Aduun iyo aaqiro Allaha ku barakeeyo ajir badan allaha ka siiyo macalin shukran
@yurubmuuse690
5 жыл бұрын
Jazaaklaahu k hey r Abaalkaag Alle ayaa gudikara Alle janada hakugu casuumo waayo sidaad wax iifahan siisay ayaa cajiiba Allah bless you our dear brother
@dhaqankaab927
5 жыл бұрын
mansha allah alle cimriga khyr hakuugu dheereeyo
@raageshire289
3 жыл бұрын
macalin alaha kheyr ku siiyo wlhi waxbadan ayaa kaa bartay sida yar oo kooban oo aad igu fahamsiisay ayaan aad uga helay 2021 inta daawaneysaa like ii saara
@zerpwron8696
4 жыл бұрын
My teacher. Thank you very much To help my time😍😍
@saafisuleiman6434
Жыл бұрын
Thank you very much my teacher inoo soo badi waan kula soconayaahe😇🥰
@abdirashiidxasan28
6 жыл бұрын
Mash alh wlhi waxbadan ayaa ka faa iiday sida aa kalsooni uku abuuri laheed naftaada masha alh
@kaapefx2915
Жыл бұрын
1: Samayso buug yar oo aad ku qorto howlaha kuu yaala, adigoo caawinaya maskaxda, hadii kale maskaxdu waxy kuu tilmaami fikrado kale oo ayada ku soo dhacda 2: Meel kuwada qor dhamaan howsha kuu taala 3: Mar 2aad qor howsha kuu taala sida ay u kala muhiimsanyihiin 4:Isticmaal mabda’a loo yaqaano 20/80, taasi micneheedu waa in aad qabato 2da oogu muhiimsan howshi aad meel ku qoraty 5: Marnaba dib ha u dhigan howl muhiim kuu ah 6: Howl adag hadii aad qabanayso u kala qaybi dhawr qaybood oo yar yar sii aad u dhamaystirto howshaas adag 7: Howl hadii aad rabto inaad qabato suaal is waydii: howshan markii aad qabato maxaad ka faidi doontaa? 8:Nafta bar erayga “ Maya” si aad u dhamaystirado hawshii kuu taalay, sbbto ah waxaa dhici karta in aad taleefanka ku boodo, ama inay naftu kuu tilmaamto meel kale Halkan waxaa soo galaya Morning routine-kaaga ama caado subexeedkaaga markii aad qabanayso
@ACOUNTANTp
2 жыл бұрын
Thanks ustad aad iyo aad u mahadsantahay
@aanaabdikani955
6 жыл бұрын
mCalin wanadaadu way i an facday jasakallah
@GeneralHensaleey
3 жыл бұрын
Important points Mahadsanid Teacher Aar
@wijdanlive6264
7 жыл бұрын
masha allah dhibataaba iga hysatay wakhtigaas waanad iga caawisay sida loo maaraynayo mahadsanid
@kaderdahir5326
4 жыл бұрын
mashalah macalin fiican
@musharafqassim2355
6 жыл бұрын
Aad baa uma had santhy sheikh ilaaheey ajir hakaa siiyo
@nashaadsardheeye5574
7 жыл бұрын
mahadsanid jasaakallaah khayr
@faysalmohamed5002
4 жыл бұрын
Arin baa ravaa wll inaa hadlo adigo raali ah
@user-dy6nx3uq5g
7 ай бұрын
Aad iyo aad baad u mahadsantahay macalin
@user-dy6nx3uq5g
7 ай бұрын
Aad baan wax badan kaaga faa,iidnay
@ummuyaqub2657
5 жыл бұрын
mashallah jzk qayer
@abdishakuuribnuxirse8540
6 жыл бұрын
Jasakallaah Khyr mcln
@tufahali9567
5 жыл бұрын
Mashaa Alaah jazaakalaah qeer
@khadrahussein6889
6 жыл бұрын
Jazakalahu khayr
@asmaibraahimxasan7498
5 жыл бұрын
Mashallaah
@salaamaconstructioncompany4815
5 жыл бұрын
مشاء الله كلمة طيبة هي صدقة
@abdirahmankhalif6016
Жыл бұрын
Alle aa nosikhiro amin
@kindho9455
2 жыл бұрын
Sheekh hdad comments kyga argti izoo jawaab zuaalo muhim ah ayn ku weydiin allah cilmigaaga hku siyaadiyo iyo cimrigaagaba iso jawab zi an sualhyga iga jaahil bixiso❤ jazakallah
@deepofficial448
4 жыл бұрын
Mansha allah macalin Go forward
@farxiymohamuud5057
2 жыл бұрын
mansha allah
@maxamedraage4016
3 жыл бұрын
Mansha alah waano fiican
@nastexohassan6654
6 жыл бұрын
maasha allh alla yacizak bro
@zadrazakar8128
4 жыл бұрын
Nastexo hassan Masha Allah
@sacdiyomaxamed2170
Жыл бұрын
Mansh Allah
@kiimochannel
6 жыл бұрын
Mash allah waqtigu wa muhiim
@mohametizmailov4682
7 жыл бұрын
jazka Allah khr macalin aar
@qeysking2634
4 жыл бұрын
Thanks macalin
@farxiyacismaan8543
4 жыл бұрын
ماشاءاللہAlle h ha kubara keeyo
@abdirahmankhalif6016
Жыл бұрын
Alhmdoulillah
@cabaascabaaska7667
4 жыл бұрын
M.a Allah ku xifdiyo
@skillsfootball4703
4 жыл бұрын
Asc runti Waxaad ibartay habab igu macquulsan Ee ku dajisan karo jadwal Inabadan what isku dayay sameeyo lkn Maanta ayay iisura gashay Waxaba ku mashquli jiray Mirir karta shaqo go'an inaa sameeyo Ikn manta kadib waxa ugu mihimsan e noloshayda badali kara ku mashquulaya جزاك الله خير 😍
@xamseaxmed6435
2 жыл бұрын
Shukran
@SomfilmsFHD
4 жыл бұрын
Cilmi balaadhan buu ina la wadaagay Mubaarig Aar.. mahadsanid
@abdallehamdimohamed9756
5 жыл бұрын
Thanks walal
@xidigaawdalborama5018
4 жыл бұрын
👍👍👍
@amiinqaliif4076
4 жыл бұрын
Jaza kalaah teacher
@ducaysanemahamed7140
3 жыл бұрын
Masha Allah alle haku xiftiyo
@farahboosgghjhu666mjukt5
7 жыл бұрын
Jasakalaah khayr
@cgaraad1082
4 жыл бұрын
thank u my teacher
@ahmedsomalia8433
5 жыл бұрын
Jasakalaah khyr
@deeqahassan8257
3 жыл бұрын
Shugran teacher
@samsamcisman7166
2 жыл бұрын
msha alh wankafa iday taloyinkaga
@hiigsihemilo109
5 жыл бұрын
Tnks prfo
@daaudcabdiraxiinmaxamed4230
4 жыл бұрын
Masha allah
@musiclyrics2520
5 жыл бұрын
tanks wlala
@Kckcollection
Жыл бұрын
😮abti hadalka wuu badan yahay maa noo koobtid😊
@macalin7218
Жыл бұрын
walal waxaa loogu talo galay arday si dhab ah wax u baranaaya oo diyaar ah
@siciidabokor1995
4 жыл бұрын
Good
@wahibabdi8782
5 жыл бұрын
MHD zanid alle hku cfyo adigyo MUZLIM ka oodhan
@hamdicabdulahi6215
4 жыл бұрын
Mash Allha
@jamalapdi8825
3 жыл бұрын
Manashalh
@operatormaxamedsomali
4 жыл бұрын
Odaygan Anigu Kamaan Helin Balse Wax Dhaliila Uma Hayo Waana Nin Wacan Talladayduna Waa Sh.dirir Iyo Wax Idin Anfaca Daawada
@princecj3450
3 жыл бұрын
Wax muhim ah kamaad hadlin,kamaan helin waa maxay?
@musharafqassim2355
6 жыл бұрын
Aad baa uma had santhy sheikh ilaaheey ajir hakaa siiyo
Пікірлер: 62