mashallah ustaad cilmiga allaha kuu barakeeyo waadku mahadsan tahay sidaa cilmigaada inoogu faa'iideysay
@Khalifapoii
6 ай бұрын
MashallaH tabarakkalH waan ka halay topigaan jazakallaH khier ❤
@yahyeahmed63
6 ай бұрын
Ustaad wax badan baa kaa faiday way fiicnaan laheed bulshada somaliyeed inay ku badnaadan dad dadka wax kuso kordhiya waxana jecalaan laha in muuqaalka xiga inaad kaso dhigto sida maalgashi loo sameeyo .MAHADSANID 💯
@abdisamadhussein3924
4 ай бұрын
Wax badan kaa faaiidey runtii Shukran Ustad 🙏
@abdiibraahim8824
6 ай бұрын
Powerful information.
@AhmedAhmed-tc8xs
6 ай бұрын
Ustaadi wad Mahadsantahay, si heer saro leh wad u diyaarisay wadna u soo koobtay. Waxaan jeclaan leheen in aad inoo sameyso furfurasho iyo salaam ka dibna aad cashirka noo bilowdo.
@fatimagaraad399
6 ай бұрын
Ustaad thanks balse dad aan wava baranin ayaa ku dawan Dona oo luqada ku adagtahay iyagana siyay wax kaaga bartaan fursadooda sii mhadsanud ustad
@yasinabdullahimalin4076
6 ай бұрын
Mahadsanid Ustaad Abdinor.
@abdihakim3049
5 ай бұрын
Fariid sxb and baad u mahadsantahay. ..jazaa a wallah.
@cubeydcabdisheikh1857
6 ай бұрын
Thanks Ustaad, noo soo badi muuqaalada
@yahyehasan5132
6 ай бұрын
Masha Allah wallahi wax badan ayd ii iftimisy mahadsanid
@mohamedabdulahiosmanhiirey6833
6 ай бұрын
Thanks Dr ustaad abdinor
@abdinurali5671
6 ай бұрын
Ustad hadaan nahay dhalinta dhaqaalaha darsa waxaan kaa codsanaynaa inaad falanqayn ku samayso economic growth models-ka sida Harrod-Domar model of long run growth, Solow's model of economic growth, AK model and Keynesian wage rigidity and etc. Mahadsanid
@burhanbii
6 ай бұрын
Waa xog aad u muhiim ah thanks 😊
@mohamednuh8968
6 ай бұрын
Thanks ustaad abdinur
@abdullahinor4818
6 ай бұрын
Thank you for your valuable contribution
@mostafeawilmohamed7680
6 ай бұрын
Thank you ustaad
@abdihakimyusuf2285
6 ай бұрын
Shukran ustaad ❤❤
@mire865
6 ай бұрын
Thanks for your information.
@nuurmacalinisaaq4537
6 ай бұрын
Ustad well educated aatahay lkn fx si khaldan academy ugu hadashay
@abshirbarreuser-vw1bm1sz3m
6 ай бұрын
You are experience financial me. ❤
@wllbatarofficiall2545
6 ай бұрын
Ustaa Topic aad umuhiim ah aa ka runtii ee social media profile soo dhig si lagulasoo xiriso
@umadamedia24
6 ай бұрын
Macalinka SIU loogu jeclaa 2016 ilaa 2019
@apdirizakabdinor7878
2 ай бұрын
Waxaan ka codsana in Aad kaso hadasho lacagta denta ls isiiyo sida dahabshiil salaam Bank Waxaan carki dadki iyaga lacag ka qateen oo dhan wa huree Marka adiga kaso hadal 🤞 🙏
@sayidalisomali8432
6 ай бұрын
Thank u excellence 🙏
@shubka6651
6 ай бұрын
Thanks ustad
@faafantv2062
6 ай бұрын
Marna ma hilmaami dooney Godobtii aad iga gashey xiligii Jamacada aad macalinka ii aheyd 2018. Madadaa aad ii dhigeysay Microeconomics. Waxaybiga sameysay darajadii yareed ee aad I siisay master keyga. Waxaan ku qasbanaadey in dib aan u soo daraaseeyo
@cantoobo29
5 ай бұрын
Asaga maan eednaa mase adiga ayaan shaqeystay baan dhahnaaa
@abdirahmanadan27
6 ай бұрын
9years kadib so labadho wngsn, hormar wacn, ❤❤ 2:23
@abdihafidfarahahmedali9196
6 ай бұрын
Thanks chief
@AbdiweliMohamud-lm1wf
6 ай бұрын
Adigaba qani ma tihide, maxaad ka hadashaa sida qani loo noqdo 😂
@XasanBashir-t1z
6 ай бұрын
Aad Ayaad u mahadsantahay
@LegendTLegend-fo1rb
5 ай бұрын
Adigaa mudan
@AxmedMaxamedCawaaleAxmednaaji
6 ай бұрын
Thank you
@AncientZaylai
6 ай бұрын
Adigu qani ma tahay ka hor inta aadan noo sheegin sida hodan loo noqdo?
@horeusocod5377
6 ай бұрын
AAD UMAHADSANTAHY ADIGO KALE WEY KU YARYIHI SOCIAL MEDIA
@Lumosboy
6 ай бұрын
Thanks
@noboddy665
6 ай бұрын
Horta adigu qani ma tahay intaadan anaga talo na siin?
Пікірлер: 46