wllhi xaqiiq ayuu ka hadlay kaliya waxaan ku sifayn karaa inuu yahy siyaasi daacad ah, dal jecel, dad jecel, caddaalad jecel, horumar jecel, dimuqraadiyad jecel.....
@Hamzaleeb
6 жыл бұрын
salaamaad dumuqraadiyadu manay gaalnimo ahayn a jeceli ha inaga dhinto
@Red-bz7bk
6 жыл бұрын
U
@zulthankhadar520
6 жыл бұрын
Ana ma mjd shakhsiyadka ka murugoday kana cadhooday waxa lagugu sameyay.. alle na khair ba kugu badalay wadiga ka nastay ee ka qurux batay. Alle ha ku karameyo abdirahman abdulqadir. Legend
@simplechannel9101
6 жыл бұрын
👍👍👍
@noahrageh623
6 жыл бұрын
Madaxtooyadu awal ma maqaaxi iska furan ayay ahayd, Maxaa madaxdii ka wada yeedhsiiyay Meeshii Waa nalaga xidhay?! Mise Muusaa wada eryay Lataliyeyaashii Magaca ahaa ee xiligii Siilaanyo..!!
@khadrahashi5516
6 жыл бұрын
Xaqii baa dilaacay baadilkii baa laga dareeriyey iyo xaaran cunkii
@somaliunion8293
6 жыл бұрын
Mr sacad cali shire waa ka gaabiyay shaqadiisi mise waxa la odhan karaa dhagax ayaa loo dhiibay sacad wuxuu ku fiicnaa wasiirka diinta iyo awqaafda
madaxwenihii berito baan u rajeynayaa inuu u noqdo dadka iyo dalkaba. waa loo baahan yahay .
@ahmedabdikalik7690
6 жыл бұрын
Midna Rajo maleH
@HawrarLyrics
6 жыл бұрын
waa loo baahan yahay dad asxaabta ka madax banaan . waan kuu ducaynaya mujaahid ee halka kaga wad . waa mahad ilaahay hadad weli caafimad qabto oo dalkaaguna weli bed qabo .
@TruthTellerMan
6 жыл бұрын
Masha Allah ibnu xalaal baad tahay
@zakinice3024
6 жыл бұрын
haa rahmo. wllo ani xitaa waa arkay badri
@asalhargeisa3668
6 жыл бұрын
Hussein ali ninkan sitaa waa qabyaaladayste ama aqoon darri u weheliso ama diqoniimo waxa la hayaa oo duuban 1. Duur oo wasiirkii arrimaha gudaha ahaa oo ciidan u diray qabta ina c/qaadir shirkii golaha dbexe ee kulmiye 2. Shirkii habaryoonis ee daalo oo ina c/qaadir walaalkii u jawaabay waabeeyo oo markaa ahaa ninkii kursiga ina c/qaadir looga qaadayay kuna fadhiyay qudbad waabeeye shirka ka jeedinayay ayuu ka daba qaatay cabdiraxmaan cabdilqaadir walaalkii oo ahaa ergadii beesha hy ee qurbaha ka timid waxa uu ku cadeeyay in cabdiraxmaan cabdilqaadir raga meesha ka shaqeeyay in xisbiga laga saara ahaayeen A. Waabeeye laftiisa oo kursigiisii ku abdirahman cabdilqadur ju fadhiyay markaa B. Maxamed nuur carraale duur oo wasiirkii arrimaha gudaha ahaa C. Allah ha u naxariistee cabdi aw daahir. Dabadeed isla goobtii shirka sadexdaa nin oo fadhiya ayaa duur kacay oo uu raaligalin iyo cafis waydiistay reer cabdilqaadir. Xaqiiqdu waataa soo baadh shirkaa ka daba tag hadaad ogtahay ood isdiidsiinaysana dee yeelkaa. Shirkaa clip-kiisii kolay waa la hayaa oo warbaahintoo dhan baa duubtay jaamac shabeel ninkii public u weerarayay buu ahaa imikana hadaad dhagaysato cabdiraxmaan cabdilqaadir wuu cadeeyay tape-kana ku cadaynayaa inuu muuse biixi arrinkaa ka ceeb la'aa hadabaa arrinkaagu ma qabyaalad indhala'a baa oo afartaa nin ee garxajis intaad eedoodii iska indha tirtaa cabdiraxmaan iyo reerkoodii shirka dhan ka sheegeen indhaha ka lalisaad maanta jaamac shabeel ku difaacaysaa isagaaba kuleh wuxuu igu sameeyay anigu maanta lugta u qaban maayee maa layska daayo anoon jeclayn. Waxaagu ma nac gaarahaaneed baa haday tahay allah ha kuu sahlo waayo ninbaan iska necebahay reerbaan sheeda kala coloobay markii adeerkay doorashadii laga helay waa cudur barrina ninkii nool doorasho kale way iman armaa walaaloow nacaa iyo cadaawadaa gardarada ahi boqnaha idin qabataa oo reerahaa sheeda lagala coloobay la'aantood waxba idiin socon waayaan ilayn cod iyo aduun weeyaan doorasho reerahaasina sheeda lagala coloobay doqmo noqon maayaan waxay ku ciil bixi iyagoon dagaal iyo afxumo toona jirin codkaa iyo cududaa dhaqaale inay nin kale oo somalilandta kale ah ku soo saaraan
@qarandoonsoomaaliya9932
6 жыл бұрын
Lkn Mujaahidka meesha haka saareen
@EmanEman-uw8yz
6 жыл бұрын
Masha alla waa hadal wax ku oola hadii la qaadanayo
@axmedali783
6 жыл бұрын
Geesi geesi dhalay nooloow mujaahid hadaanu jeegaanta nahay waanu ku taageersanahay ee jeegaani xaq darada iskuma raacdee xaqay isku raacdaa wixii kugu dhacay waanu ka xunnahay waana kutaageersanbahay
@muwahibahmed9029
6 жыл бұрын
Abdirahmaan Abdiqadiir Faraxa nin karti iyo karamo ku dhex leh umadiisa somaliland dadka nocana inan helno way inagu yar tahay alleh haku sharfo mujaahid
Yar kan badhida kusan wa isku diirka Somaliland 1 kuwa madax dhaqameed ka sheegta 3 qurba joogta runta idin sheegaya somaliland inay jirto rabtaan iska qabtaa 3 daas
@walifarah101
6 жыл бұрын
MAANTA DALKU MADAX WEYNE MALAHA. ..EE CAAQIL 2BA REERO IS BAHAYSTAY CAAQIL U AHA AYAA XUKUMA. ..MALAHA KUWAAS UUN BAA ARAKA OO OO WAXA KA DHAGYSTAA
@AhmedMohamed-dw3eh
6 жыл бұрын
Axaxaxaxa waaaa mahmaah misan leh axaxax
@muwahibahmed9029
6 жыл бұрын
waa geesigii gurigiisa gayga laga xoreeyey
@saeedhirsi3565
6 жыл бұрын
Waa Geesi
@abdim.m.q3127
6 жыл бұрын
mujaahidiin soo wada ahaydeen hhhhhhhhhhh alla maxaa jihaadkii lagu ciyaaray
@peepitsslayplaya5334
6 жыл бұрын
Abdiqani mohamud afweyene gaal bu aha so wa jihaad in laladagalamo garac yahow wasakha ah
@subagdhaansade9312
6 жыл бұрын
Beentood waxay u shaqayn Jireen Gaalkii Weyna ee Mingiste kkk muuse biixi waa ninka xeerka khaniisiinta hirgalayay diin uu haysto lama yaqaan
@saeedq2349
6 жыл бұрын
Sixid! Waxa aad tidhi mudane (haddaynu isaaq nahay dadka inala degen.......)!! halkaasi waa qalad weyn. Waxaa ka haboon oo ay tahay in aad tidhaahdo dadka aynu wada degen nahay. Si aad u caddayso in wax la wada leeyahay oo aan la kala lahayn. Sidaada kale waxa aad tahay siyaasi nadiif ah oo ka fayow qudhunka iyo dibjirnimada siyaasiyiinta saaxadda xisbiyada buux dhaafiyay.
@ahmadabdi2840
6 жыл бұрын
Hargaysaay
@cabdijumbo2124
6 жыл бұрын
waa nin miskiiin
@Ayaan_wadaani
6 жыл бұрын
Inaa C/qaadiiroow Wad ogeyd Wixii ku Soo Maaray Kulmiye WAA Kii un. RAGA RAGA ah kulmiye waa ka mamnuuc. REER Somalilanoow RUUNTII Maa Haysaano Manta M Wayne Dalkeenu. Allahyoow M Wayne Kan Dhamaa Naasii Amiin Amiin
@idirismowliid8870
6 жыл бұрын
fartaadiii eeday ayaad ku heesaysaa miyaaa,
@khadrahashi5516
6 жыл бұрын
Alahayow madxweyne muse noo dhor il iyo caworiba la,ow madxweyne ka wanaagsan oo somaliland soo mari doona la heli maayo Caadfad yey ku qaadin xaqa sheeg Allah dartii
@Ayaan_wadaani
6 жыл бұрын
@@khadrahashi5516 Walaal M Wayne ha aad Sheegeyso Ma Sidaasuu Ku Miyiir Qaaba
@khadrahashi5516
6 жыл бұрын
@@Ayaan_wadaani wal Aakhiro miyaanad ka baqeyn xaqaa laga hadlaa muxuu qabaa adaa si kale wax u arkee cagta u dhig Allah ha barkeeyo cariga somaliland iyo madxweyne muse dulme diidka u soo Baxay somaliland
@Ayaan_wadaani
6 жыл бұрын
@@khadrahashi5516 Walaal Madaxweyne Waxa Nooqoon kara Ninka Isku Haya Muuxaafiid iyo Muucaaraad ee aan Reer kurzi uguu Fadhiyiin. DHAGEYSTA DAREENKA Shacabkiisa Walaalo khadray Somaliland tii laa Wada laahana Manta ma Muuqaato. WALAASHAYEY MAXAA inoo TAALO AH ???
@mubaarigcalisanadkawaxbadh3302
6 жыл бұрын
Kulmiye waxan kaga quustay maalintii mujahidkii SNM gurigiisa Ku aasaasay sida foosha xun loo galay
@mohamedbashe5035
6 жыл бұрын
Mubaarig Cali sanadka waxba dhaafimayso liverpool muhaahidkaasi ma adeerkaa buu ahaa
simple channel mujaahid dalka waa la xoreynayaa ee ha u nixin huunada yuhuuda ah
@maymunajadeed4965
6 жыл бұрын
@@franklinrosevelt758 Adiga ayaa yahuud ah. Dad muslim oo ashahadanaya ayaad ku shegta waa xaran.
@mohamedjordan3232
6 жыл бұрын
Hush
@cabdijumbo2124
6 жыл бұрын
libaaaax
@wizzboyzaki6992
6 жыл бұрын
waxaan ka markhaati naqayaa inuu yahay siyaasiga qudhaa een qaabyalada aqoon waxaan xasuusta berigii u barlamanka usharxnaa aanu ku ollayn reer
@yaroobem7271
6 жыл бұрын
wizz boy zaki gabilay waa looga kacay oo waa laga taageetay ee muxuu ugu mahad naqi wayey waka dul wareegaya eh mida kale qabiil aan sacad muuse ahayn ayuu u mahad celiyey iyo habar awal ee muxuu ka wadaa
@cabdijumbo2124
6 жыл бұрын
waar muuse walaahi gob Maha waarninka wasiir ku abaal mari
@aaminabaashe7085
6 жыл бұрын
geesi geesi dhalay afkukumago
@muniirjr6856
6 жыл бұрын
🤣😂😅😂🤣😂😅🤪
@a.salammahi4950
6 жыл бұрын
War nnkani waa wada caqliye may sii hayaaan hhhh
@abdirahmanhassan121
6 жыл бұрын
Nin rageed alleylehe si raganimo leh ayuu u hadlay
Land tu waligeedba nin kooda wax garadka ah ma yaqaanaan waxna uma dirsadaan waana ta halkaa dhigtay.
@EmanEman-uw8yz
6 жыл бұрын
Haa reer somali land waa wada mujaahid cadawgaa gaala ka daran
@shakhsirunsheegeah8524
6 жыл бұрын
Mirqaan LanD sandaqadaa Gubatay Ee muusena hoosta idinkaga handaraabaY ku dhex gubta
@ranboo2116
6 жыл бұрын
Wuu nool yahi Inu J Shabeel diilay ban moodaye.
@mawlidosman1574
6 жыл бұрын
Osman Mohammed 😃😃
@yaawaduud7745
6 жыл бұрын
waar ninkani siyaasina maaha waa nin jileec ninkan muuse baryaya .....muusoow ....mujaahidoow....walooloow .....waar nacasyaw meesha iskaga fadhiiso
@museadan2109
6 жыл бұрын
Alla waa doqonkii
@abdizamedyousufzugule5776
6 жыл бұрын
Siyaadi abdi rahman apdi qadir si fcn paad u jadashay
@nuurahmeddhaashane9130
6 жыл бұрын
Isaaqu maxay ugu yaacaan mujahid ban nahay iyo dalkanu usoo dagaalanay hada waa laba gobol oo somalia burco iyo hargaysa ah umada ka xishooda nimanyahaw 😂😂😂😂 Tan beelaha darafyada xaqooda uga hadlaysana adeer sool iyo sanaag dawladaynta qabiil eejeegaanta way ka tashadeen xabad baa naga dhaxaysa muuse fulay iyo huunada tukaraq joogta ha u diyaar garoobaan dagaal sool iyo sanaag hubkodu waa diyar
@jaamacdiiriye2382
6 жыл бұрын
sxb dagaal xal maaha malaa dagaal baanad aqoon u lahayn ee waayo saaxiib ummad isku diin ah oo isku dhaqan ah ayaan dagaal u iclaaminaysaa
@nuurahmeddhaashane9130
6 жыл бұрын
@@abdi-nm2vy ma adigaa siiyay langabyahaw jeegaanta muuse biixi aaaminsan meeshan somalilandta hargaysa jeegaan lagama yaqaano huunayahay jilicsanta ah ee dhul harti isaaqna habaryonis ba nala leh sanaag iyaguna caare la socdaan bal kaalay ka dheh intaas sanaag inta xabad la idinkaga saarayo adiga iyo maamulkiina jeegaanta ah ee muuse jaahil suga
@nuurahmeddhaashane9130
6 жыл бұрын
@@jaamacdiiriye2382 walaalkay maamulka hargaysa iyo madaxdooda dagalku naga dhaxeya nin dhulkiisa kasoo duulay oo dhulkayaga noogu yimi wanagu ii hayaa muxuu yahay hadii nabad la doonayo dhulka hanooga baxaan mida labadna shacabka hargaysa waa dad walalo nahay lakin mamulkooda dagalku naga dhaxeya iyo madaxdoda si kale ha u fahman
@laylasuruur5769
6 жыл бұрын
Nuuraxmed. Nacasbaatahey. Soobaro. Marka hore. Intaisaaqu. Dego. Dabadeed. Kahadal.
@mawlidosman1574
6 жыл бұрын
war ninku waa nin jileec sow ka ooyay wr shaaniyow dhe
Пікірлер: 145