Waa sidii ilaahay raali ka ahaa intii ka soo shagaysay miisaanka xasanaadk a ilahay ha ugu daro
@MohamedAbdi-hj3rk
3 жыл бұрын
Sul saleebaan shaydaankii doolaal ayaa guruuje iska soo dhigaye raali gali inankaa xil ah thanks a lot more than one
@ahmedabdulahi6677
3 жыл бұрын
Mansha Allah Hambalyo
@ibnuahmed4515
3 жыл бұрын
Gobanimo guulaysta
@museibrahim2796
3 жыл бұрын
Maansha,Allah Hambalyo waan Hambalyaynaa cida ka qaybqaadatay ba waayo cidii Xalka ka shaqaysaa waxay leedahay Agar wayn inshallah
@mawlidabdi643
3 жыл бұрын
Waxaad u dhamayseen sidii ugu quruxda badnayd maanshaa allaah alle miisaanka xasanaadka haydiinsaaro
@cabdirashiidfaro1216
3 жыл бұрын
Masha Allah gob iyo xaalkeed
@ahashi7828
3 жыл бұрын
Asc Suldaanku intii badnayd waa gartay waana saxay laakiin waxay ahayd inuu ku daro dawlada waa in ay amniga illaaliso oo si degdeg ah u soo qabato gacanta xaq daran .aad iyo aad ayay u mahadsanyahiin waxgaradka reerku Illaahay Ha idin xafido Aamiin
@muuminad3143
3 жыл бұрын
Suldaanku dawladda ayuu u adeegaa mana dhaliil karo waa kooxda ina Waran Cadde
@dgarb8353
3 жыл бұрын
Gob gobi dhashay tolkay isaxaq care❤️
@Sasqwwgvtgg
3 жыл бұрын
Xangeeye kkkk
@u.j7332
3 жыл бұрын
Waa Gob iyo Caadkeed
@hindaabdi9763
3 жыл бұрын
Mansh Allah waxan wanagsan ayaad samayseen
@saynabmushtaaq8790
3 жыл бұрын
Aad bad u mahadsan tihii sida quruxda badan eed usoo dhamayseen
Wxn leenahay suldaanka iyo xildhibaankaba idinkoo illaalinaya magaciina, ka beeshiina,iyo ka umada somalilandba yeyna soonoqon wixii horey udhacay oo kale
@sudawaabqurux423
3 жыл бұрын
Maansha'Allah Isaxaaq Carre ilmabtiyadey waa lagu oga Gobanimada iyo Waxgaradnimada. sida sharafta iyo Farshaxanimada leh ee aad u soo afjarteen Nabarka Xaq daradaahaa ee ku dhacay Xildhibaan Garuuje ee reer Somaliland oo dhami ka wada Xumaadeen. Guul Somaliland
Masha Allah tabaarakalaha Allah ay mahad is ka leh.odayaasha sharafta leh Allah ha idin barakeeyo sida u xalisen.xildhiban umad dhan ay ku doortay iska jir jawaabta deg_deg.amusnidu waa dahab.Suldaanku milgo ayu lahaaye maxa dhacay!!!!!!!!? Cimaamada kor u eg .suldaanka waa la Nadine jiray maxa dhacay ma suxufi ayd tahay!!??????? Dhowr haybada salldaanada.
@boqoradasomaliland6351
3 жыл бұрын
Masha Allaah hambalyo hambalyo hambalyo
@khadraali7389
3 жыл бұрын
Good
@Aw88-c1r
3 жыл бұрын
Kuwii xildhibaanada ee maalmahan oo dhan baqbaqdoodii laga fadhiye waayay INTAANA MA GARAN WAAYEEN
@hindaabdi8002
3 жыл бұрын
Waaa ay ay dhalay habaar
@MohamedAbdi-hj3rk
3 жыл бұрын
Very good waa dabcigii beeshaasi caanka ku ahayd suldaan saleeban iyo xil gurje wadadhalasho waa sidaasi oo kale
@husseinnur8250
3 жыл бұрын
Waa lagu yaqaan hawlaha noocan ah. Ciyaalkii golaha wakiilada ee Barkhad hor socday iyo cayayaankii baraha bulshada iyo yar yarkii xisbiga Wadani jabbaa ku dhacay wasyo dhaqanka iyo odaynimada somaalilaand bayna waxba ka aqoon. Waa sidaan arkayay saa anigu dhaqan aqoon baan ahay.
@hamsehassan83
3 жыл бұрын
Heegana Jab laxad Leh Aya Ku Dhacay Ader Waxba Ma Fahansanidi
@zamzamzamsam6108
3 жыл бұрын
Waa mahadsantiin Laakiin suldaanku Ha xishoodo
@AAAbdi-eb2of
3 жыл бұрын
Adigu xishood
@mohamedadam4018
3 жыл бұрын
Waad mahad santihiin sida fiican ee aad ku dhamay seen
Halka waxa ka cad in aan dawlad ama nidaam sharci jirin. Isma qabtaan waxa tahay xildhibaan qaran iyo anaga oo reer hebal ayaa arintii dhameyn. Xaajaba layaab leh aan qodo xabaalah
@abdimuuse9541
3 жыл бұрын
Maanshalaa hanbalyo gobanimo
@yassenabdallah2143
3 жыл бұрын
Gobanimo reer qaatay ilaahay waxaynu ka baryaynaa in labadoodaba in bogooda Burcad mariyo
@abdirazakmahamoud2829
3 жыл бұрын
Ar waan qaldamay dheh, haka warwareegin ha isuna cudurdasaarin.
@zharmaarkezuldaantv8554
3 жыл бұрын
Hoyadaa qaladku was
@elmimusa3630
3 жыл бұрын
Horta waa khalad inaan suldaanka sharciga la waafajin lkn hadey sidaa u heshiiyeen iyagay u taalaa
Horta ma dawlad bay yihiin mise qabiil. Dee yaan lagu sheegin xildhibaan qaran mar haddaanay maxkamadi Jilin so garsoorku waa qabiil kkkkk
@abdullahiomarali5241
3 жыл бұрын
Diintaa ogal xataa maxakamada addunak qofka waa ku saamxi karaa lakin dalwada ku samxeyn lakiin muslinka dalwada waxa ka weyn ka dhibka geystet iyo ka loo gasytey sida aay reerkooda ka yeelaan maa dhaceyssa maxkamad ama isa a saamx ama mag
@faaraxqabile8990
3 жыл бұрын
dad isaxaaq care sheeganaya ee haysta beeraha oo damaciyay beeraha umada jaarkiina ah maadka qabataa hadii hadalkaasi dhabyahay
@cabdiftaxibraahim9763
3 жыл бұрын
waa heshees lagu daydo haday heshiiyeen iyaday dawladii iska dhagarisay arin taa wax lagu farxo
@ahmedluize2381
3 жыл бұрын
Viva isaxaaq carre bkk
@markihoremaxadtidhi916
3 жыл бұрын
Viva Garxajis !
@ahmedluize2381
3 жыл бұрын
@@markihoremaxadtidhi916 Ok
@cajabfiqi
3 жыл бұрын
Idoooroow miyaaad bugtaaan mise cajiladaa idinkaga dhegtay qaran qaran qaran war laba nin baaa isdilay iyagay utaaal say kudhamaysanayaan sharci iyo xaal mastuurba lkn qaran qaranka sharaftiisa SNM ama maamul goboleedka S/liland waxaasi hawl utaaal maaaha
Пікірлер: 210