Waa barnaamij xanuun badan ka digayo Tahriibka, waa barnaamij ku reebayo tiiraanyo iyo xanuun fara badan cidii daawato, waa barnaamij digniin ah,
Cusmaan waa wiil soomaaliyeed waxa uu kasoo haray isaga iyo nin kale oo kaliya dooni ay ku saarnaayeen 31 qof, taasoo macnaheeda uu yahay in 29 kii kale ay badda ku dhinteen.
Негізгі бет Ойын-сауық socdaalkii Geerida Q 1AAD
Пікірлер: 31