Sida aan ogsoonahay CV-ga waxa uu muhiim u yahay habraaca
shaqada, sidoo kalena waa qiimaynta koowaad ee shaqa doonaha.
5. Marka uu diyaarinaayo CV-ga, sidee qofka shaqo doonaha ah u
aqoonsan karaa tayada gaarka u ah, uguna muujin karaa CV-ga
astaamaha ka dhigi kara musharax xoogan oo ku habboon shaqada
uu raadinaayo.
Sidee ayuu shaqa doonahu u soo bandhigi karaa awooddiisa iyo
xirfaddiisa inta lagu jiro wareysiga. Haddii uu garan waayo jawaabta
su’aal a mid ah wareysiga, sidee buu u xeeladaysan karaa una hanan
karaa qalbiga wareysi qaadaha.
Facebook:
/ mualumniclub
Twitter/X:
/ mualumniclub
Website: alumni.mu.edu.so/
Email: alumni@mu.edu.so/
Негізгі бет Sirta habka samaynta CV yada iyo ku Guuleysiga Wareysiyada Shaqada Job Interview Dr Shariff Osman
Пікірлер