Subxaanalaah abaayo qof dagan baad u egtahay, Waxaan umaleynaayaa inaan kuu soo qorey, Fadlan musica ka saar, Dhagaha uma roona, abaayo hadaadan ka saarin ma ku daawan karo waayo Illaahey Subxaanalaah Watacaalaa wuxuusan raali ka ahayn dhagaheena ineey ku dhacaan mafiicna. Saaro nashiidooyinka aan musiga lahayn. Raalina iga ahoow wuxuu illaahey raali ka aheyna qofna loogama xishoodo. Wabilaahi Towfiiq
@faadumosiciid7652
3 жыл бұрын
See
@faadumosiciid7652
3 жыл бұрын
77i9p010
@waanooyinqiimobadan
3 жыл бұрын
Allaah khyr hakusiiyo wll qof noolbaad tehee
@adoontiallesiman262
3 жыл бұрын
Masha Allah qof khayr badan ayaa tahay Alle hakuu siyaadiyo wllky
@ummnora4665
3 жыл бұрын
Music iska saar waayo barako ma yeelato wuxuu ilaahey xaraam ka dhigey, Maasha allaah tabaraka llaah hore u soco❣💯
@amish6567
3 жыл бұрын
My qalidayda !Nasra Sharaf❤️✨🌺🥀
@faatumahassannur108
3 жыл бұрын
Masha Allah gacanta Alle kaama gooyo caajidkane Allaha kaa dulqaado Adkaartaadana badso
@aaaminosheikhmohammed7891
3 жыл бұрын
mash allah my queen ilahey cajiska haka qaado 🤲❤❤❤😘
@samuunamohamed5204
3 жыл бұрын
Masha Allah Xbti ❤️😘 Culeyska Allaha Kaa Dulqaado Insha Allah I Can't Wait 400k 👏👏
@sumayosiman3632
3 жыл бұрын
My sami
@ayaanjaamac1710
3 жыл бұрын
Wllshy nasraay beryahan san kusugaayey waan daalay mrkn khadka so galoba wxn egayey inad vedio soo dhigtay iyo in kale weliba vediogan saaid. Kolay wad yara cajistee intaas dhan nagamad maqnatene alle hakaa biiyo caajiska please huno qaliyey noso dub vedio badan
@nasra_abtidoon
3 жыл бұрын
Amiiin xbty Shukran
@hudoofficial7988
3 жыл бұрын
Maansha allaah abaayo mcn gacanta allaha kuu barakeeyo hadan xamar imaado wlhi waakusoo raadinaa insha allaah ❤️😍💋💖♥️💞one love xabiibti♥️
@dekamohamed5102
3 жыл бұрын
Mansh allah tabarakraxman dad aan aad u jeceleyd axbabti My rajo idhunko kalgacal badan ban ku soo diraya dadkii ugu hore ee somaali aan daawan jirey iyada shukri masala hooyoyin karti leh much love and allah bless from hargesia ❤
@sacdiyaabdelle4030
3 жыл бұрын
Manshaa allah cazuumad wanagsan allaha kubarakeyo gacantada mcn❤❤
Illah haku caafiyo quraan isasaar abyo il bil adan mashar yaree ♥️
@salmamohamedderie4089
3 жыл бұрын
Mansha Allah nasra abtidoon laba daroodba guulayso walaal. Baryhn weynu kala badiyownay inkstoon aanu Instagram ka nala soconay video gana waad naga Soo raajisay Thank you mcn❣️👸🏽
@hipaaahasan5049
3 жыл бұрын
masha allah 400k ayad ku dhowdahy hore usoco culayska illahy haka qaado macalimad nasra❤❤❤❤
@hodandaahir4255
3 жыл бұрын
Masha allah hambalyo hambalyo wllshy qali xabiibti inta iyo inkabdnb ku rajeynaya guul marwalba farxada bdn 💓❤❤🌹❤❤❤❤❤🌹💓❤❤❤💓💓🌹❤❤❤❤❤❤
@deganeey5272
3 жыл бұрын
Masha allah Gabdho Sharaf leh Allaha idin Xifdiyo Walala Qaali ah ❤❤
@canabaraboowabuukar2386
2 жыл бұрын
Ads
@zagalcilmi6769
3 жыл бұрын
masha allah nasro qalbi wanaag waan jeclahy sidan cml inad ii casuumto
Mashallah ilaahay haku barakeeyo Nasra. Walaashay Shurbada sidaad u karisay degdeg badanaa ku jiray, kama bogan , noo soo geli walaashay Mar aad time u heshid ayadoo faahfaahsan. Thanks sister.
@saidali5692
3 жыл бұрын
Conguratulations wllshy nasra abtidoon 400k hanbalyo half million kuu rajeynaa after two months
@isramowliid4231
8 ай бұрын
Nasra abtidoon whi waa ku xiisay ani intabada komati ku ma soo qoro manata na wa ku waya illh ha kaqdo culska macanlto❤ illhy dar tii saa ku jeclahy❤
@hodanmaxamed2746
3 жыл бұрын
Masha allah gacantaada allah kuu barakeeyo
@fardowsasacidhalane8307
3 жыл бұрын
Maasha Allah Nasra Sharaf badan culeyska ilaahey hakaa qaado xabiibti insha Allah
@zudah
3 жыл бұрын
Masha Allah sis keep going. You are star!!! ❤❤
@kamalali79
3 жыл бұрын
Asc nasra abtidoon walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku dhowro aamin aamin aamin walaasheey nasra abtidoon
@fadhliomar6597
3 жыл бұрын
Manshallah walshy qali Nasra abyo keep going ❤️🥰🙏
@fosey6974
3 жыл бұрын
Masha Allah masha Allah tabaraka Allah cunto mcn badan waay 💖 keep going xabibti nasra cadey
@hawakiinchannel453
3 жыл бұрын
Masha allah qurux wye allah gacanta haku barkeyo Nasro Abtidoon hormar wacan xpiipti ♥️💋♥️♥️🥰
Masha allah intaan xitaa waa muhiim mahadsanid casuumasd igu soo orad maaha
@jamha3683
3 жыл бұрын
My sis 400K coming soon,,,, am a fan from Vancouver, Canada,,,,,dhul kala fog aan joognaa lkn qalbiga aan kala dhawahay !!!
@salmasweetie2719
3 жыл бұрын
Nasra abtidoon Gacantada allaah haku barakeeyo
@sadiaaadam1310
3 жыл бұрын
Cafimad sariica allaah ku siiyo xabibti culeska allaah kaa qaado gacmahana allaah ku barakeyo
@yahyehunwersxaamud5631
3 жыл бұрын
Hambalyo 400k My sister Nasra abtidoon 💯💯💯
@shucaybali3178
3 жыл бұрын
Nasra abtidoon oo biryahaan na nacday maxa ku helay ma dhib ayaa jira mise maqaaxida ayaad ka guuri rabtaa see ahaan he saan kuguma aqoone Si kastaba guul ayaab kuu rejeyna If iyo aakhiraba 👏❤💌
Пікірлер: 604