Ustaad Waad Mahadsan Tahay Allah Abaal kaaga Jano Haka Dhigo Dr ma Nasiin Kartaaa Slides kaaa adoo mahadsan
@ahmedtahirahmed9530
2 жыл бұрын
Dr mahadsanid I'm from Jijiga
@roodaabdi4744
2 жыл бұрын
Aad baad u mahdsan tahay, waxbadan baan kaa faa,iiday. Alle haku barakeeyo
@xamdimaxamed4936
Жыл бұрын
Mshll ustaad allaha ku sharfo
@mukhtaaramiin
2 ай бұрын
thanks teacher
@abdirahiinjeete9112
Жыл бұрын
Horumar Wacan
@nimceeyamohamed3585
2 жыл бұрын
Masha Allah wll alleh haku xafido wax badan baN kaa faaidey ilaahay haka abaaliyo 🤲 Markastana wan kugu xidhnaan doonaaa
@cabdalemohamud917
2 жыл бұрын
Alle haku barakeeyo Wll
@abdihamiidali3929
2 жыл бұрын
m.a Guulayso Dr
@Warmaxanmedia
2 жыл бұрын
Masha Allah Alle hakuxifdiyo labada daarba
@niciimasiciid7477
Жыл бұрын
Mnzha Allah 🥰🥰💗💓
@med.studentlife6925
2 жыл бұрын
A living legend 😍👋
@mohamedosman9800
2 жыл бұрын
MashaAllah Dr cabdishakuur Allaha ku barakeey runtii nasiib baa leeyHay Wyo xilligeedii bn lakulmay lacture kaaga oo ah xilli sanad cusub inoo billaabanayo Allaha nagadhigo kuwii hadafka ay dagsadaan u guulaysta Midda kale walaalayga waxa lawadaagayaa qofkii yaqaan wa mashaAllah qofkii kale oo ubaahan book ga 12 week ayear waxa uu kahelkaraa google ku qor Z-library then books ku dhufo ka dib ku qor 12 week ayear buugaan pdf kuma furmayo waxa kuu ku furmayaa e- pub reader asna waxad kahile karaysaa google play ka soo dowload karayso Waxa jiraa buugaag badan oo ku furma e-pub reader ka Mahadsanidiin
@ladanladan8461
2 жыл бұрын
Mahdsanid
@rayaancabdi2006
2 жыл бұрын
Shukran wllo
@mohamedosman9800
2 жыл бұрын
@@rayaancabdi2006 shugran sido kale runtii z-labrary waxa aan ka helay novels badan iyo buugaag kalo caadi ah marka haddii aad english ku fcn tahay wx badan baad ka helaysaa oo buugaag ah inshaAllah
Пікірлер: 78