Masha Allah tabarakalah xabiibti dadaalwacan ❤❤isoboqo walashe qali ❤❤❤
@SafaanaChannel1
3 ай бұрын
Waan kuusaray mashaa allah
@naisafoodsChannel3210
2 ай бұрын
Wan ka qaaday 😊
@bintialichannel3770
2 ай бұрын
Masha Allah abaayo wan ku saray horey usoco
@ikram.muhamet
2 ай бұрын
Hadii qofku uu bilawo diet ama is cateyn pizzagha miyuu cuni karaa
@naisafoodsChannel3210
2 ай бұрын
@ikram.muhamet, haa lkn Waxay ku xidhan tahay sida aad u isticmaasho, hadaad diet ka jidhkeeno wuxu u bahan yahay 30 kcal per 1kg, markaa Waxad ku dhufata 30 miisaanaga for exempel hadii aad tahay 60 kg, Waxad ku dhufan 30x60= 1800 kcal ayaad u baahan tahay maalin kasta, markaa pizza iyo wax walba waad cuni karataa. Kaliya qiyaas uun u cun insha Allah abaayo: i hope in aan ku caawiyey
Пікірлер: 7