Macalin muuse ani maxaa iigu soo jawaabi la,dahay riyadeeda
@nayrusyaslim5635
2 жыл бұрын
Ana ihysta xaas ayn ahy dumshida aya walkgda sixirtay sheekho iso ducya plz
@f.o847
Жыл бұрын
jazaa kallaah khayr
@ruqiyaruun2526
2 жыл бұрын
Macalin muuse ani waa xanuunsahay wixii i haayo waa ku wareeray dhaqtar badan waa tagay wax saas eh igama soo sheegaan caado wareer iyo caloosha wax iiga Rog rogamaayo mana aqaan wuxuu yahay culees jirka aan Ka dareemaayo iyo faraha lugta bidix suulka farta Ku xig ayaa i boodboodaayo iyo faraha gacmaha iyo cabsi waxaan Ka cabsanaayo ma ogi mar marka oohin aa iqabaneeso culeeska markuu IGA bato marka ilaahay ayaa caafimaadka haayo sheekha waxa i haayo hadaad garaneesid ii soo sheeg
@naciimowarsame6348
2 жыл бұрын
Mash allah💞💞
@ruqiyaruun2526
2 жыл бұрын
Qeyr alaha Ku siiyo wll
@Maryama-pp2kh
Ай бұрын
ASC
@xafsayar2988
Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@quenmumtaz4824
2 жыл бұрын
Meeqa suradood ayn aqriyaaa
@xajimoustaphalopez7033
2 жыл бұрын
asc macalin muse
@Gunesh04
2 жыл бұрын
Macalin muse waxaan rabaa inaa iso fasirto riyoyin kaan madama aan fursad kugu wayay ( 1) gabara waxeey dhahday waxaan ku riyotay ano gabar ah o leygursan eey ibursanaa o iqaniinaa (2) isla gabadhii waxay dhahday waxaan ku riyoday ayada o la iqabin waxaan ku riyoday guri wada baran bara ah ( 3) isla gabadhii waye waa leygursaday ayeey dhahday intaan todabadii ku jiray ayaan hadana waxaan ku riyoday ilkaha hoose o tin iiga duuban tahay ana aan iska bix bixinaaa (4 ) waa isla gabadhiiye waxa ay dhahad kadib waan xanuun saday wax yar marka leyqabay ilaa hadana wan xanun sanahay ayado sidaa jirto ayaan waxaan ku riyoday ano xanuun san o leyqabo wali aabaheey o lacag badan isiinaa madaxana iga dhunkanaa so fasir shiiqow
@nalka7488
2 жыл бұрын
Sheekh aniga oo yar baan anigo mel ku cayarayo dhulka waxan arkay wax kaso tagan marka so bixyayna waxay ahayen wax isku texan oo xersi cml ah weli waan xasuusta wlh lkn weligey qof Uma sheegin😩
@faizaelmi1480
Жыл бұрын
Dhib kaas anigo ihestaa hada waxa sameeyo ma aqaan الله كريم wiii dhibaato imaleygo illaha kudaaye
@abaneymahamuud9615
2 жыл бұрын
Asc mashallah Allha kuxfdo
@ardhoyahmed6189
2 жыл бұрын
Mashaallah
@zamzamlastqueen6476
2 жыл бұрын
@macalin muuse wcs maclin wxan raba inaad iifisirto riyada daanyeerka kaasi oo albabka ii jiifa kadibna albabka kaxeranayo lkn waxaan ugu baqayay inuu guriga hooyadeyda aadayo balse hooyo aan waxaayo sidey iskaga ilaaliyaan 😍ila soo dhaqso maclin🥱🥱
@mrsheekoyin2467
2 жыл бұрын
Shekhow xalay 3 heenimo marakay saacadu aheyd waxan ujifay ber beer Waxana ku hadlayay abow dhabarka iduug Abahayna manola Hurdadiban kasoo kacay waxana dareemay cidlo diban ugu noqday Riyada haday ibilowmatay Shekh abahy manolla lkn udhintay Waxa ku riyooday isago xidhan khamiis buluga oo cirka u eeg cumaamad cadna xidhan gadhkiisuna madow yahay da du kudhintayna sibu uga yar yahay markaas Waxan ugu galay qolka wllkey oo ledhku ushidan yahay wuxu hubanyahay mara cad Wuxu igu yidhi c/ aabo iga tag waan ka tagay waxana ku fikirayay inaanu mar labaad iga dhiman oo sowra la galo Uu iyeefhey oo wuxu iyidhi aabo c/ kaalay imeedh jidhka dumaashideyba so carartay oo tidhi aabo kani waa habeene c/raxmaanba ku dhama isago kuu medha marka aabahay wuxu yidhi my aniga kana imeedhaya markas kan ushegayana wa aniga ano isle umeedh ayuu iyidhi 3 jeer kac kac kac Wan kacay waxaba lagu jirayba markaa an kacay salaadi subax rakcadi kowad wana so tukaday shekh ifasir riyadas adoo raliya
@maxamedcabdi1237
2 жыл бұрын
Mcl waxa kuriyoday 2riy oo kla ah 1. Waxa kuriypday hapen kii ano joogo isuulka oo arday kle qalin iskudagakyno 2. Waxa kiriyody salada subx kadib hooyo adeg idirty laordyo oo roob wyn da aayo kadib waxaa dhacayo ano marayo meel xabad kadhacayso kadibna wada kale ano marayo aya nin tuute wato oo or dayo aya arkaya kadb gacmaha kor utagayo qoorta bistolad igu dhufanaayo kdb an asha hadanyo
@roodoismaan3231
2 жыл бұрын
Asalama calykum maclin ustaad wxaan ku riyooday anoo reer isku qabiilka ay reero is dagaalyaan kadib ani meel suuq ah ayaan adaay kadibna wxaa i qabthy nin kii ay is dagalayeen kuwan isku reer ka ahyn kadib mu khadaarat baa laysii yey waana i kufsadeen an ohin ayaan ku waashay 2:- sidkle wxaan ku riyooday sheikhow aniga iyo wllshy oo isla socona ayaa wiil na mageen kadib wllshy bay is galeen kadib mid kamid ah ayaan wllshy midi dhabarka ka geliyey inta dib gabadh meeshi timi anag isku boodaynay inta kadib waana klevqabathy gabadho kle baa i yimi intaa dadka meesha jooga oo dhan waxay ila hayeen waa wadaadadii 2:- sheikhow wxkle oo aan ku riyooday aniga iyo dadkle oo meel nala kaca sumay marka niman baa naga horeye ninka wxaa ku jira nin wejigiisu aad u fiyaa markaan dadki weydii wax lagu yiri waa nebig muxamed scw kadib labo qol oo isku xiga bn galay
@hamdiismaciil7013
Жыл бұрын
Asc
@abdisalaam2756
2 жыл бұрын
Mclin waxaan kuriyooday aniga iyo 2 wiil ookale ayaa waxaan guursanay hal maalin lkn ani waxaan guursaday walaashey iyo habar yartay waxeyna ii dhaleen Labo wiil oo isku ek labadii kalene waa loo dhalay lkn walaashey 3 sano ama 4 aa laqabaa wiline wax meydhalin habaryartay 5 cunug aa ujoogto please ii fasir 😳😳 ani wali maguur san
Пікірлер: 24