Sidee imtixaanka shaahaadiga ah loogu guulaysta?
Waxa dhici karta inay arday badani ku dhacdo imtixaanada, iyadoo ay ugu wacantay sababo fudud oo xal loo heli karo.
waxaynu wada ognahay arday walba inuu jecelyahay guusha imtixaanka,laakiin guushaas dadaal baa ka sokeeya, hadii aadan dadaalkaas sii marina gaadhi maysid midhaha macaan ee guusha, ogow ardayow in dadaalku ubaahanyahay nidaam iyo xeelad.
Негізгі бет Sidee imtixaanka shaahaadiga ah loogu guulaysta? Guest lecturer: Abdirahman Sameeco
Пікірлер: 4