Gabayga labada gabdhoodba likeban saaray nimankii caalamku dayaxay uguureen kuwa somaliyeedna xaarkay faganayaan in ay dumarkaliidaanbay kusoo ururtay tabartoodii isxoreeyaan idin idhi gabdhaha hakusoociyinee bacaac
@caafinuur4605
2 жыл бұрын
AwAANAD QAALI
@nawalneyrus8887
2 жыл бұрын
War hedhe maxaa idoor iyo ogaden u dhexeyo oo la iskugu gabyi.iidoor gabdhihina ceshta oo ha jojiyaan heerinka hadeydan qabankarina afxumida joojiya Naaho iyo ragg wada marqansan oo akhlaq laheynbaatihin heerin iyo akhlaqxumi isku darsadey.
@sawdaqarad4528
2 жыл бұрын
Inder ha na caayin maansadan waa madaadalo uun waligeedna waa laysu gabyi jirey gayaana waan nahay ogaadeen geellana waan kala qaadi jirrey annagaan isugu ood xigna
@nawalneyrus8887
2 жыл бұрын
@@sawdaqarad4528 Ok xabiibtii rali noqo wa run anigabo sacad muse ayaa rer awowgey ahe.
@halimomohamed6275
2 жыл бұрын
Nawal neyrus huuno waxaan uu malinayaa inaad ilma yar o caruur ah tahay o aanad fahmayn gabayga wax heerin la yidhaahdaa majirto ee labadan reer waa dadkii dhaqanka iyo suuganta caanka ku aha ee afka hooyo laga soo gadhay markaa waa lagu madadalinya ee dheegaysii wacan afxumo iyo hadla qalocanina waa ka xaaran xbbti.
Пікірлер: 9