wlhi m.a zxbw dhiiri galin buuxda baan kaa qaaday i.a waana ku dhaqaaqi doona tnkz Meel lagaaga soo xiriiro hadey jirto
@abdiqaniomar6156
4 жыл бұрын
Mnsha allah ustaad shakir waxbadan ayaa muuqaalkaga laga faaidaa allah hakaa abaal mariyo
@munahassan5603
4 жыл бұрын
Waad mahadsantahay wllo, hore u soco wlhi waad iga farxisay cid sidaa wax noogu sheegta wali maanu helay waanan ku dawakhsanaa meeshaan ka bilaabilahaa aad iyo aad baad umahadsantahay wllo. Waxaad wllo nala wadaagtaa ama noo soo galisaa casho programming-ka sida: javascript, python e.t.c. Sidoo kale wllo database aad baa loogu baahanyahay hadaad basic wax nooga sharaxdo.
@gomb3698
11 ай бұрын
Hada coding ma barati walal
@adnoabdullahi4398
4 жыл бұрын
Masha allah thanks brother
@ahmedbadal3795
4 жыл бұрын
Awesome am new in here sxb hope i will enjoyed it.. cs gradute but no skill in development haddaan baranayaa as self tought developer
@ahmedkhaliif7634
3 жыл бұрын
Masha allah wa wax ad u wanagsan oo ku dayasgo mudan
@abdishakurahmedmohamed4491
4 жыл бұрын
masha ALLAH aad baan ugu frxsanahay wll nagu dhiira galiya waxbarashada inan helno qasatan programinka waliba asigo u baahan dulqad badan shukran sxp shaakir i am COMPUTER SCEINCE ENGINEERING🙋🏻♂️
@kalaride3219
4 жыл бұрын
wlaala hore u soco guul wacan iinsha allh
@abdikadirQulle
Жыл бұрын
iga qor maanta waa 14/nov/2022 sanad ka bacdi i.a fornt end developer💪💙
@NaimaMuhammad-kn3lq
Жыл бұрын
After 7month xagee wax ku marayaan wllo
@abdikadirQulle
Жыл бұрын
@@NaimaMuhammad-kn3lq so amazing wllhi hada waxaan ahy front-end dev oo damaystiran (html, css ,javascript , React js, tailwind css, graphQl, Redux, iyo Typescript oo aan hada wado ) aad ayaan u dhaqsaday 7month wee ka badantahy ayaaba is dhihi jiray.
@cabdinaasircawilxasancade9541
8 ай бұрын
2 sano ayaa laga joogaa markan ee kawarran sxb.
@abdikadirQulle
8 ай бұрын
@@cabdinaasircawilxasancade9541 woow 1 sano iyo 3 bilood kabac , waxaan ahay full stack developer with nextjs and typescript allhamdu ilaah
@hamaalsheekh7756
Жыл бұрын
Insha alaah sanad ka bacdi 2024 i will be front end developer
@abdisalanyasin
4 жыл бұрын
Wad dada zhay zxp qlih Never give up Waxan rajeenayah in aad no bilabayso casharo muhiim ah
@ShakirAhmed
4 жыл бұрын
@abduzalam mahadsanid. Wn so wada insha Allah:)
@guuleednaaji
2 жыл бұрын
@@ShakirAhmed i.a wll
@uptherhmnizmail9157
Жыл бұрын
Thnkz pro 🖤🔥
@hamzezancaani6405
4 жыл бұрын
mahadsanid bro sidad noogu faaideysay wakhtigaga adigo still pause ah oo shaqeeya inzha allah wxd muuqal nooga soo sameysa sidad ku bartey backend
@abdullahiahmedabdikarim2820
4 жыл бұрын
Shakir Ahmed Walal Vidioda Sidaa usoo duub insha allah maqal iyo muqlka.
@ahmedmohammed3732
4 жыл бұрын
Asc Walaal Waxaan Ahy Arday Hadeer Ka Baxay Socendaryga Walina Aan Jaamacad Bilaabin Waxaan Ubaahnaa Walaal inaad Vidoe Nooga Soo Sameyso Somalia Shaqo Malagaga Heli Karaa Programing Ama Software Engneerinka Mahadsanid Walaaal.
@iqroxildiid1827
4 жыл бұрын
Wan ku gu raacsanhy blse wiilkan somali ma joogo
@06k-malikk44
Жыл бұрын
Waa mahad san tahay walal ❤
@khalilfootballchannel.2873
4 жыл бұрын
Masha Allah bro channelka wan kucusuba hay lkn dib marka uracay wa channel faido badan waina kafadesta insha Allah
@Abdirah435
5 ай бұрын
Dariiq aan hayaad ka sheekeeneysaa sxw waloow aniga taladii 1 aad ee la isiiyay eey ahayeed " Luqad baro sida python"
@issackalikune6177
3 жыл бұрын
M.Allah Brother Wax Yalo Bathan Ayan Kafaithe Runti Dirigalin Wanagsan I Am Learning Programming Languages I.Allah Maxana Aminsa Nahay Soon I wil Reach My Target Thanks Alot
@Samuelchannel7943
9 ай бұрын
Thanks ka weyn ba u qalnta sxp
@sakariyeyare9119
3 жыл бұрын
Masha allaah walaal
@jazerabdi9316
Жыл бұрын
Horey usoco shaakir
@xarafpro
4 жыл бұрын
But you forgot how you learnt backend Fadlan muuqaal kasoo samey Iyo marka la baranayo backend process ka la maraayo Mahadsanid
@ShakirAhmed
4 жыл бұрын
@Daacad insha Allah wn ka samayn, muuqaalka aad u dheeranayay!
@xarafpro
4 жыл бұрын
Mahadsanid wall qaali Sabbta ayaa ah sida frontend information ugu heysto backend ugama husto sidoo kale waxaa wareer ka jiraa languageska loo baranaayo backend-ga Mahadsanid wll qali
@ahmedshafii5888
3 жыл бұрын
Asc Mahadsanid wllkay hadda ayaan bilaabi rabaaa inaan ku dhiirado sookale qodobka labaad aadban uga helay aadbu muhiim u yahay mahadsanid marlabad iyo mar sedexaadba❤️👍🏾
@yonishadi430
2 жыл бұрын
You are inspirational golden genaration
@Kolbaheer
4 жыл бұрын
Please waan kuugu xeranahay ee hanaga niyad jabin
@mushtakahmed560
4 жыл бұрын
Mnshallah tabarakallah wlo keep going
@abdirashidhussein6615
4 жыл бұрын
Magacayga waa c.rashiid oo jooga jigjiga wll waxaan rabaa inaan web developer noqdo maxaa ii sahlaya inaan barto web design iyo programming? Wll sido kale waxaan u baahnaa lamabrkaaga rashidhr278@gmail.com MAHADSANID
@khalidahmed6514
2 жыл бұрын
wll adoo raliya ma isinikarta number aan kalasoxidhidho waxan kagabahna wax xooga information ah inaad igasiso programmingke
@abdulahisaid9839
Жыл бұрын
aboowe shaakir sweden baan kula jooga wllo hamigeeyga waa softwere ingneering inaan barto meel fiicn aan ka bartana waan heli waayey ma iga caawi kartaa wllo adoo mahadsan inaad iso jawaabto ayaan rajeeyn wllo sido qeeybta aan ka bilaabo baa garan la ahey waa noocyo badan buu ukala baxa sida coding iyo java iyo pyton iyo HTML ka iyo qeeybo badan markaa kee ka bilaaba waan ku wareeray meesha ka bilaabo
@jicdaman4736
2 жыл бұрын
Wll wad mahadsanthy maJira wll meel aan kala so xiriiro wax ayan kuweydiin lahaaye
@hamzekayse6151
2 жыл бұрын
Masha allah wll inaad talooyin isiiso rabaa inan barto ayaan rabaa i caawi wll ilaahy dartii
@abdikarim1153
4 жыл бұрын
Hej bror jag hoppas att du Bor i Sverige 🇸🇪. Hur lärde du programmering? Du har gått med gymnasiet eller du lärde din själv liksom källorna eller website
@ShakirAhmed
4 жыл бұрын
Tjena bror, jajamen! jag bor i sverige, är själv lärd dessutom läste jag Teknikprogrammet på gymnasiet med inrikting - spelutveckling. källor: Coursera, Edx och udemy
@apdallehassan6400
3 жыл бұрын
Mncha allh tnkz brother
@AbdirahmanGaras
4 жыл бұрын
Masha Allah You talked alot great points. I am very happy to see your face again. Great job. But i have question : how you learned Back end? Pls make video like this. Thank you
@ShakirAhmed
4 жыл бұрын
@Manaw I’m glad u enjoyed it! Great question, I’ll try to go through it in a video. Stay tune :)
@ahmedbadal3795
4 жыл бұрын
Focus on one thing ex django or node or go try one of them
@theway5201
2 жыл бұрын
Mahadsanid zxp
@im5511
3 жыл бұрын
M.a wll ilahay haku xifdiyo wll qali
@mukhtarabdurahman4352
3 жыл бұрын
Mahadsanid eng in badan ❤️❤️❤️❤️
@cbbtop8031
4 жыл бұрын
Masha AlH wll hore u soco wll adoo rali ah watsapkaga noo sheeg cilmi baad hysayee
@4166Ama
2 жыл бұрын
Masha Allah gulayso wll
@hanaaxmed3208
2 жыл бұрын
masha allh
@cabdalacaqil6710
3 жыл бұрын
mahadsanid sxb 👍❤
@jicdaman4736
2 жыл бұрын
Genarational
@adnaan_al3pha
4 жыл бұрын
wll ugu horayna waan ku mahad celinayaa tan xigta aniga ahaan sand kahor ayaan programmniga so galay html and css anigo wado ayaan waxaan arkey hadane javascipt kadib anigo wado ayaan hadane waxaan bilaabey network hadane anigo networgi wada ayaan bilaabey kali linux xaqidi walaahi waxaan daremayaa niyad jab aad iyo aad uu wayna lkn wanka baxay alle ayaa mahad leh
muqaaal sidana waan raadinayy kooban. muhiimadana ka hadlaya. somali danta maka hadlaan, muuqaal la dawan karo io cod la dhagaysan karo ma sameeyaan: qofkii cilmi ka hadla.
@dema6389
4 жыл бұрын
Wll hal shay baan rabaa anigu markaa jmacadba umaad gelin miyaa mise maxad barann jirtay mrkii hore yacnii maad lahayd background CS ah.
@ShakirAhmed
4 жыл бұрын
Markaan programming-ka bilaabay (2015) jaamacad ma dhiganayn , hadda ayaan dhigtaa jaamacad KTH la idhaahdo oo Sweden ku taala.
@ramlajama5628
3 жыл бұрын
Asc wll maad mahad santahay madamaad nala wadaagtay really waa video aan ubahna sababto ah 10 bilood baan soo wayday this journey but maan joogtaynin madaaman umalaynayay inuu wakhti badan kaa rabo maalinti
@UpdallaH
4 жыл бұрын
M.a mhdznid.
@deqalul1096
3 жыл бұрын
Markii igu horeso an comment sodhibto waye wlh wan jclhy programmer inaa noqdoo
@sulaymaanqaanuuni8540
2 жыл бұрын
Iga caawi programmer inaan noqdo
@hamse_craxmaan
Жыл бұрын
🎉🎉
@nimcocabdullahi6590
4 жыл бұрын
Mcln la,aan maad is bartayne, mise mclna ku cawiyey,waa ku mahadsan tahay side noo caawiso
@xawogini7038
Жыл бұрын
Asc brotha. Wllka adiga mA self-tought baa tahay mise jamacad baad u aaday?
@yamilyusuf6395
3 жыл бұрын
masha'allah
@hmkahiye2687
3 жыл бұрын
Walal manoo noosogali kartaa sida website loo redesign gareeyo please
@triplea86
4 жыл бұрын
Ustaad waxaan kaa codsanayaa waxa baratay inaad anaga nala wadaagto Mahadsanid khayr alle ha kaa siiyo miisanka xasnaad haguugu daro
@jackma3585
3 жыл бұрын
Thanks legend
@codyarahmed4882
Жыл бұрын
Wll meelahee ayad ka baraty
@mohamedmohamud7117
2 жыл бұрын
Mahad sanid wll waxyaabo bada ayaan kaa faidey haderban aniga safarka qadayaa Maxaa igu la talin lahey wll
@@ShakirAhmed sxb qofka sidan kuleh wuxu kushegaya inusan muqaldadaba xisen marka sxb noo dheere
@BayleChannel
4 жыл бұрын
@@bossprogramming7610 wllo waxaan kawadaa marka aan leeyahay soo gaabi muhiimada ka soo qaado alyacni hadalada kale ee aan muhiim ka ahayn iska soo jar . In aad I fahanto ayaan filayaa wllo
@xanaanahmad4042
3 жыл бұрын
Ade ma isbartay mise mel baad utaktay
@sulthanmalik9182
4 жыл бұрын
Shaakir ahmed
@AdeyMxd
Жыл бұрын
16jir programmer ah
@fhaaj66
Жыл бұрын
Videogan wn kso dahay runtii
@sakariyemm
4 жыл бұрын
haka caajisin inasd video sano kala so sameysid wll
@abdulahiabdi5875
4 жыл бұрын
Sxb aniga information system Baan bartaa xog badan igaa sii sxb qeebtaas. Information system hadda barto master ka Business administration ma ka dhigan karaa
@Ismaelkhaani
6 ай бұрын
Biographygaa mana barosaa bro😅
@hafsaxusni8092
4 жыл бұрын
Mhdsanid Eng
@heegantechnology
3 жыл бұрын
Shakir sxb anaa ubaahan programming ka luuqadaha programming ka qaar badan waan dhigtay balse sidee takhasus ugu yeelan karaa ? Muuqaalada programming ka ah noosoo badi sxb
@Machid_
4 жыл бұрын
Waan ku zalaamay zhp waxaad jira sidaad adiguba sheegtay *css* , *HTML* , *Python* mrkaa zhp keen ku pilaapaa?🙏🏽
@guuleednaaji
2 жыл бұрын
Html iyo css wll
@Naruura4
Жыл бұрын
Python iyo programming languegeka kukula talin lahaa
@maxamedmaxmuud8642
2 жыл бұрын
Dhiirigin aa ii noqotay
@jeeni-goroyo5354
2 жыл бұрын
Sxb shaakir waxan ku waydinayaa miyaa la iiga baahanyay inaan xisaabta wax ka aqaano. Tusaale qofka xisaabta 0 ka ah ma in uu xisaabta wax kaso bartaa baa. Mahadsanid
@Naruura4
Жыл бұрын
Haa walal muhiim waye
@weeweejanal6314
2 жыл бұрын
Software engineer sidee ku barnkaraa
@abdihakimyusuf2628
2 жыл бұрын
SHAAKIR WALAL SIDEEN KULA SOO XIRIIRI KARAA SI AAD II MENTOR GARAYSO. MAHADSANID
@JaamacAbyan1
3 жыл бұрын
wllo markaa ma onlline baad ku baratay dhamaan tiii
@ShakirAhmed
3 жыл бұрын
Labadaba wll, online iyo schoolkaba
@ugaasshalmad3081
3 жыл бұрын
Marka progarm la samaynayo ma computer oo keliya ayaa la isticmaali karaa mise mobile waa lagu samaynkaraa? Mahadsanid
@Naruura4
Жыл бұрын
Computer Must waaye wallo
@yuusufahmed1514
Жыл бұрын
Asc, I'm Yuusuf and 20 years old. I’m interested in becoming a self-taught web developer, and I would like to meet serious people who want to connect so we could make a study group and make a plan together. If you are interested, let me know.
@adnaan_al3pha
4 жыл бұрын
adigane waanku han bal yenayaa sida dhaqsiyaha leh aad yuu baratey hanbalyo
@Muuyuu-bt5tn
14 күн бұрын
Aad io aad ayaad u mahadsantahay waxbdn ku fahmay dhiiro galin way iinoqtay mar 2aad MAHADSANID
@shuceyblamane1480
4 жыл бұрын
Mhdsanid wlaal
@talenttechnologiesstudy9101
2 жыл бұрын
walaal isku day in aad booqato myschool facebook page ama website mahadsanid
Пікірлер: 109