Subxanallah?ilahey hadu idin soo saari waayey nin sheekh c/qadir oo kale ah ma sabbidaneysaan wlh waa arin laga la xishoodo allah swc Sheekh warkiisa waxaa ka mid ahaa waa inaan badinaa jecelka rasuulka s cw waa inaan qaadana ammaradiisa iyo waa inaan ka harnaa wuxu noo diiday marka mowlidkan laguma hayo aayad quraan iyo hadiith iyo hadal saxaabi halkee ka fahanteen in la qabto molidka Ma nibagaa ka fadli badan tihiin oo leedahiin wixii nabi muxamed ka tagay aayan sameeneenaa adin koo isku arka inaad ka saresiin Wlh suufiyo waa shiico caadi ah ee hala iska jiro SALLIFIYA WEXEY DIYAAR U TAHAY IN LA DIRTIRO MADHABKA SUUFIYADA OO LAGA SOO SAARO DADKA MADHABKAA KU DHAGAN OO LOO SOO SAARO IFTIINKA ILAAHEEY
@Somalisocialnetwork
7 жыл бұрын
Diintiiba waxey ka dhigeen rap kii african american ka, nacald idinku dhacday. , war ma hees iyo niiko ayaad dadkii diin uga dhigteen inkaar idinku dhacday
@AbdullahiHassanMohamedBH
9 жыл бұрын
Subxaanallah Waxaan madiinbaa ay ku dhaqmayaan Allaa Yhadiikom
@faarax5470
3 жыл бұрын
Man sha allaah sheekh ilaahay hakuxiftiyo
@mubaarak1975
11 жыл бұрын
Sheakh cabdul qaadir waxuu ahaa raximahu laah, nin diinta islaamka fidinayay mudo ka badan 50 years, waana ka taariikh dheer yahay waxaan dugaaga ah oo aad meesha soo galiseen ee isku xishooda, hadaad tihiin WAAGA CUSUB. tan kale cabdulaahi yuusuf waligii boosaaso laguma afduubin ee waxa idinka khaldan soo saxa oo taariikhda dib u jaleeca..
@imraan669
11 жыл бұрын
Daahir Calasow Maxaad uga aamustay Masajidki cabdilaziz ee qadiimiga ahaa ee 1500 sano dhisnee ee taariqda somaliyed iyo bilicda muqdisho qayb ka ahaa ee dowlada xasan culusow ee ka gadatay mareekanka oo la dudumiyay iyadoon la soo marsiin baarlamanka aaway masuliyadii aad shacabka u heysay aad u iftiimin jirtay wixi dulduleel ah ee jira
cayaar waalan baa ka dhacday wallahi caadi maaha dhaanto galbeed maxay ka barayaan kkkkkkkkkkkkkkk
@asadhasan5914
9 жыл бұрын
subxana alaah ilaahow kuwaan hanuuni wlh waa baadi ILAAH CWJ IYO RASULKEYNA MAXAMED SWC MA AMRIN WAA JEBKOODA WAXAAN DIIN MA AHA ILAAHOW HANUUNI EE KASOO CELI JIDKA QALDAN YAA RABI
@museciise5138
6 жыл бұрын
Waa run qoladaas intay dhalinyartaas haawshaas geliyeen ayaay uga baxeen,waxay kaloo ku darsadeen mudooyinkan inaay masaakiinta abaarahu ku dhaceen aay ka taajiraan
@MegaWadani1
11 жыл бұрын
Warba idinka hayee anana idinku wareerrnee maxaad noogu kala goyseen mise qoladaasa dhexda u gashay
Пікірлер: 30