Hadad bilowday ila so xiriir waxan rabah inan caawinad yar kaa helee
@buruh12
10 ай бұрын
Saxibayaal cid bilowday ma idinku jirtaaa
@anisohassanabdulahi1999
10 ай бұрын
Maya abayo ma biloobin wali
@queenliza596
8 ай бұрын
@@anisohassanabdulahi1999 somali majogaa
@SaladinQasin
7 ай бұрын
Thanks lbh walhi Waad iga Fuji’s anoo kuwa English ku waterman ayaad iga fujisay😊
@fawsiajano
Жыл бұрын
Maasha allaah Ustaad Marwalba Dhiirigelintaada Waan sugaa waxaney Isisaa Energy Alle Haku Daaye Nooso Badi Mahadsanid
@qanciyesiyaasi
Жыл бұрын
thanks ustaad waa video qiimaleh ustaad codsi video kale oo ah "how to advertise products on social media" yaan rabiilaa inaad noo samaysid.
@nazrinindho5697
3 ай бұрын
My best teacher ❤
@taleschannel1
Жыл бұрын
Mashallah. Ustaad in badan bn sugagaag muqalkan Thanks 🙏
@abdikadirlamahelaan2499
Жыл бұрын
Ma isku cawin karna 🙋♂️🤝
@taleschannel1
Жыл бұрын
@@abdikadirlamahelaan2499 Haa wll
@ayoupyoung6368
Жыл бұрын
@@abdikadirlamahelaan2499 isoqabo aniga
@AhmedGuhad-s3r
Жыл бұрын
Thanks ustaad, course aan wada sugaynay; waxbadan na aan ka faa'iday markaan dhamaystay.
@InnocentJetSki-lx1ry
3 ай бұрын
Wlo may fahansiin
@Mrwaryaa0
Жыл бұрын
Wow course dhamaystiran mahadsanid walal
@shuuteyoutobe4278
8 ай бұрын
Bro ma igu cawinkarta app an ka shaqesto 😊
@abokarmohamed4198
11 ай бұрын
macalin adba umahadsan thy sida dhalinyarada ugu daadalyso inay isbadal samayan incha Allah mar uun wad nugu fani ardaydadi o adunka onine ka o wax badan ka samaynaya sharaf iyo karaamo korkaga ha ahato macalin
@nabiilnaazir9823
11 ай бұрын
My favorite KZitemr❤
@Monika_kore
10 ай бұрын
Bro inbadan ayan sugayiney videogan thank you guleeso 🙏🥰
@ESMA_upThi
3 ай бұрын
Wllo wax tilaaba ah maqaaday❤
@farhiyoali633
11 ай бұрын
Aad ayaa u mahadsantahay wax badan ayaa video-ga ka fa’iday. Very good explained!!!
@nimcosuleiman4714
Жыл бұрын
Thanks ustaad alle haku sharfo
@hudiefireeradam9812
Жыл бұрын
Mnzhlh ustaad waad ku mahadsanatahay Alle haka abaal mariyo
@IsmailDanane-nb8me
Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad alle hakaaa abaal mariyo
@Clnaasir541
Жыл бұрын
Ustaad full course kasoo same how to find wining product step by step
@carfoonBintuBoqor
Жыл бұрын
KA SO hadal sida loo badalo Maskaxda iyo intay ka qadan karto inaadmaskaxdada dib u dhisto kuna abuurto rajooyin iyo isku dayo badan iyo guulo kale oo badan inaad gaarto❤
@sadaqalijamac4386
7 ай бұрын
Bro adi computer ma tihid cid aan adiga ahayna naftaada ma maamuli karto ilaaahay isku xidh ducadana badi salaatul layl tuko salaatu duxa tuko adooo toosay uun is arkaysaa lkn ha sugin in cid hore kuu riixdo.
@derow17
Жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء يا اخي ❤
@abdulwahidofficial7099
Жыл бұрын
Bishaan hadey dhammaato lacgta isoo gasho laptop baan ku soo gadan doonaa insh allah
@muuseroople9747
Жыл бұрын
ilaahy riyadada hakuu rumeeyo
@Sankahaaji01
10 ай бұрын
Wll ma so gadatay laptop ki
@Falaraharaac
8 ай бұрын
@@Sankahaaji01 anigaba mahysto lkin one day waa gadan donaa I.n
@AaishaAbdlle
3 ай бұрын
Icaawi abwe
@HafzaMuuse
9 ай бұрын
Warsame wallhi shakhsi wangsan bd tahay wllo
@abdirzakatosh26
10 ай бұрын
No one is talking about the edit skills m.a i love it
@MR.X1Y3
7 ай бұрын
Danta eego ni waxaa iska daayo
@kooscabdi126
Ай бұрын
😂😂
@cabdiyuusuf5090
Жыл бұрын
Aad ayaa u mahadsan tahay ustaad saad noogula soo wadaagee muqaalada wax ku oolkaa oo noloshena nagu farax galinayo
@Sakhawediin58
Жыл бұрын
Masha allah ustaad soodaa muda badan ban kuhaminaya inan helo courskan cml mhsnd ustaad warsame bade
@Zomeone
4 ай бұрын
Waryahaa 😂😂😂 , in lasameeyo store waxba naahee in lacagta aad kasamayso aad soomaliya ku hesho baa horaysa , business address iyo payment gataway buu ubaahanyahay sxb , taana banki somalia ah oo leh majiro ,
@Dalmarry
3 ай бұрын
@@Zomeonecredit card un buu u baahan yahay😂
@AbokorAbdi-kj2lp
Жыл бұрын
M.a aad iyo aad baa u mahadsanthy by best teach
@shukrimusewehliye8081
Жыл бұрын
Thank You So much for Your efforts appreciated, Inta aan maanta kaa faa'iiday weligey hore ugama faa'iidin cid kale oo sharaxeya Shopyfay.🙏
@MuhammedShekhannaa
7 ай бұрын
Walal markaad Ali Produkte kasoo qadato ee aad iib geyso adoo lacag dulsaartay ee la iibsado shaygii sidee lacagta ugu celin kartaa Ali sidee ku xaqiijin kartaa adoo dulsarkagii ka jaranaya in la iibsaday iyo in kale
@qaranjogchannel2368
10 ай бұрын
Shugran zxp fican ayaan udhagaystay ani wadanki ayaan jogaa 8n Shaa Allaah sifican ayaan isoo training kadib waan idin lasooxidhiidhi
@Semtikdigital
Жыл бұрын
Haduu xalaal yahay waxan ahay somali billionaire aan la ogeyn
Ustad aad baad u mahasantahay waxbadan ayaan raadinayey meel ku haboon xirfadan oo aan ka barto lkn 1 caqabad ayaa jirta oo ah in aadan plane dhisi karin adigoon card payment haysan noocu doono ha noqdee waa in aad haysata visa card iyo wax u dhigma sidaas ayaan u fahmay anyway thank you ustad jazaka allah
@engmuuseofficial1519
Жыл бұрын
Alle haku sharfo ustaadii❤❤❤
@KHAIRUL_DIIN
Жыл бұрын
Laptop qasab miyaa wllo ❤
@MohametAbdirashiid-yy4rm
9 ай бұрын
USTAAD was ku mahadsantahy waqtiga aad noo hurtay si aad wax noogu faaideyso Lkn payment get away halkee ka helnaa
@m-five6737
11 ай бұрын
Thank you So Much ❤
@saxanefilms1
Жыл бұрын
Best courseka halaga faaidaysto
@sahankachannel8469
8 күн бұрын
Qaabke qofka u iib sanayaa alaabta Waayo card keyga soo kuma xirnab
@cookinandsinkare7626
11 ай бұрын
Best...😍l have watched hundreds of videos but couldn't found such informative information Thanks you
@iftiinkanolasha1
10 ай бұрын
hambalyo 100k aa gartay anaa hada ku flowgereyq arkay hambalyo 🎉🎉🎉🎉🎉
@Mowlid-qorshe
Жыл бұрын
Ustaad waad mahadsan tahy kuwii ka faaidasta ee barta misna ku shaqeeya alle hanaga yeelo. Aaamiin
@FariidoMoha
24 күн бұрын
Ma sameysey wll
@cabdiqanisaalax8106
Жыл бұрын
Mahadsanid ustad ❤
@Bedria123
8 ай бұрын
Mnsha allah warsame. Mid la mida kuma youtube wlhi qof ka dacadsan kuma arag mnsha allah hambalyo wll
@Daadah
5 ай бұрын
Makuu shaqeyay wall markaa sakestay
@Daadah
5 ай бұрын
Samestay
@Mastikochannel
2 ай бұрын
Aad baad u Mahadsanthy
@yasminmoha736
11 ай бұрын
thank you wlll waxaad badashay fikirkaygiii maaantaaa waxaana hellly riyooo aan raaadinyey long time
@sakicllaahi533
2 ай бұрын
Ma bilowday hada 9 bilood baa kaso wareegtay riyadiiye😂
@muuminibrahim
4 күн бұрын
@@sakicllaahi533adigu abah tagay kadhac ninka😅
@kingsamiir
6 ай бұрын
Brother !waxan jooga kenya sidee kusameyni karaa shopify payment country laga ogolyahy kenya kumajirtee sidee kusameysani karaa isheeg
@fihimaissa7932
10 ай бұрын
Pls wa xaraan ba laleyahay noso kala sheeg khayr Allah hakusiyee
@omarahmedmohamud8178
11 ай бұрын
22:53
@fatumaahmed5847
Жыл бұрын
Shukran wll i really need your help with the business online xage kala so xirira
@aliabdullahi9625
Жыл бұрын
Ustaad aad ayad umahad santhy runti awaalkaga malaso koobi karo Allah ku sharfo
@IfraahWarsame
25 күн бұрын
Link aaway aadbaan udanenayaa courseskaan waad mahdsantahay wll
@ilkacaseqeys8526
6 ай бұрын
Qof tijaabi ma jiraaay hadii uu jiro plz inuu ii caawiyo ayaan rabaay plz ila soo hadal🙏
@balqiisaabkow4013
10 ай бұрын
Su'al markan rabo product kale inaan kaganacsado maqasabaa inaan magaca badalo o ah blender
@MOOSAME
Жыл бұрын
Video-ahaan ma usoo galineeysaa youtube-ka
@aboudibehani1706
7 ай бұрын
ustaad waa mahadsan thy! product-ga anigoon lacag bixin miyaa platform-kyga kudiraya ooka ganacsanaaya meeshas ii bidhaami hade macquul tahy ustaad iyo ma ku ganacsan karaa anigo dalki joogo(somaaliya) business address somalia malaga dhigi karaa?
@zaarisalat143cawad9
7 ай бұрын
Anigaba intaas kuwareray
@Hudaabdilahi-v3l
Ай бұрын
waan ka dhigay kadibna locationka uu kusii daynayo ayuu somaliya oo kaliya iiga dhigay markaa united state ka dhigo wll hadii kale badbadalkiisa waad ku wareeraysaa hadhaw
@wllarmaan4711
13 күн бұрын
@@Hudaabdilahi-v3l shp in aan kula soxiria raba number isoqor🙏
@OLOL872
Жыл бұрын
markii aan rabo inaan samaysto shopyfy account xagee ku base garaynayaa dalka soomaliyo iyo dalal badan oo la mid ah kama shaqeeyo
@Zakariyeabdullahi88
Жыл бұрын
Mahadsanid Macalin 🎉
@Bedria123
8 ай бұрын
Qofku hadana joogo wadamada U ka shaqaynayo Shopify peyments muxu samayn karaa ma ku xiran karaa master cardkisa wll
@zeynabahmed7610
2 ай бұрын
PayPal ina ku xiratan ma idin kula talinayi a dhahay madama İdan ficnen Shopify payment na wadamo bdn malaha sida anaga wadanki a jogna mxaa ku xirankarna marka o fcn
@footloverstv1
5 ай бұрын
Wll plz wxaa soo sameysa video oo application kaa shein ladaho sidaa dropshipping loogu sameyoo
@gOfTED57
Жыл бұрын
ustaad ka soo hadal t-shirt ee hada ka hor aad ku soo gudbisay facebook page kaaga
@Amiin-dk6tu
Жыл бұрын
Every product store geeys ah miyey u baahanyihin
@mahdiCabdalle
Жыл бұрын
Aad bad umahadsanthay cilmiga aadna bartay wllo doonaya inaad sidee website qoraalka loo samayste sidee card bank lagu xidha
@kunkaroninacumar9293
Жыл бұрын
Video waad dhaafdhaafineys maxa icaawin kara sey igu xig xigaan
@HiboNuura-p3f
Ай бұрын
Wrada somaliyey wx bdn ma fahansani qofki icawin kro iso qabta wllyal
@sarifusdtcrypto
6 ай бұрын
Masha Allah thanks
@qanciyesiyaasi
Жыл бұрын
mashalah ustaad Allah hakuubarayeelo cilimgaaga ustaad POS Pro yaa igu furan oo 89$ goostay wali anoon dhaymaysan 3 months ee free ga ahaa sideen isgaxirikaraa POS Pro? thanks
Ustaad alle khayir badan ha ku siiyo lakiin suaal ayar aan rabaa ma khasab ayaa in aad luqada English ka taqaan Mise qofkasta waa Baran karaa ani sida aan aminsanahay qasab ma aha in aad luqdad taqaan ee waa in ay kaa go antahay in aad barato??
@MaxamadCkaafi
4 ай бұрын
Waxalasta waxaa muhiim ah ina sidaa lacagta loogalabaxo
@sadaamcraxman8865
Жыл бұрын
Ustaad livegood company kasoo hadal please
@mahirx7777
Жыл бұрын
Waraa fri karbankimahaysano secamal
@FarahIsse-w3w
2 ай бұрын
war maxan wax ka faaidna maanta dhan war baa wadaaa
@Bibiisomali
5 ай бұрын
Walaal markan shopify peyment ku xiro option meelaha leedahay qasab buu i leeyahay wax gali
@mohameddeeq8247
Жыл бұрын
thank you ustad😊
@hooddudes11
11 ай бұрын
do you need LLC to start it in USA
@guure20
Жыл бұрын
ustaad suaal uganda baan joogaa markaa ganacsigaga address kiisa uganda ma ka dhigi karaa
@Faarizi_channels
Жыл бұрын
AballWan marintii meeday ☹️
@R4MP0W
11 ай бұрын
q4 maxaa lola jeeda hala iga caawiyo
@arfonkhamis
7 ай бұрын
I researched and learnt that dropshipping is haram islamically, otherwise thanks bro for your time.
@@Businessflip meel lagu sheego maba laha wll aslanba sidan wax loo samaynayo waxa la matalayaa qofkii lahaa balse qofka alaabta leh inaad heshiisaan uunbaa ugu dhaw uu ku ogyahay iyo in alaabtu markaaba la diro qofka lagu wakhtiga lagula heshiiyay
@Hudaabdilahi-v3l
Ай бұрын
@@Businessflip diiniyan shay aanad mulkiyadiisa lahayn diintu si cad ayay inooga reebtay dilaalku waa affilite marketinka caadiga ah lkn kan xitaaa cashuur aan kugu kacayn oon lagaa goosayn ayaad matalaysaa oo qofkii bixinayay meel kale joogo
@najmaabdinur7530
27 күн бұрын
Do full research dropping is not haram ❤
@AbdimalikMuhyadin
10 ай бұрын
Asc bro waxadan videoga ku dhex sheegin ama Halka yar ee ka hooseyda aad buuxisay birthdateka halkan ee Tax Identification Number (TIN) ma aadan sharxin waxa ay tahay ama waxa laga wado wxan fila in ay iyadane raacsan tahay halkan ee VATka marka side VATka loo dalbada ama loo hela iyo Tax Identification Number (TIN) isagane wa maxay (TIN)? thanks bro.
@queenliza596
8 ай бұрын
Masameysatay wll
@hamdamohamed7145
Жыл бұрын
Hadaa walaalkey ahaan lahayd Waad iga caawin lahayd addreska Iyo paymentiga si bilaash Ah Hore u soco warsame😍
@Dancingpizza2015
11 ай бұрын
Abayo seen kuu cawin karaa??? Aniga fiyar ku ah
@hananhaci3541
11 ай бұрын
@@Dancingpizza2015ani I caawi address ka io payment iga lee muhiim ii ah hadda wadamadaas jogtid intaas iga caawi,thanks
@hamdamohamed7145
11 ай бұрын
@@Dancingpizza2015waad mahadsantey walaalkey Address Iyo payment way-ga ayaan doonaayey se waxaan ogaadey dropshipping ka xogtiisa oo dhamays Ah marka waan iska daayey
@queenliza596
8 ай бұрын
@@Dancingpizza2015 abayo xagee jogaa
@MustafeApdi-cf4wc
2 ай бұрын
Zhp aniga iga caawi@@Dancingpizza2015
@Waryaa-ml2ov
2 ай бұрын
Waad fiican tahay laakiin luuqadan qalaad ee wasayso iska dhaaf oo afkaaga hooyo ee macaan ku hadal. Anoo fahmaya waxa aad isleedahay dheh ee hadana ka sinaysanayso waa qosol. Ano si fiican u aqaana English hadana waan ka xishoodaa haddii aanan la hadlayn qof aan Soomaali ahayn.
@baahiye2479
2 ай бұрын
Haa luuqada hadad khasbato wa dhib hada kahor mid walal nahy o maraykan kayimi ba hortisa English kaga hadli jiry malinti dambe waku ceeboobay😂
@MahmudmanurCabdinur-kb8ts
Жыл бұрын
Masha Allah ustaadii
@yasminmoha736
11 ай бұрын
mobilkaygaaaa ma ku istcimaali karaaa
@Animallover-TV
Жыл бұрын
Domanka meeqo website aan ku sameysan karaa ustaad
@FadumoFarax-y3y
11 ай бұрын
Asc walal qofka feverr translation kaga shaqaynya ma laga caawin karaa habkii uu lacagtiisa ku heli lahaa
@halac2532
Жыл бұрын
sort code waa ii shaqayn laa yahay ustaad " what i can do ?
@Abdiqani7
4 ай бұрын
Ustaad waxan joga dalka Kenya maku xiran kara dalka Finland 🇫🇮
@aminaaliyassin3530
Жыл бұрын
Thanks ustaad nolow
@nasrocabdi
10 ай бұрын
Ma i shaqeenayo mrkan so dag sadee wllo😢
@Hassani12321
7 ай бұрын
13 march 2024 WednesdayRamadan 3 uu maraayo ayn goaan qaate inaa dropshipping kawar keeno mudo 3 months i.a ❤ hdii commentkan aragto mudo 3 bil kdb wll reply isoo galo si aan usoo❤xasuusto inaa sadexdas bilood wax aan qabsade
@UPDULKARIM
7 ай бұрын
Hada ayaan goaan kula qaatay iso hadal si aan isku caawino
@Dalmarry
3 ай бұрын
Sxb waa 3 bil kadib maanta waa 22 June 2024 iiso jawaab ❤😊
Пікірлер: 222