Am 23 years turning 24 and these video is for me ❤
@keynanfan7012
10 ай бұрын
28 baan jiraa waxan ku kacay sanidkii hore anoo aha marka 27 jir in aan inta soo khasariyey 20-27 aan aan ka noqodo waqtigeygii aan mala yacni banooni film shukaansi ku lumiyay lkn alx mudo sanad ah ayaan waday dhisida naftey wax badana wa iska badalay inkasto masha aan rabey wali gaarin. Qofkasta oo dhalinyaro ah waxa kula talin lahaa waqtigaga ka faaiideyso inta aad dhalinyarada tahay
@waleedsiyaad-tq5cj
9 ай бұрын
I'm 17 yrs old live in Somalia and allhmdulilah god made me to realise the value of time and I'm trying my best to be the best version of me I pray for y'all for Good luck I yo life 🙏
@hudamohamed5310
10 ай бұрын
Mashallah I will show my daughter ur vedio she is 17 years I try to translate good luck habo
@Susuhassan123
10 ай бұрын
Iam 22 and this what I was thing haflaanta nolosha ika haysato. plz guys pray for me that Allah make it for me easy. I will try to change my life in 2024. And thanks bro.
@ridwaanburhaan859
10 ай бұрын
Hasugin 2024 isla maanta bilow , markaad caajistid ama aad aragto jnaad meeshaadii kunoqoneysana Dib udhageysi videogaan iyo kuwa lamidka ee ku xasuusinaya dantaada inaad garato , sanadka cusub Baan is badalayaa waa arrin badanaa fashil ku dhamaata inbadanna waa igu dhacday
@Susuhassan123
10 ай бұрын
@@ridwaanburhaan859 I already started and Iam doing good. Thanks
@GelleBashir
10 ай бұрын
amazing bro , well done
@munaahmed1121
10 ай бұрын
Masha allah qofka markii noloshiisa wax iska badalo shaqo ficn nolol degan ayuu galaa allah xariir kiisa wanajisid cafimaadka waa muhiim dadalaa waa garaa alx wadadii wan hayaa allah ii fududeeyo ducada igu so kaba ❤😊
wlhy wax badan ayaan kaa faaiday خير الناس أنفعهم للناس
@bar-lle
10 ай бұрын
Mahadsanid saxiib wax badan ayaad ka hadashay balse Ma qusan aad balse qofku haduu salada alle ka tago waxba uma hagagayan balse xariga alle hada xagajiso Wax walba iyaga ku Hagajismaya Dhalinyartana waxa borinaya iney ilahay isku xiran wax walba wey u fududanayan Adna alle Haku barakeeyo.👏🏼
Sxb qali wlhi qof loo bahan yahy thy youtube ka what dad badan ayaa kaa faaiday hada hadalkaga muhiimadiisa waan fhmny waxa noola abuuray waa alle inan caabudno m.a❤
@MohamoudLoolow
10 ай бұрын
I'm 17 years turning 18 and this video is for me
@RashiidOmer-dq5tg
10 ай бұрын
Asc apyo&apowe ila tali 18jir bn ahay somali joga 2wadis walid na dhimten lkn alhm cideyda iyo wllhy lajoga jmcd ban dhigta lkn wx xirfad mnta malihi wxn jeclahay ina isbdal dhanka nolosha sameeyo oo xirfad barto mrka wll mxa igula talin lahayd inaa xirfad barto jawap isiiya asc👋❤
Amin ya rabi u shekey wll xasusi inu allah waqtiga qali yahy manta hadey ku dhafto ey bari kuso noqoneynin shale
@zeynabmohaaofficialchannel1999
10 ай бұрын
Thnks bro
@mustafabdihassan2689
10 ай бұрын
masha allah , waa ka helay sida quruxda badan ee wax u fahansineso dhalainyarada
@anisoosmaan-ev7vf
10 ай бұрын
You will hurt 😢 You will heal 😊 Allhamdulilah for ever thing
@MOHAMUD550
10 ай бұрын
واو عنجد كلامك قوي مره ان شاء الله ربي يجعلني ممن يستفيد من كلماتك
@EBYAN267
10 ай бұрын
Hanad bowe mahadsanid mantey lee kugu Soo biray Wana kahelay chanel kaaga
@Hanaan-Wacan
10 ай бұрын
the community and fellow groups (youth) needs brilliant idea/history to learn a lot…and started something that was missing. Keep going manshallah….and congratulating you you have the guts/ Eager of doing it. 👌💯👌👌👍👍🙏👏👏👏
@nuradin_
10 ай бұрын
Masha Allah lbx keep it up
@dajiya.218
10 ай бұрын
mahadsanid wll
@Asxaabul_Kahf
10 ай бұрын
M.a brother ❤❤❤ keep going
@abdurahmanabdullahi9619
10 ай бұрын
Masha’allah❤
@Saada02
10 ай бұрын
New subscriber 🎉❤
@muudahir7081
10 ай бұрын
I'm 23 this year waxa kufikira inaa tahriibo wayo jammcda dhameye shaqana ila iyo hada waan laahy majecli inaa tahriibo lkn danta igu kalifeso ,anigo yar hada shaqesan wayo gurme shaqesane aya ku fikira markasta🤞🤗
@MohamedOmar-fg3pj
10 ай бұрын
Kulamid zxb 23 jir jamacad dhameeyey oo bila shaqo ah
@muxaadarotv591
10 ай бұрын
love this video thank you brother
@Lovelyyy-i6v
10 ай бұрын
You’re right my brother
@warisroobo1759
10 ай бұрын
Great experience and good advice
@mohassan498
10 ай бұрын
Qof Wax Laga faaiidi karo ayaa tahay Sxb Jazakallah Kheyr for your kind words wallahi dad badan baa hurdada Ka Kicisay oon Aniga Kamid ahay thnks ma G🤝
nolosha miyaga waa cilmi badan baa laga faaiidaa ha dhayalsan, dida xoolaha magacyadooda,dhirta, roobka meeshuu ka da'ayo, waxa guriga lagu dhiso iya alaabta dhextaal.lama soo koobi karo, ani xataa 17 sano miyi ku sooqaatay.
Video ka soo samee wll waxyabaaha kuu fududiyo in barto qur.anka
@CaishaSuudi-pp5ep
10 ай бұрын
Alxamdu lilaah 🥰
@shortsRecap4321
7 ай бұрын
Aadbad umahasan tahay wll runti waad ibedeshay
@msssafa
10 ай бұрын
from hosow wll wlcome wll
@AmenLamessa
10 ай бұрын
Great seeing the your videos back!
@sahrocabdirisaaq8336
10 ай бұрын
masha allaah
@Abdulahi-1
10 ай бұрын
more videos like this bro!
@apdallaaqil6669
10 ай бұрын
Keep going brother
@ayaanademmohamed5446
10 ай бұрын
Mansha Allah ❤
@kingnaser3902
10 ай бұрын
Mahadsanid bro wax wano sheegtay hada nahy dhalinyarta 17-23 wax badana wan kala dhax baxay
@Hodanmoh15
10 ай бұрын
Hosow ayaan kaso racay wllo horay usoco 😊
@abuo_9
10 ай бұрын
Thanks legend
@filsanmohamed4670
10 ай бұрын
Walahi abw beentada ma ahan aniga hada mrkn so xasusato wax yalahi ansl sameye iyo waqtigi iso maray an cibado oga faideysan wnka xumada 😢😢😢😢 hada 27 ayn jira allxamdullilah allah aya ku mahad san inu i fahansiye qaladkeygi iyo wxn so sameye si an oga towbad keno waxan is dhaha hada ahan lehed qof diinta ku xirin san ah miyad waxas sameyni lehed maxa yele marka allah ku xiran tahy xuman walbo ayu ka rewa iyo inu waqtigaga noqdo mid adku qasarto 😢😢😢😢😢 wnka shalaya walahi hadi dib u noqon karo walahi cibado oga faideysan laha waqtigeygas iyo allah ka cabsi 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@shakirabdirahman4732
10 ай бұрын
I gratuated university last year hadana i start my own business si adag ban u shaqeya inshalh rajada leyahay wn gadhaya an i am 21 years old
@Amal_UK
9 ай бұрын
☝️❤️❤️❤️
@AsmaAhmed-v9c
8 ай бұрын
that is true wlhi
@asaamofficial3142
9 ай бұрын
Bro age keygi waa 19 wana shaqesta alx waxana ku haminaya ma yara sxp Insha allah waxa rajenaya wan heli dona
@thabit21s58
10 ай бұрын
waa muuqaal wanaagsan, mahad-sanid.
@SahalMaxamuud-h1p
9 ай бұрын
Waankaaga mahad celinayaa, wacdigaa iyo waanadaa aad noo soo jeedisay adigoo uga jeeda waxaad ku jabtay yeysan cidkle ku jabin, lkn wall musica ka reeb amaa kamanka la socda muuqaalka wixii danbe waa ballan inaan faafin doono. Kan laftiisana waan faafinayaa hadii aad soo dhigto isagoo bilaa kaman ah ama aad ii soo dirto
@fowziaahmed4125
10 ай бұрын
Waxaan jiraa 21 sano I don't know the purpose of life only waan cunaa waana cabaa waxbarashana waan wadaa alx😍 Thanks adna wll
First one hadad dooneyso inad USA wax ka qabsato hadey Aqoon tahay amaba shaqo ka fagow Somali oo aad state yada kale hadi kale iyaga ku dayan amaba lug dey kugu dhagayan
Пікірлер: 178