cab cuntad kadibna cab
Waageed aiima badan magaciisu waa shamaar amba xawaashka waawayn
@Samiroabdi-dy3ml
5 ай бұрын
Qof urleh macabikara igucawiya gasba idhibay
@hamdihuseein4831
5 ай бұрын
Marka cabo ban dareemaa gaajo sbb🤔🥺😂
@DRTIMAJILAC
5 ай бұрын
Labo sabab midkood waaye :- 1- Maalmaha hore waaye waala qabsanee 2- hadii 2 isbuuc aa wado aala qabsan waayso dheefshiidka caloosha inaa ka xanuunsantahay ayaa suurta gal ah
@SagalMohaned
5 ай бұрын
DR ASO MAHADSAN AFSOMALI MAXAA LAGU DHAHAA XAWAAJI DHU DHUB UEGYAHAYE?@@DRTIMAJILAC
@AsmaAadam-sb5ed
4 ай бұрын
Mahdsanid Dr
@RuqiyoIbraahin
6 ай бұрын
Dr mahadsanid
@SahraAxmed-g9g
6 ай бұрын
Inte kahelaa
@marioyaska5609
2 ай бұрын
wll meel walba wayaal
@zakariyasharaf4043
6 ай бұрын
Mahadsanid dr
@nasramoalim820
5 ай бұрын
Karaawiye waaye sactarna waala dhahaa
@xasanxuseen-j6t
6 ай бұрын
Fennel maxaa laga wadaa somali mayaala
@UmuAbdalla1
5 ай бұрын
Bakaro mesha qaxwaha its xawajiyada ama Xayat market ayu yala
@khadrasiciid4044
5 ай бұрын
somali mxaa lagu yidhaa
@XafsaMaxamuud-pd3dk
5 ай бұрын
Khamuun
@saynabmohamed9137
5 ай бұрын
Mahadsanid Dr mudo inte le eg ayad istic malikarta markaa
@nafaqayntacaruura3801
6 ай бұрын
Ma khamuun soomaaliba magaciisu
@RedRose-q6g
5 ай бұрын
Haa walalo
@najahhassanhihi2219
5 ай бұрын
May maaha khamuun lkn way isku egyihiin anigu kuma arkin somalia
@SOMALIBADBOY
5 ай бұрын
Waxa la dhehaa shamaar ama shamar
@istahila.mohamed3275
3 ай бұрын
@@najahhassanhihi2219somalia waa laga helaa anaa arkay.khamuunta waa ka cagaaran yahay
@baarliinxaaji7010
4 ай бұрын
Jqkj
@baarliinxaaji7010
4 ай бұрын
Quivering and I are so skb ak
@maxamedmaxamuud5803
6 ай бұрын
dr geedku af somali maxa lagu yidhaahda cala shaan magaca geedka no sheeg
Пікірлер: 68