Abwaan Mujaahid Axmed aw geedi Allow cimriga u dheeree SNM allow u naxariiso inta dhimatayna. Amiin
@snmhero7663
7 жыл бұрын
proud to.pe mid ka.mida caruurtii snm ilahay ha unaxariisto intii dhimatay taariikhdiina aaabhahay ayan ka dhagaystay lkn balan waxaaan idinku marayaa sidaad ahayden si ka wacan inaaan noqono lions of afrika snm
@26junesomalilandfirst67
5 жыл бұрын
Mansha-allah.. guul iyo gobanimo somalind.
@jamalwarsame4522
6 жыл бұрын
Ilaahay intii dhimatay ha u naxariisto snm inta noola cisi iyo sharaf ilaahay ha siiyo waa dhaxalka keliya ee aynu haysano ee dalkaa quruxda badan inoogu bedelay naftoodii alaahu akbar
@Haamud
7 жыл бұрын
Mujaahid Ahmed Aw Geedi waa nin qiimo leh..Weligey kama maqal isagoo halgankii ku faanaya..Waa nin mutadawac ah. Ilaahay cimriga ha u dheereeyo
SNM alle ha u naxariisto inta dhimatay inta noolna ha u naxariisto amen
@axdiqoordheere1026
8 жыл бұрын
inti dhimatay ilaahay ha u naxaristo aamiin aamiin yaa Allah
@khadareid137
6 жыл бұрын
aamiin aamiin aamiin
@abdishakourshakti7364
5 жыл бұрын
Mujahid Ahmed Awgeedi Dheeraad Inu SNM Ku Jirey Habeena Kumaan Seexan Wlhi ciyaalkii Danbaan U Haystay Ilay Ninku Waa Halyay Qarsoon Maasha Allah Af Iyo Gacan ba Dalka Wuu Ugusoo Halgamay Hadana Weli Lama Arag Isagoo Leh Mujaahid baan Ahay Iyo Faataa Dhugta Ay Ku Faanaan Kuwa Yidhaa Kaadidayadaan Usoo Cabnay iyo balaa balaa
@mmmmxmf9960
6 жыл бұрын
Allow intii dhimatay u naxariiso inta noolna caafimaad sii.
@hallohamse4213
7 жыл бұрын
aleh ha unaxariusto dhamaan intii dhimatay inta xanuusan aleh ha caafiyo
@GUJIIZ
13 жыл бұрын
Inta nool ee SNM meqaamka ay bulshada ku leyihiin wa in la sharfa tix-gelin gaar ah la siiya..........Somaliland....Will be a successful country at the horn of africa....
@abiibabiib4108
3 жыл бұрын
When Life gives you an enemy like Somalia. Fight like Somaliland.
Abwaan Axmed Aw Geeddii waa nool yahay, waa ninka sameeyey filmka cusub ee 2016ka soo baxay ABAYDIN ABAYDIN DHALAY,, youtubeka waa ku jiraa,, Sidoo kale waa ninka sameeyey heeska dadku wada yaqaaniin: Sumulyahay darmani naylaha dudduuc Oo dooxa gey oo dawacadii dabada humbulneyd Yey kaa daldalan yey kula dulmarin Suugaan badan oo kaleetona waa leeyahay,,,,,,
@omarali7115
6 жыл бұрын
mahadsanid zxb
@user-il4vj5js7u
3 жыл бұрын
Mansha allah
@ugbaad1239
6 жыл бұрын
aaax.xasuus walhi waan.qiirooday
@mahdicabdi9676
8 жыл бұрын
sidaasaa loo dhacsadaa manshallah
@sahalcali4196
6 жыл бұрын
Mujaahid Abwaan Axmed Aw Geedi
@ahmedabdiaskat586
9 жыл бұрын
ala ha unaxriisto mujahidnti snm intoda dhimty intoda noolna cisi iyo shrf xaq badan ayay nagu leeyiin ala ha karaameyo sidy noo karameyen aamin ya rabi
@xamsexussien937
6 жыл бұрын
Mnshaa allaah
@Yummysomalilander
12 жыл бұрын
@cawaale83 inadeer aniguba waxaan ka daawaday tvga qaranka somaliland xasuuqii hargeysa walahay inadeer shan cashaan ooyayey wayo anigu gabadh baan ahay barigaana waan yaraa markasan is idhi habeenkaa naa hargeysa ma adaa oo ma xasuuqdaa qaxoontiga hadheeyey ilaa hargeysa ilaa ceerigaabo ee ku dul soconaya xabaalihii maydka reer isaaq hadana markii danbi waxaan telefoon u diray wadaad fadhiya tvga horncable anigoo ooyaya ugu danbayntii wadaadkasaa idejiyay waxan ka xanaqay wiilkii reer gebila
@GUJIIZ
13 жыл бұрын
This was the day...27/5/1988...The beginning of the end for siyad bare regime..... Meeshi lay tabtaba wa SNM...AHUN dhamantood...... SNM
@Between-earth-and-sky
4 жыл бұрын
Kuwiina waxaan jirin iska qorayoow, Axmed Aw Geedi waa ciidankii SNM ee loo yaqaanay ciidanka Haybe Laambad (Guutadii 11aad) meeshuna waa fadhiisinkoodii. Sidaa ula socda barasho-wanaagsan.
@ahmedsakiglobal
6 жыл бұрын
Asc L B Channel heesta ugu horeYsa yaa qadaYa
@LBchannel
6 жыл бұрын
Axmedoow waxa heesta hordhaca ah ku luuqaynaya (1) Axmed diyaar (2) Faysal cumar mushteeg (3) sadex nin oo aanan garanayn. Kamankana waxaa u haya C/naasir Macalin Caydiid. Halkna guji ---->>>> kzitem.info/news/bejne/t6avyp2VcJR0poY
Пікірлер: 60