1-inaa noqotid qof weydiin badan 2-Saaxibo ka dhigo dadka kaa sareyo 3-Noqo qof dhibatoyinka yimada xaliya 4-Cilmiga aad baratay dadka sii bar 5-Waxwalba lagu baro suaal ka keen 6-Maskaxdada u ogalow iney wax ilaawdo 7-Waxwaliba ad ku faraxsantahy dirada saar 8-Dariiqada wax lagugu baray mid ka fudud la imaaw 9-Malmaha qaar nasiino sii maskaxdaada 10-Aqri wax waliba si aad unoqoto qof dhan waliba ka dhisan 11-Nafsadada aya waxwaliba ka muhimsan waqti sii maskaxdada io jirkaaga 12-Waxwaliba marka bilabesid ku bilaaw 10 daqiiqo ugu dambeen wad ku guleysaneysa
Thanks doctor Ileen doctorku channel qaas buu leeyhy
@RihanaAhmed-jr4ov
Күн бұрын
Dr mahsandi 🥰allah haku sharfo 😊
@DrAdnanAbdallah
Күн бұрын
Adigaa mudan walaal Rihan
@IimiAhmed
3 күн бұрын
جزاكم الله خيرا جزاء dr Talooyin aabahay i siiyay qaar ka mid ah Walidkeena ilhay ha ino xifdiyo ❤
@DrAdnanAbdallah
3 күн бұрын
Masha Allah. Aaamiiin, waalidka waa nimco weyn Allah moo xifdiyi.
@naimafaizal8400
3 күн бұрын
Thanks Dr runtii wax badan waan kaa faaidey❤
@DrAdnanAbdallah
3 күн бұрын
U welcome Naima. Guuleyso.
@AsmaMahamed-q7m
21 сағат бұрын
Mahadsanid digtoore😊
@NajmaApdi-dd2mz
2 күн бұрын
Dr adnan thanks ❤😊
@DrAdnanAbdallah
2 күн бұрын
U welcome Najma.
@cubeydali6770
18 сағат бұрын
Thanks our doctor sidaada oo kle inaa noqono rajaynaa i a Dr Cadnaan marlabad mahadsanid ❤❤
@nasteehamohamed1733
18 сағат бұрын
Maasha allah guuleyso abow ❤❤
@Deeqacabdulqaadir
Сағат бұрын
Mhdsnd Dr Adnaan runti wax badan kaa faaiiday ilaahay ha ka abaalmariyo
@muunaahmed5487
21 сағат бұрын
Dr adnan mahadsanid anigu waxyaabo badan ban ka faaiiday
@YasminHassan-t9b
Күн бұрын
Allahuma baarik
@user-cs1hy1gs4k
22 сағат бұрын
Masha allah ❤dr mhdsnd
@halimayusuf1477
2 күн бұрын
Maashaa alaah
@DrAdnanAbdallah
2 күн бұрын
Mahadsanid
@nasrajamac5218
Күн бұрын
Jazakallah powe mcn abaalbaan kaaga hayaaa 🙏
@DrAdnanAbdallah
Күн бұрын
Allah ku sharfo. Guuleyso.
@muunaahmed5487
21 сағат бұрын
Jasakallahu khyr
@fartunismailisack1570
Күн бұрын
Thanks dr adnaan ❤
@4166Ama
Күн бұрын
MashaAllah mahadsanid dr adnan runti qof umada uhagar baxay aya tahy
@DrAdnanAbdallah
Күн бұрын
Kheyrka Allah na waafajiyo. Adigana inta aad garaneysid umada gaarsiii.
@munamuhamedahmed8295
2 күн бұрын
Masha allah Dr Adnan Abdullahi Husein waxaa tahay nin dhalin yaro ah oo aan wax badan kafaidey hdlada dhiira galin ayee ii tahy
@DrAdnanAbdallah
2 күн бұрын
Guuleyso Muna
@idilcalimaxamed7091
2 сағат бұрын
Mahadsanid dr❤
@malyuunmacalinxasan3095
2 күн бұрын
shukran dr ardayda wax bdn u faiideyay i mbdn ku faiideyn ardayday anigu kamida ha allha kaa abaal mariyo muqaalada dhiiragalinta mar waliba inoo so gudbiso shukrn dr
@DrAdnanAbdallah
2 күн бұрын
Adiga mudan walaal Malyuuun. Subscriberskeena waqti dheer nagu xirnaa ayaa kamidyahay, sharaf gaar ah ayaad nagu leedhaay. Guuleyso.
@SumayoAbdisalaan
Күн бұрын
Ilhy haku sharfo my Rol modelkyga 😢🎉❤@@DrAdnanAbdallah
@CabdishakurCabdiqadir-n4j
3 күн бұрын
Waa mowduuc xasaasiya dr
@DrAdnanAbdallah
3 күн бұрын
Mahadsanid
@HamdiAhmett-h2h
3 күн бұрын
Thanks Dr adnaan🫡
@DrAdnanAbdallah
3 күн бұрын
U welcome Hamdi
@zuuzanbbeqali6233
19 сағат бұрын
Thanks Dr Adnan
@SabaaxKoonte-bm3de
Күн бұрын
Mahdsanid Dr
@sahradegan2200
2 күн бұрын
Mansha alah Ale cilmiga caqliga iyo caafimadkaba Hakuu barakeeyo taloyinkaa waxku oolka ah eed nasiisayna ale hakaa abaaliyo
@DrAdnanAbdallah
2 күн бұрын
Aamiiin walaal Guul ayaan kuu rajeynayaa.
@SumayoAbdisalaan
Күн бұрын
Waa Ku mahadsanthyy mclinkyga. Wxyalo bdn Iga saxdayyy 😢❤
@crizakmuktar3478
Сағат бұрын
Thanks wll, dadkii loo baahnaa in la daawado, waan kaa faaiid nay wll 🎉
@MuhimQali
17 сағат бұрын
thanks brother
@LbnLiiban
2 күн бұрын
Ustaad Allah haku Sharfo No sobadi ..... THanks 👍👍
@DrAdnanAbdallah
2 күн бұрын
Waayahay insha Allah
@RahmoHussein-fk8ux
2 күн бұрын
Mahadsanid dr cadnaan❤
@DrAdnanAbdallah
2 күн бұрын
Adigaa mudan
@shukriabuukar4179
Күн бұрын
Dr thankz mawduuc muhiimaa ka hadashay runtii
@Aishaabdiq125
3 күн бұрын
جزاك الله خيرًا ❤💯
@DrAdnanAbdallah
3 күн бұрын
واياك 🙏🏽
@AminaFarax-k8q
3 күн бұрын
Thank you wllllll talooyinkaga wanaagsn
@DrAdnanAbdallah
3 күн бұрын
U welcome
@Inasheikh-w3s
3 күн бұрын
Dr adnaan mahadsanid Dr ardayda rabaan inay islamic psychology bartaan ee dalkiina aysan ka jirin takhasuskaasi maxaad talo ahaan usiin lahayd ma inay wadamada carabta iyo islaamka kale iska aadaan mise inay yurub iyo America uraadsadaan
@SumayaAbdi-vd1wm
2 күн бұрын
Apyo aniga xita dhawr mara uaku dayay inaa radiyey lkn xamar takhasus malahan ilaa wadanka banankisa laga helaa marka insha allh dr inoo noso jawbo ayan rajeynana❤
@SumayaAbdi-vd1wm
2 күн бұрын
Masha allh shkrn dr waxbadan ka faidnay❤
@DrAdnanAbdallah
2 күн бұрын
Guuleyso walaal Sumaya
@user-kaamila
2 күн бұрын
Mansh Allaah dr Alle hku barakeeyo.
@DrAdnanAbdallah
2 күн бұрын
Sidookale walaal
@iqracardoof6975
3 күн бұрын
Drka wax badan ayaan ka faa'iiday Waxaad ba umaleysa waqtigii aan ubaahnen ayaad noo soo dhiga thy illhey ha kaa abaal mariyo sida aan waqtiga io cilmiga aad nogu so kordhineesida
@DrAdnanAbdallah
3 күн бұрын
Guuleyso abid walaal Iqra.
@AsmaAbdi-l7q
Күн бұрын
Thanks ❤
@DrAdnanAbdallah
Күн бұрын
You're welcome 😊
@SumayaAhmed-mn7wj
3 күн бұрын
جزاك الله خير الجزاء
@DrAdnanAbdallah
3 күн бұрын
الف شكرا 💯
@Matansom-ye4ii
Күн бұрын
Salan sare dr Adan, shaqo fiican ayaa haysaa sxb. Meeshaada kasii wad
@DrAdnanAbdallah
Күн бұрын
Mahadsanid
@hothen777
2 күн бұрын
Masha allaah ilhay caqliga haku siyadiyo ❤️
@DrAdnanAbdallah
2 күн бұрын
Aamiiin. Allah ku sharfo.
@burhaanaxmad8945
3 күн бұрын
Allaha ku sharfo sxb❤
@DrAdnanAbdallah
3 күн бұрын
Aamiin. Guuuleyso bro.
@qadijoxuseen
2 күн бұрын
M.a tnx wllkey mcn aduun iyo aaqiro alaha ku xfido dr adnan🤲🤲🥰
@DrAdnanAbdallah
2 күн бұрын
Aamiiin. Mahadsanid.
@Abdisamad.Abdulle
3 күн бұрын
Waad ku mahadsantahy Dre tallooyinka muhiimka ah ee aad inala wadaagtay.❤🎉
@DrAdnanAbdallah
3 күн бұрын
Adigaa mudan walaal
@drahmedmohamed7779
3 күн бұрын
Mahadsanid ustaad
@DrAdnanAbdallah
3 күн бұрын
Adigaa mudan Dr Ahmed
@IbtisammohamedHasan
3 күн бұрын
Thanks Dr
@DrAdnanAbdallah
2 күн бұрын
U welcome
@nadirosulayman6013
3 күн бұрын
Manshallh dr adnan 🙏
@DrAdnanAbdallah
3 күн бұрын
🙏🏽
@fartunbirimo3429
3 күн бұрын
Allah kaa abal mariyo dr adnan my favourite doctor chanalkis kuxeranahay allah yaxfaduka❤
@DrAdnanAbdallah
3 күн бұрын
Aamiiin waaal Fartun. Mahadsanid.
@umeynajeylaanimuqtaar6008
2 күн бұрын
❤❤❤❤
@najuucarale-em9kp
3 күн бұрын
😍😍😊
@suhebopretty456
3 күн бұрын
😍
@Fathiibrahim5245
6 минут бұрын
Asc Dr wadmahdsnthy sad nobararujisay waxn karaba talo waxn ahy qof baqid badn mawaydin karo sual qofka tawbarka isinayo jwb an aqnana kama jawbikaro siden midas oga gudba Tankale waxn ahy qof hormarjecle hadna melan kabilabo ma.aqn luqada englishka way idhibta wan wanmaskax furanhy waxn kudadalo wan kamiro dhaliya hadna hormarka inan melsare garo wnjeclhy talbda igawareersan plz talo
@AyaanleAhmed-rk7yr
Күн бұрын
Asc Dr.adnan wan kusalaamy wxn ranaa inaan samesto chanel youtobe markaa bal ifahansii sida loo habeeysto
@SumayoAbdisalaan
Күн бұрын
Dr adnan wxn ahyy Ardayad Dhamaysay dugsiga sare sanad kahor sndkn ayan rbaa Ina Jamcad galo wxn jeclhy ina Barto cafimdkga gr ahan Midwifery ga Iskama Daynkro ama Ma Badali kro cos Ilaa yrantyda jeclaa mana Rbo ina Iska daayo mrka dhanka io cafimdkga War bixin maiga siin krtaa Maxase ugu fiican oo labrtaa mrka caafimad ubaahnthy inaabarato 🙈😭
@Maidamohamed3810
3 күн бұрын
Asc waan kugu cusubhay xaged jogta dr? Maxsna ku taqsuusay?
@MiiinAdam
2 күн бұрын
Dr Adnan youtube goni ledahy hada le arky ❤
@DrAdnanAbdallah
2 күн бұрын
Kanaalkaan January 2025 wuu 7sano jirsanayaa 😊
@JilleyAliIbrahim
2 күн бұрын
Give me s more information about the skills because I'm semester one in the university level.
@fadumoahmed7557
2 күн бұрын
Oo ma horay ayaadba u laheed KZitem
@DrAdnanAbdallah
2 күн бұрын
Faduma Kanaalkaan January 2025 wuu 7sano jirsanayaa 😊
Laboratory marka baranayey wixi maalinta so qaato qofkale aqaanin baraayey hada alx qofka caawiyey cilmiga aa barey qofkii shaqo lo heley isiiyey sidu igu mahadceliyo alx hada qof wax barto faaiido bdn ka heley m.a alx alx
@DrAdnanAbdallah
3 күн бұрын
Masha Allah. Waa qobrad cajiib ah 💯
@AymanMaxamed-nf8pi
3 күн бұрын
@@DrAdnanAbdallah mahadsanid dr noolow inte nolol jirto aakhiro janada gal I.a
@AbdikhadarXassan
17 сағат бұрын
Xiligee ay tahy limit aa kuwaci lahyd in qof Kucaawiyo xiligee ay muhiim tahy inaad wacatid qof ku caawiya ama Ama muhiim tahay🎉😅😅
@Kurtun170
3 күн бұрын
Music iga sax ustaad
@maanali3770
3 күн бұрын
Mhdsnd dr
@DrAdnanAbdallah
3 күн бұрын
Adigaa Mudan Maan Ali
@Munamahamoud-b6r
2 күн бұрын
Wan ku farasanahay🙏dr cadnaan inad kuso noqoto chanelkan kugu bartay farxad gaar ah ayey ii tahay sobobto ah mowduuc 2 sano ka hor aan daawaday ayaan wali hayaan kiisi hayaa ilaahay hay rumeeyo rajadaase iso ducee mrkad aragto commentigan👈
@DrAdnanAbdallah
2 күн бұрын
Muna guulo badan oo is xigziga ayaan kuu rajeynayaa. Safarka waxbarashana Allah kuu saqiro. Mahadsanid.
Пікірлер: 111