Masha AllAH axmed mire ii noolow mujaahid ku doortay ku foortay Curadkii sheekh isaxaq (tol-jecle) Kuguvdoortay raganimo AllAAW ku dhawr bal day siduu u hadley .
@ahmedyusuf6050
6 жыл бұрын
Mujaahid Axmed Mire si cajiiba ayuu u hadlay iyo raga kaleba...waana wax lagu farxo. Guul ayaan u rajaynayaa guud ahaan shirka beel waynta Garxajis.
@carabcadow2517
6 жыл бұрын
Ahmed Yusuf mujaahidnimoy xaal qaado war alle ka baqa
Ahmed Yusuf Walaalo laacaanood ma innagaa leh. Ma gurigeennii baa.
@ahmedyusuf6050
6 жыл бұрын
Munira Nur Laascaanood meesha lagagama hadlayo horta... laakiin Laascaanood dadka degan ayaa leh sxb.
@GQ-sz2xn
6 жыл бұрын
ILLAHAY DANBI DHAF AYANU KA WAYDISANAY WAN KA SHAKISANA WAN XUMANJIRAY LKN INAY TOL YIHIN INA DHASHEN DALKA U DHINTEN DIYARNA U YIHIN DIFACA ILAALINTA MIDNIMADA TOLNIMADA SOMALILAND AYAY CADEYEN WA GOB IYO CAADADEED ABAAL IYO WAJIBAD QARAN GUUL AYAN U RAJAYNAYA XAN HA HADHO VIVA SOMALILAND VIVA DURADA WE ARE ONE MALINTAY DARANTAY WAYNU IS TAAKULAYNA TABANTAABINAYA RAGNA ISKA DHICINA SHARAF TEENA U DHOWRNA💪💪💪
@KinziAq
6 жыл бұрын
Maashalaah geesiyadayda guulaysta vivagarxajis
@husseinahmed3029
6 жыл бұрын
Mansha allah garxajis dalku idinkuu idin sugayaa
@bashiirosman8870
6 жыл бұрын
Ahmed mire wakaa ragii dalka lahaa
@khadaressa8735
6 жыл бұрын
Muj.Ahmed Mire Allah Yacfidak
@farduusraabi8554
6 жыл бұрын
Masha allah guuul ayan idin rajaynayaa madaxda garxajis 👏👏👏👏👏💋💋💋💋💋
@Qorshelyrics
6 жыл бұрын
Maasha allaah
@abdiazizghahnug9224
6 жыл бұрын
guul qaran weeye shirka garxajis
@crxmndhago977
6 жыл бұрын
Axmed mire nin rageed alla jeclaan lahaayaa adigoo gudoomiyaha waddani ah ❤
@cabdibasiddayib5949
6 жыл бұрын
crxmn dhago hhhhhh,Aar ya computeraw meesha ciyaarta ka ddaaa.
@crxmndhago977
6 жыл бұрын
Cabdibasid Dayib hhhhh adigu meel kasta ma taagan tahay xaasuubaw
@apdihassan7989
6 жыл бұрын
Hhhhhhhhh ciro waa dareero sow maha
@khaliilaadam3765
6 жыл бұрын
crxmn dhago ceryaan 😂😂😂
@dulqaadmasamre6461
6 жыл бұрын
wowoowowowoowowow walhy ahmed mire mash allh walee. u biqimaaye shirka hadii uu jogo ahmed mire
Mujaahid mire hadal dhaxal gal ah buu u jeediyay haduu ciro qaadanayoh
@abdirashka9468
6 жыл бұрын
Tollway waan tageersnahay lkn ciro iga badala ina mire ama midkale noogu badala plz
@mohass2721
6 жыл бұрын
Mujaahid axmed mire maxamed nuux alle ha sharfo waa geesi usoo hurushoobay qaranimada somaliland
@mukhtaarhussien6964
6 жыл бұрын
Axmed mire nin wax badan og yaa yidhaah u sheeg ciro wixii dalka laso mray
@manshaa1923
6 жыл бұрын
Mukhtaar Hussien Waxa aanay jeegan oogeen maa oga ciiro qaraan muu cuunin maana ibiin qabyaladnaa muu abuurin muuse uu sheeg taa
@sarahahmed9891
6 жыл бұрын
Shut up jeeganyey hakala saarin waa walaalo Garajis guul
@samsamahmed7394
6 жыл бұрын
Manshaallaah guuul garxajis
@abdihassan1563
6 жыл бұрын
Bashaar A hasha geela cuntee hadana cabaada adaa qabyaalada bilaabay maad ilowday markaad lahaydeen riyaale dhab libaax ayuu ku fadhiyaa maantana cabaadaya.. adaa 1994 dagaalka bilaabay hadana yidhaah waa la isku kay tagay... ama afeef hore yeelo ama adkaysi danbe yeelo haddii garxajis jiro faysal cali waraabe maxaad u dooraan waydeen 2003 iyo 2010 maalintu hj iyo samaroon la tartamayay.. imaan la'aan ayay idinky haynay maanta doqonimi ayaad ku daraateen labadaaa idiinku hayn kari mayno
@axmedmaxamed8128
6 жыл бұрын
Mujaahid axmed mire maxamed nuux nin ku qaaliya somaliland fiicnaan lahayde isaga oo lagu badalo cirro
@Mo-abdi800
6 жыл бұрын
Mansha Allah olahaw waxmira dhala kasoo baxdo
@halyaygadhashasomalilandsn4153
6 жыл бұрын
Hore loo soconayaa hilbo wda Dhashay iyo cad qudhaynu nahay
@asiaahmed526
6 жыл бұрын
guuuuul insha Allaah abtiyashay
@AhmedMohamed-bx4rs
6 жыл бұрын
Ama suux ama soo dhac Waa kuwaa ragii dalka lahaa Gobanimadu waa iska sidaa
@abdiaflow
6 жыл бұрын
In sha allah no third hand in this Meeting AND HOPE NOT to be involved Tukurag War that is business Governments
@jirfe
6 жыл бұрын
Mujaahid ahmed mire wlaahi anigoo aanan isku qabiil ahaayn ahmed mire doorashada danbe haduu isa soo sharaxo oo xisbi cusub samaaysto isaga ayaan dooran lahaayn
@nouhahmed7743
6 жыл бұрын
Midnimo midnimo midnimo.
@mohamedshelare153
6 жыл бұрын
Nouh Ahmed Siilka Hooyada midnimo
@ccasiiskayse328
6 жыл бұрын
Axmed mire halyay qaran magaca hajiro runti wxd thy nin karti leh nolow inbadan indr
Пікірлер: 75