Waan ku salaamay sxb Cumar Seerbiya. Waxaad tahay wariye wanaagsan misna i noo haya howl wacan. Halkaa ka sii wad sxb sare. Fadlan ma ii sheegi kartaa adiga iyo inta garanaysaba muusiga aad barnaamijka ku furto halka aan ka heli karo. Haddii ay hees tahayna ii sheeg haddii laxan uun tahay ii sheeg halka aan ka heli karo. Mahadsanidiin!.
@CSeerbiya
5 жыл бұрын
Waa laxankii Hayaan ee Qaraamka ahaa +252612519898 kaas igala soo hadal anaa kuu soo diriye . Mahadsanid
@hussamnageye2530
4 жыл бұрын
@Siidali Mohamed halkaa ku naqo masuul dhawaqa erayga sidu u dhacayo waa XILDHIBAAN waxeyna noqon karta XIL DHIBAN oo micna heedu yahay xilkaa dhiban
@AbdirahmanAliQorey
3 ай бұрын
Abwan bare maxamad fiidaw Liinto madaxii koxdii Halgan ciidanka guulwadayasha umada soomaliyeed 1970kii abwan waa ku salaamay
Maahmaahyooyinka cusub ee abwaan barre fiidoow. 1. Garo ama Garawso 2. Xabadi waa nin doontiyo ama ninay doontay. 3. Xil doon xal makeeno. 4. Xil waa nin dhiba iyo nimoo dhibo. 5.xog ogaal la'aan xukun looma rido. 6. Amaan badani way ku qaladaa, dhaliil badaninna way ku qalqalisaa. 7. Laga nabad gale ayaa nabad galo.
@cabdixakiinmarayare2119
5 жыл бұрын
Qof aqoon u leh cilmigan ayuun baa fahmaya. Anigu ma fahmayo.
@aroneyare8792
4 жыл бұрын
Xabiibo waa fananad cod gaar ah leh oo dagan serbiya nin culus oo wax badan noso gudbiya mar walbo horay usoco kaabe
@mardaadisana6962
3 жыл бұрын
Mahadsanid Lkn meelo badan oo su’aalo Kasoo bexeen ayaadan weydiin Oo bilowga ah Abwaan bare gabayo lagu halqabsanayo Oo 91’-95 latiriyey baa jirey
@abdiaziiz1486
7 ай бұрын
Maasha allaah allaah haku afido macallin barre
@mohamoudaden7882
4 жыл бұрын
Nin culus Cumar Serbia adiga iyo abwaanku mahadsanidin
@mahammedsiad5563
Жыл бұрын
Walee inay Xildhibaano yihiin yaa ka dhuuntay dadkeey ku metelaan kursiga. Xildhibeeno maba heyno hada ee Alle hana siiyo. Aamiin
War wxan leyahy dadka danbe mxey kabanka ugu hesi la yihin ileen wa mucjiso kabanku wx sahlan maaha
@mowliidahmed4164
Жыл бұрын
Masha Allaah 😊
@maxamedcabdi7153
4 жыл бұрын
Cumar Seerbiya si wanaagsan baad uga qaaday wareeysiga Runti aad baad u mahadsantihiin labadiinaba
@Abdifitahabtidoon
4 жыл бұрын
Ragii hore hadii ladhaho xaliimo gobaad cod usameeya wayba xirilahayeen
@paultwocock5421
4 жыл бұрын
hhh
@wiilkahamigafogleh4318
3 жыл бұрын
Hhhhhh
@shiinsiin
5 жыл бұрын
Saaxiib Seerbiya Shaqo fiican ayaad qabataa marwalba waan ku mahadsantahay Hawshan adag eed Bulshada u hayso.
@saidhasan4718
3 жыл бұрын
Maxkamadda fanka waa in la sameeyaa sida ugu dhaqsiyaha badan dad badan baa u heesto fanka in la is qaawiyo
@rashidnaleye2002
Жыл бұрын
Graet
@mulkinuur841
2 жыл бұрын
Ok
@abwaanshucaybosman8132
5 жыл бұрын
Anaa ugu horeeya
@darwishboy5255
10 ай бұрын
Naa bax
@happyboy7810
4 жыл бұрын
@Cumar_Seerbiya w wll waan ku salaamay aad baan kaaga mahad celinayaa sida aad fanka taariikhdiisa u dhawrtid ama u raadisid. mida kale kabankan iyo musigan barnaamijka aad ku duubto hees inay tahay ayan u malaynayaa wll ma ii sheegi kartaa ?
@Shujaac_gaming
3 ай бұрын
Diyaraad hawada ku maqan dusheedan saraane show duliyihi la kacay habki dajinta anan baraan
Faladagan baa kuu fanaan iyo abwanba ah waa gartaa
@buuxciise1382
2 жыл бұрын
@@yaracasse8870 haa wa sidaa kasu ku daydaa
@omeyra9621
5 жыл бұрын
Maba is dhahen waxas o shaqo e hesta so marta wlhi wax la barto u istahila laxanka
@moogedheere2084
5 жыл бұрын
Ma isla baranaa
@omeyra9621
5 жыл бұрын
@@moogedheere2084 haa iso radi mel lagu barto
@moogedheere2084
5 жыл бұрын
@@omeyra9621 ok xagee jogtaa adi inaan iski dhawnaha macquul ah
@TheMaestro8
3 жыл бұрын
@@moogedheere2084 muqdisho
@TheMaestro8
3 жыл бұрын
@@moogedheere2084 adna?
@yaracasse8870
3 жыл бұрын
Kuwa meesha ka qoraya hebel iskufilan ban la yaabanahay qof magaciisii mid dumar ku badalay baad xigmad ka sugeysa misaan ninkan cabqariga ah la meel dhigeysa caaq waa caaqe
@buuxciise1382
2 жыл бұрын
yaa saxib
@dhuuxali9846
4 жыл бұрын
Waxaan Jeclaan lahaa Riwaaydii Ka Joog Adiga Maahee Abwaanku lahaa Original kii Actor Kowaad inuu Ahmed iinshaar Olol Allaha u naxariisee ayaa ahaa filaaa Atariisho yaa ka ahaaa? Saafi Ducaale soomaahayn? Yaa iga caawin kara.
@abdirisakahmedabdikarim4663
4 жыл бұрын
Saado
@mohamedyare1917
2 жыл бұрын
@@abdirisakahmedabdikarim4663 mayee saafi ducaale Ayey Aheed Saado cali ruwaadas ma iyadaa ku jirtayba
Пікірлер: 59