masha allah xaqiiiqdii dhamaan barnaamijyada ustadka ima dhaafin laakin waa codsi nooso badiya muuqaaladiisa casharo ayaan ka helnaa thnks ustd
@mugsEmporium
8 ай бұрын
war aresenal waa dawanaysaa ee hynagu dirina ee maad ka joogtaan dad wax bartay na way ku jiraane barnaamijkan waa ku degdegteen
@ahmedqumbe3644
8 ай бұрын
Hhhhhhhh Walaahi taasaan been ahayn, barnaamijla noocaana in lasoo dhigo bara bulsho waa khatar.
@Joseph_abukar
8 ай бұрын
Habtabintada cajiibka ah waxey iga saaciday In aan kaxiiso dhicin barnaamijyadada Sikastoo oo ay daqiiqaduhu ubadan yihiin
@Azharimcx
8 ай бұрын
Mahasanid jaalle, soo dhawoow.
@DahirAbdille
8 ай бұрын
Ustaad Azhari! Mahadsanid ayaan ku leeyahay.
@waxtarkawalaalkamedia1400
8 ай бұрын
ustaadi waa runtaa lakiin wa inaan ka fakranaa qab aan iskaga iifaaci karno arintaan ´ka hortaga gorgorka dilaaga ah
@ramadanmohaofficial3470
8 ай бұрын
Madasha technologyada @bile media
@abdiaziiz628
8 ай бұрын
Ankana bal eeg😢
@abdiabdilahi5471
8 ай бұрын
Nio macalinkan si Gaara u taageera, 😊
@mahamudh6983
8 ай бұрын
Daaha dabadiisa
@QANCIYE_FILMS
8 ай бұрын
BILE M3DIA❤😊
@RagiiHorre-bq6ht
8 ай бұрын
Wllky Mohammed ❤❤
@moubrekyare1829
7 ай бұрын
Kuwan meel noo wadaan hawadan. Wasaqeysan laga qeylinayay hadii waxan.cml bilaban waa bahashas yar ha u so.dhibeen nucléaire. ظهر الفساد في البر والبحر بما كسبت ايدي الناس ليديقهم بعض الدي عملو # صدق الله العظيم
@Mrwaryaa0
8 ай бұрын
Mahadsanid walal
@PinaBinianimals
8 ай бұрын
war soomaaliyee hurdada kakaca aduunkii wuunagatagee ilaagoormee sidaan ahaaneynaa😢😢
@abdiaziiz628
8 ай бұрын
Waa wax laga naxo
@Khulasatul-alkulaasah
8 ай бұрын
Masha allah . Waxaa rajaynayaa inaad ka soo hadli doonto Microchip
@dejiye247
8 ай бұрын
bile TV Gobsan
@NatureMelodies-w6o
8 ай бұрын
MashaAllah barnaamij cajiib ah mahadsanid wll
@MohamedSomaliya
8 ай бұрын
Muqaal qiimo badan faaidana badan mahadsanid walal
@CadnaanGuhaad-u9s
8 ай бұрын
Filimkaan magaciis ila soo wadaaga plz
@Azharimcx
8 ай бұрын
1. Angel Has Fallen (2019). 2. Slaughter Bots | DUST Sci-Fi Film
Пікірлер: 27