Wallahi caloosha ixanuuneeysa , Ya Rabb illaahayow farajad fur.
@luulcibaar9532
3 ай бұрын
Insha allah jeneraallo ayaa laga qabsanaa
@umucaasim-h5y
3 ай бұрын
Yaaa rabi waar farxadle naala so kulansi bisha carafa dhexdeda oo yuhuud mari muslimkana midee🤲🤲🤲🤲
@Unusulthan
3 ай бұрын
Ilaahow yahuuda jabi ilaahow aduunka ku duleey ilaahow falastin guuleey
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
3 ай бұрын
Allow nagu sin jabka yahuuda lacnatullah
@hassanomer-q4v
3 ай бұрын
Inantani hada ayey ka qurux badan tahay maalintii la af duubtay Waayo islaamku maganta iyo martida naftooda ayey ka door bidaan Car yuhuudu ha ina tusaan kuwa ay jeelasha ku hayaan ألله آكبر* نصر الله وفتح* قريب
@cabdicali8952
3 ай бұрын
Warka nacdasha yuhuuda. .. ee beenta ah. ..kada. war ha inooga dhigin ... maraykan. Ayaa kula jira markay ku fashilmeen. Nacdasha yuhuuda
@lamahuran571
3 ай бұрын
4 taasi waxay udhigmaan 40000 afartan kun oo qof afartaasi waa unasiib daro falastiniyiinta
@abdulkadirmohamedagey231
3 ай бұрын
WAXA U BASAASAYA MASAARRI IYO CARAB
@Aliinaliiban1780
3 ай бұрын
Ayanaga qaar laga qabtay la yidhi 😂😂😂yuhuud nool la hayaaa
@Ahmedkalkal-kd9eu
3 ай бұрын
Allow wllheen falastiin U gargaar Yaa Rabiiii
@SuhurAbdi-xd5dl
3 ай бұрын
Waan ka naxay runtii ilahayow reer qaz xafiido oo guulee cadawagan jabii🤲🤲🤲
اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲
@kaaraa-mardha1977
3 ай бұрын
Xanasoow guri ayaa lagu haayay muddo 9 bilood???? Warkaas waa cayriin. Tan kale, Aljazeera oo aad kasoo xiganayso iyadana waa wixii loo soo sheegay. Maalmaha soo socdana waxaad maqli doontaa 7 kale oo la soo furtay. Waa heshiiskii la gaaray.
@jaamacfaarax2375
3 ай бұрын
Kkk kufsi ma jiree,waa lagu raaxaysanayaa waana addoomo.
@Aragsan192
3 ай бұрын
😂😂😂😂 war runta
@kaaraa-mardha1977
3 ай бұрын
Xasanoow maxaabiistu waa 11, waxaana dhiman 7 in si nabad lagu sii daayo, arintaasna waxaa ka shaqeeyay sir doonka Masar. Marka ma jiro wax la soo furtay. Adiga ma is weydiisay sidee 9 bilood guri loogu haayn karaa oo dagaallo ka socdaan? Tan kale, dadka ilaalada ka haayay, ma hurdeen? Sheekadaas ceeriin waaye.
@ashamohamed689
3 ай бұрын
Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin
@fatmaxuseenmohamed4416
3 ай бұрын
😢😢😢😢😢xamaas qaladka ugu ween manta galen waxe tahay Vedio duubayan melaha sirta guryaha kaso duubayan waaye dhibaato ku dhacdey manta inte Ku arakaa hdan talo siin lahaa ciil badana
@ZakAli9904
3 ай бұрын
Ciidamad Mareekan ayaa ka qaybqaatay xasuuqii Nusayraat maanta ka dhacay iyo soo furashada maxaabiistaas. Bal si fiican u fiiriya marka diyaarada la saaraayo iyo halka ay joogaan. Waxay joogaan dekadii uu sheegay Mareenkanka in uu caawimada ka soo dejindoono lkn loo adeegsaday in hub iyo ciidan mareekanka laga keenay laga soo dejiyo.... Inshaa.Allah gaalada iyo gaala raaca way jabi doonaan...
@LEOABDALLA-fh5bs
3 ай бұрын
War kan yahuuda ay kuso furteen waxan ka qaday qalbi jap wlhi lakin xamas ilaa hadla guushooda way jirtaa m.a
@ubahsiyad6810
3 ай бұрын
😭😭😭😭ilaa hada Wan naxsanahay waxa leygu sotuuray qandho subxanalaah
@fatmaxuseenmohamed4416
3 ай бұрын
😢😢😢😢😢 maxaabis xun yahuuda la dhawrayo ayaga nabad qaban nool muqalkoda rafaad lahen haleska daayo shacabka falastiniyinta dhimasho rafaad badan xanuun geeri jogta gantaal lala dhacaya dhulka iyo cirka laga garaaca xasuuq BA an lo gesana dhiigoda qul qulaayo waxa lo laaynayo wa maxaabis xun yahuuda laga hesto hala warejiyi qabaan aniga 😮😮😮dagaalka halganka dhab ha ahaado aduunka ha arkan xasuuqan gesanayan yahuuda in mar marsiyo Ka dhiganayan maxaabis so furanena leyihin hdi lasiyo maxaabis today xasuuqa si wadan yahuuda dulmiga gesanayan cadaanayo 😮😮😮 xamaas dagaal toos ku xirnen maxaabis la hesto aheen ha galan halganka xurenta ha bilaaban weligoda inta donta ha qaadato geeri sharaf leh ha dhulkoda nafta uhuren cadowga Ka sifeyan taariq dheer dhaceso hda maxaabis lagu mar marsiyona hdi maxabis jirin raganimada ha fuulan xamaas ebar haka dhigan yahuuda
@azizaabdulle792
3 ай бұрын
Aniga waaan ka. Naxxay walaaahi waaaan iilmeeyey saababtoo maxxaaabiisttu waxaay aheyd hubka ay ku daagalamaayen rreer xamaaaz😢
@Itsyoboishuaib
3 ай бұрын
WCWRWB xasan Cusman idacada buulo xubey
@Aragsan192
3 ай бұрын
Buulaxuubey iga aamus war marabeee dhiiga wallaalaheen ayaa qulqulaaayee islam na majiro
Ciidamada maraykanka. Ayaa qayb ka ahaa hawgalkaa lagu soo furtay.
@abdulqadirwarsama1828
3 ай бұрын
Taasi macquul maaha! Waddamo badan ayeey u guuri karaan!
@sahramuuse4678
3 ай бұрын
Xamaas in ay afarta toogato aya ficnanlahayda cakuye cil badan
@mohamediidow8154
3 ай бұрын
Waa been yuhuudu ma soo furan ee waxaasoo furtay waa maraykanka oo aad uga caawiyey
@ahmedjajale6312
3 ай бұрын
Wan kanxaya warkan se wxay ahida in ay layan oo iyogo nol may ahin inay misha kabxan guul Ay uso hoyatay manta yuhudi oo mar dabi gali mayan wada hadal
@AlleyaaigufilanAlxmdullilaah
3 ай бұрын
Mareekan ayaa soo furtay lkn 250ka ay dileen yaa u maqan😢
maxaa dhacay wllhi wan naxay allahy baa garabtaagan
@Deeq23
3 ай бұрын
dhib maleh mardhaw ayaa kuwa nool la qaban qaar kala na la layn doonaa insha Allah
@mohazat5009
3 ай бұрын
Marnaba nama niyad jabinayso waxaas iyo wax lamid ah
@umumaxamedamiin2185
3 ай бұрын
Ilaahey uma kaso mar dambo inee meed xataa soo furtaan illahow yab dhibic eh oo guul u ekaa karto xataa ha'u tusinin dib dambe nacalad walbo indhaha iyo dhagaha haka tuurto idinka alle balaayo beerka idinku wada dhufatay xaywaansanaa waxa inta duqeymaha ku shahiiday allaha ka aqbalo inta dhaawacne allaha dhayo yaarabbi nasrak
@maxamedcali9886
3 ай бұрын
inee dilaan ayaa lo qaati markii ay so galeen
@KhadraKadil
3 ай бұрын
ilahayo yaana cawa naxdin u dhiman
@Ilhansweet
3 ай бұрын
Warkan maanta niyad jab baan ka qaaday💔
@abdihakimmohameddiriyesank1730
3 ай бұрын
SHUKRAN AKHII
@fadxiyahassan3406
3 ай бұрын
Wadamadii islamka maraykan ba wadnaha ugalay fulaynimo udhinta dhe qadar ban la yaabay maraykanka bay ufulinaysaa amarkiisa allow umad islama oo xoog badan soosaar oo wax iska celisa subxaanallah sikasta waa loo dulminaya falastiin lkn waa dad ilahay ku xidhan oo geesiya ilahay waxaan ka baryaya inuu guul siiyo ooy dhakhso uga baxaan dhibkan allow falastiin maanta adi un bay ku sugaysaa allow yuhuud masiibootinkaga usoo adeeji aktaaday cadaalad taala 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭☝️😭😭😭☝️
😭😭😭😭ilaa hada Wan naxsanahay waxa leygu sotuuray qandho subxanalaah
@AbdisamadCiise
3 ай бұрын
I.a jab inoo soogaaraan rajeenaa yahuuda hoog iyo halag allaah ha galiyee
@fartuunmohamed1062
3 ай бұрын
Falastiin waa la isugu tagey waana lagu fiirsadey laakiin falastiin alley leeyihiin ee Allah ha guuleeyo hana u maciino shacabka falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha xamaas yaa Allah u soo dedeji nasrigaada walaalaha xamaas aamiin Allah ha ka dulqaado xasuuqa ku socdo shacabka falastiin aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha isku baabiyo hana isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda cadowga isu baheystey xasuuqa shacabka falastiin aamiin Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda yuhuud iyo xulufadooda, munaafaqiinta daba dhilifka u ah aamiin
@Aliinaliiban1780
3 ай бұрын
Labada dhinacba wax waa kufsan karaan ileen carabtii sucuudiyaanka ahyd ee dhulkii barakaysanaa joogo mayd kufsanayee subxanallaah lkn isreal waa loo jabinaya falastiniyiinta waa layskugu tagay bisinka allow ada u maqan 😢😮
Пікірлер: 73