Aad iyo Aad ba umahadsantahay cimriga allaha ku dhryo wll jazakalllah wax badan badan ba ka faaiiday waxan ku qoslay sax na eh in la iska ilaaliyo gmailka ciyaalka xaafada xidigta magaalda iyo love kkkl
@fatimaaden694
7 жыл бұрын
Shukran
@mohamedibrahimobsiye7020
7 жыл бұрын
moh.ali.bile khyr ayaan kuu rajaynayaa maanta waxaa dhibaato iga haystay cv sida loodiyaariyo
@nasteehomahamedibraahimmah1689
6 жыл бұрын
Thanks
@diinisaleebaan8185
3 жыл бұрын
Wuu na anfacay aqoonyahan alle hakaa abaal mariyo
@hananabdihakim2177
7 жыл бұрын
Hadaana shaqo soo qaban oo tan igu horeyso maxaan sameynayaa mahadsanid
@Abdimahad10
6 жыл бұрын
Xidigta magalada iyo love boy iska ilaaliya😂😂😂
@xaqudirir9113
7 жыл бұрын
mashalah wlhi casharkan wa iga gadanyahay hhhhhh
@youngsomalientrepreneurs2519
6 жыл бұрын
Fadlan Subscribe dhex boggayga so and u heshid fikrado ganacsi ah
@saadaatmuuse111
7 жыл бұрын
Anigu ninkan waxaan ka helay markii uu buugii uu soo bandhigaa ku qoray casharo aan jaamacada lagu dhigan kkkkk Aad baan uga helay sentence kaa
Пікірлер: 52