👏👏👏👏👏💯💯💯miduu guursadey hala joogo jecliyaa dumarka go’aanka leh. Kuwa calaacala ooya candiina dubi karin waa jeclahay jaceelka gub. Jaceel respect laheeyn ma nin ku jecelbaa hadalkaa diida oo naag kale shukaansada tii ka daba timid haka xaaxaabiso
@halimoadanadan6954
2 жыл бұрын
Waleee. Ani. waxa. La yaba. Naaag. Qurbo caruur ku hesato. Oo. Single mother ah. Nin. Wadanki jogo. Aamineso. Oo keneso. Way ila qaldan. Tahay. Caruur. Wey hesata. Nin. Ay. Wesada. Isku dhortan. Meshay. Jogto. Inay. Ka rasdata. Ila fiicn. Nin la so dhofiyo. Faido. Malah
@hodanegeh8956
2 жыл бұрын
Absolutely Meeshaad joogto Ka guurso hadaad muraado wayso dhawrasho.
@nasturanastura4015
2 жыл бұрын
abayo wey ku sug ta sojog nin Kii lagawayo Soo jifso lagahela 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@farhiaali3873
2 жыл бұрын
Waa runtaan
@nimosuleiman
2 жыл бұрын
Allah ba uga hiiliyey walhi nabsigu masoo dhaxo
@doosacadey3763
2 жыл бұрын
Abaayo caliyo waan ku Salama 💓 marka xigta talada dadka siyo wlh waan jeclahay marka waa ku tageyra hore uso shegoyinka iyo karbashka marka wax qaldan aragto mahasanid abaayo ♥️
@Caaliyasharif
2 жыл бұрын
Thank you carfoon🥰
@aliyusuf466
2 жыл бұрын
Maashaa Allah Liitaha Saasaa Loogalaa Weyna Kusaxneyd Dabinka UU Ugudhacey iney Ku Adkeyso Abaalaawoodhan Saasuumudanyahey
@ninmadownaagtiisa1332
2 жыл бұрын
Congratulations 20k caaliya sister 👏 ❤ 💖 intaa iyo in ka bdn kuu rajeynaa
And qisooyinkaga aad ugu xeranhy wajeclahy waa tageraa really
@cabdullaahiguure9046
2 жыл бұрын
Walaashey waA ku salaamay caaliya qurux badan
@Caaliyasharif
2 жыл бұрын
Waan kaa qaaday wallo
@khadrakeyf4285
2 жыл бұрын
Msha allah mcnt sheeko cajiib ah🙏
@fowsiyaabdulla2942
2 жыл бұрын
Wa Farxia cabceeye
@umoahmed4221
2 жыл бұрын
30 jir maysagaa ciyaala isleeyeel mooyee
@mulkiabdullahi8367
2 жыл бұрын
wlhi aniga sas igu dhacday marku yimid wijiga ayu badalay ilma wa u dhalay hadana xamilo aya ahay inu baxay ayu africa kaso gursaday wuna iga tagay marka niin amiin maleh abayo wiliba aad inoo rafadiye
@hamzaaliaxmed9917
2 жыл бұрын
Abayo dhibka alle hakaa qaado lknse dadka oo dhan iskumid alle kama dhigin qaaraa fiican yihiin waajibkooda ka baxa alle ka cabsada
@mataanciiideed4046
Жыл бұрын
Lkn ninka dhalinyarada soo waqti uu siyay, iyado qu’us ah oo garooba, sacrifice u sameeyay iyo Waqtiga u huray noloshisa biimeeyay Kama wayna passport ka macnaha u yelaysid.
@esyakitchen
2 жыл бұрын
Ana waa kasoo horjeeda hada ka maarmi waydaysid sida Hodon Abdirahman sameeya hh
@samirdeflabagastingbwye9122
2 жыл бұрын
Anigaa janiska see ku helaaa
@amalgamjama4613
2 жыл бұрын
Abayo wa la ogaanaya that’s true passport America meesha lamarto way arkaysn xita tuulada lamartid ado borsada kuwata
@sadiamohamed15
2 жыл бұрын
Haa chip baa ku xiran kuwo iyagoo Soomaali tagey is yiri been sheega Kenya unbaan tagey kkkkkk jeebkuuna ku sitaa kama tegin. Baxar ka weyn bey rag iyo dumarba ku galeen Arsinal ayaana looga shakiyey. Gaalka wixii iyo maryooley il adeeg farara taag taag 😂
@amalgamjama4613
2 жыл бұрын
Wa runta wallo
@sadiamohamed15
2 жыл бұрын
Qofku waa xor meeshuu doonuu tegi karaa runta sheeg maxaa adigoo Muslin ah beenta ku wata.
@ahmedmoud2649
2 жыл бұрын
Masha Allah sodhawow
@ubahdahraan4494
2 жыл бұрын
Caliyo xabiibatii 30 jirka oo kaliya mahee waa da,walba.marba hadaad istirahdid nin Somalia asxaan usamee runtii imtixaan bey kugu noqonayaan.
@shukrishiresiyad2623
2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkllk Mohamed Buskut weynaanta ayuu ku bilaabay
Пікірлер: 115