Ustad websitekaga lama geli karo nosharax ama dadka xafiskga joga hanala hadlaan wax hana fahansiiyan waa rabay cashirada websitkaaga lkn wan heli kari la ahy ustad mahadsanid
@razeentrainingcenter189
8 ай бұрын
waxaad kala xidhiidhi kartaa qaybta tixgalinta macaamiisha linkigan hoos ku xusan fadlan guji 👇 wa.me/message/2JG4QJHIX327H1
@ZakariyeAbdullahi-k6w
20 күн бұрын
Mansha allah sheikh alle yaabarik
@muxudiinxussenosman4953
8 ай бұрын
M.a ustaad alle haku barakeyo
@husseinshideofficial4525
8 ай бұрын
مذكرة تخطيط الشخص
@AxmedZaki-rr8tc
8 ай бұрын
Ala ha sharfo sheekha aad ban Kaga faaiiday Macallan ❤
@ApdyrihinMohamed
11 күн бұрын
Allaha ku barakeeYo ustaad 🙌
@shuceybIbrahim-kr3xv
5 ай бұрын
Sheekhow Allah janatul firdows hakugu abaalmariyee in badan ban dhegeystey dad kahadlayo mowducan nasiib daro markan waqad iyo qalin soo qaato waxaan qora ayaan garanwayayaa ustaad maxaa xal ah?
Macalin xamse alle kheyr ha ku siiyo. Si macquul ah oo aan xamaasad lahayn oo wadata cadeymo iyo daliilo diini ah ayaad wax noo fahan siisey hore u soco.
@sirfathiabdirizak819
5 күн бұрын
Ustaad Xamse Xabiib alle Ha Barakeeye Wuxuu Ka Qayb Qaatay korniinkayga Garaad ,Waxaanan ka faaidey Wax aanan Waligay cidkalekaa Faaidin Alle ha barakeeyo Jannatul Firdawsana Hagaliyo anagana Hanaga Yeelo kuwii Ku intifaaca Aqoontaa Uuna baray 💌
masha allah ustaad waxaad i baraarujisay wakhti munaaazip ah alle haku sharfo , cimri dheerna hel
@shaficiaxmed9769
8 ай бұрын
Mnshlh jasakalah khyr ustaad Alle haku barakeeyo Cilmiga iyo Cimrigqba
@farhan_taffo
8 ай бұрын
Alleh ha kudhowro ustaad xamse
@ahmed-mohamed-23
8 ай бұрын
Ilaahey haku barakeeyo ustaad Hamse Habib
@maxamedxasanshcapdilaahi3144
8 ай бұрын
M all Ustaad Hamse Habiib
@saacidcali-dn1ed
8 ай бұрын
ilaahey tabaaraka watacalaa ha idinka ajar siiyo shiikha iyo intii ka soo shaqaysay vedio wlhi aad ayuu i anfacay
@MohamedNoor-wl7jz
4 ай бұрын
Mashallah sheekh hamza
@SakariyeJaamachaybe
8 ай бұрын
Sheekh runtii wax badan ayaan kaa faa'iday Alle hakaa abaal mariyo.
@cabdishakuurcasse4901
8 ай бұрын
Ustaad xamse ilaahay barakeeyo
@abdimoumin9870
8 ай бұрын
Ustaad xamze Allah haku xifdiyo aqoontana Allah hakuu barakeeyo. Wax way ban Kaa faaidnay.
@omaromaromar1018
8 ай бұрын
Mnsha allaah sheekh
@idirisdiiriye6072
8 ай бұрын
Sheekheena alle Ha barakeeyo waxbadan Ayaan Ka faaiday
@ridwaanmohamed2796
8 ай бұрын
Alle hakubarakeeyo ustaad
@shaficiaxmed9769
8 ай бұрын
❤❤❤
@hamzeabdi32
Ай бұрын
M.a allecha ku shrfo
@hamsebarkhad6202
4 ай бұрын
جزاءك اللھ خيرا uztaad hamsa xabiib
@umalkhayrcabdilaahi8559
8 ай бұрын
jasaakallahu khayr
@husseinawil1359
8 ай бұрын
Allah Habarakeeyo Ustad Hamse iyo walaal maygaag.. Shokran.
@abdihakinsaidmusse4681
8 ай бұрын
Mash Allah Cilmiga Iyo Cimriga Alle ha dheereyo.
@ustadshuayb12
8 ай бұрын
mansha allah ustaad xamse xabiib alle ha barakeeyo dhamaan waxaad nagu baraarujisay waa wax aad bayino iyo xaqiiqooyin u keentay oo xamaas ka madhan waana sida ugu wanaagsan ee macalin u jihayn karo qof iyo qowm ba hadba cidii talo u baahan ama tababar
@GARAADXARIIR1999
6 ай бұрын
Masha allaah ustaad waxbadan ayaa ka faaiday allaaah hadafkaaga aakhiro io kan aduunyaba ha ku rumeeyo
Пікірлер: 59