Teacher habka qoraalka casharada ay uqoranyihiin walagu wareerayaa ee fadlan wax ka bedal oo kala saarsaar jumladaha siloo fahmi karo
@baramabaro4590
5 ай бұрын
Maxaa kaa qaldan ustaad cashar ayaad soodhigtey musik ayaad kushidey see loo fahmaa musika kasaar fadlan
@xasanxaaji5768
8 ай бұрын
Hada waa iku dhexyaac codkaga waa lamaqlayaa laakiin sadarka aad mareysid waa in laraadiyaa tankale codkaaga deji oo 2/3 jeer kucelceli sidegan bobsiis eheen xumaan igama aha yaana la,ii arkin adinka &macalinkaba wa idinka raali gelinayaa hadan qaldamay
@cusmanmg8601
Жыл бұрын
Nosobadi teacher plz
@mahadyare123
3 жыл бұрын
Thanks
@MahamedIbrahim-h6s
8 ай бұрын
Xoogaha dagdag ayaa kugu jira teacher
@baramabaro4590
5 ай бұрын
Musik maas nabaree mise luuqad fadlan kalasaar
@mohamedSagal
5 ай бұрын
maxaad kala jeedaa hadal kaas ma music baan ku bari mise baraa baa meesha ku qoran. hadaad kala jeedid intro dhawrta second ee hore ah waa hore ban ku furi jiray hadana waaban iska dhaafay ee inta aad hadal ka so qorin misaan u yeel hadal kaaga .
Пікірлер: 10