Ina xaashaw maan teegeeri cidnaba waligay balse waad isoo jiidatay. Waxaan kuu hayaa codkayga iyo inta aan maduulka ka.ahy. aqoon yahan sidaa dadka wax u waydiiso waad ku guulaysan inshalah
@khadracali4640
Ай бұрын
Waa geesi ninkani
@abdisahalqaylo8812
Ай бұрын
Siyaasi hufan oo gob ahimsa waa badanyahay balse m.xaashi oo kale looma baahna oo og waxa uu ku hadlo inuu gun ku yahay
Siyaasi Daacad ah la waa!..Prof Lomumba baa yidhi ninkasta nolosha ku Saaqidaa africa wuxu shaqo ka dhigtaa Siyaasad. Afrikana waxay Doorataa Kooda ugu liita. Musuqmaaqa uu Sameeyana dad ka badan kuwa dagaal sokeeye inooga Dhinta buu Dilaa Musuqmaasuqu!. WUXU ku siidaray Yaabku waa Afrika waxa ay soo saartaa wax ayna cunin..waxayna soo Dhoofsataa wax ay cunto!
@Hciid
Ай бұрын
WAA BEENTA AAD ISU SHEEGTAAN DHUL AAN AAN AWOOWGA GAARI WAAYAY AYAAD SHEEGANAYSAAN
Пікірлер: 12