Masha'allah inta aad ka hadashay wa sax aniga hadda wil ay oo walakay ah 2 sano bu dhigan quran walina suratu tiin ma gaarin macalimintu marka wa inay ardayga farxad tusan waad samaynkadhaa wad xifsinkadha arday ka wanagsan majiro wa inay dhahan walidkuna sido kale bal'e wa inay ilmaha ka farxiyan marki uu gulaysto amaanan wax uso gadaan lafooduna dhaqankooda uu toosnaadaa si ilmuhu ugu daydo plz walalayal saas an samayno mida kale hoyada iyo abuhu iamaha agtooda wa inaysan kuwada hadlin wad mahadsantihin
@hendibrahim7231
9 жыл бұрын
maanshaa allah اللة يزيدكم الفضل خيركم من تعلم القران وعلمه
@umuriyanadam9878
10 жыл бұрын
alla qeyr ku siiyo waxaa ka hadleeso waa wax jiro aniga yar oo baranaayo quraan oo meel fican ka maraayo aya eray u macalin ugu dhahay aan ugu haray duksigee aan dhiganayay oo liigu kari waayey hada anigoo hooyo ah ayaan bartaa quraanka halka aan ka barilahaa cilaalkeeyga waxan sabab ugu dhigaa macalinkaas ilaa hadane ma iloowin
@howareyoudoing5448
5 жыл бұрын
Maxay ahed kalimadaa uga harte
@riyaanmohamed3392
4 жыл бұрын
Iska cafi Abaayo macaan
@ikraancabdisalam8416
3 жыл бұрын
Sorry abayo iskana cafi wlle
@Yackob_bey
2 ай бұрын
10 sanno ka dib ayan daawanaya anoo tamaninaya inay walidkay iyo macalimiintii wax iso barayba inay intas fahmi lahayen isla wakhtiga lecture la jeedinayo alle unba I ogaa ciqaabta aan ku jirey alhmdulillah weye hadan kaso koray
@abokorcabdilaahi4370
4 жыл бұрын
Masha Allah macalin yarban ahay waan se fahmay qibradaada جزاك الله خيرا
Пікірлер: 66