Taliyihii hore ee ciidanka Badda Soomaaliya Admiral Faarax Qarre ayaa VOA u sharxay sida heshiiska Turkiga uu u caawin karo dib u dhiska ciidanka badda Soomaaliya, iyo waliba sidii loo ilaalin lahaa kheyraadka ku jira badda Soomaaliya.
Cabdulqaadir OK ayaa ku wareystay Muqdisho.
Негізгі бет Sidee Turkiga u caawin karaa ciidamada badda ee Soomaaliya?
Пікірлер: 85