heesta waa tiisii ugu horaysay ee ay fanka uu ku.soo galay hada waa new fanaan awal hore bisadaha iyo Eyda ayuu u heesi jiray lkn hada dadka ayuu u heesaayaa😂😂
@mustafeabdilahi132
9 ай бұрын
Hes usamaynee kulahaaa 😅 Aan ku ciyarno mad iska tirahdid wan kufahmaynaaye 😄😄
@diinkaab
9 ай бұрын
Wlhi blhi tlhi anoo abwaan ahayn ayaa gartay in miisaanka dhiman yay "manin bay guri ujoogta"
@sumayahussein2298
9 ай бұрын
Ala guri barwaqo kale
@mohamedabdikadir1947
9 ай бұрын
Guri barwaaqo inader ninkas bartisa ku cimaamad halku ka yimid wd garanaysa
Пікірлер: 220