ماشاءالله تبارك الله جزاك الله خيرا فالدنيا والاخيره
@HggTwc
5 ай бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@qamaromar7715
Жыл бұрын
Asc
@MahatYussuf-ig7uo
Жыл бұрын
M.a abayo may Allah forgive us
@user-lq9zh8fh9c
Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@ifraaxfaatule8705
Жыл бұрын
Lama maqlo sawdaqyryxeey
@deeqabile5756
Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@anisoaliiza4645
9 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@ruuney7083
Жыл бұрын
asc abayo sowda xage kalaso xiriraa
@sawdamqaalib
Жыл бұрын
Muqdisho xppti❤❤❤
@ruuney7083
Жыл бұрын
@@sawdamqaalib tlf qisaska lagugu so diro rabaa
@deeqabile5756
Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-bh6ez5ln4t
Жыл бұрын
Salama alaykum huuno. Suaal ayaan rabaa in aa ku weydiiyo. Maadama aan u arko in aad dhaqanka carabta aqoon u leedahay. Mar walba sheekooyinkaaga waxaan ku maqlaa dhaqanka carabtu in ee "ceeb" iyo "sharaf" in wax kaalin weyn ku leh jiritaanka familka iyo sharaftooda. Marka suaashayada ayaa ah sida wadanka sacuudiga oo lagu yaqaano in dumarkooda ee asturan yihiin, indho shareer xirtaan, hadana rag ka ajinabi ah eysan arag. Sidee ku dhacday in reerka boqortooyada hablahooda eysan asturneen? Timii u qaawan yahay iyo surwaalo xiran yihiin. Tan waxaan ku arkay dadka lacagta leh ama carbaha boqortooyinkooda Waxaan jeclaan lahaa in aad iga jaahil bixiso hadaa garabeyso sababta
@sawdamqaalib
Жыл бұрын
Wllo mahadsanid marka hore marka labaadna carabta indooda badani ma asturna haday xataa cabaayad xirtaan timaha qeyb ayey qaawiyaan
@user-bh6ez5ln4t
Жыл бұрын
@@sawdamqaalib waxaan daawanaayey arooska boqoryooyada reer jordan iyo gabdhara reer sacuudiga ee gursanaayeen. Gabadha aroosa, hooyadeed iyo Queen Rania dhanaantood intii nin soo marta wey salamayeen. .kaaga sii daran dunkasho iyo xabadka ee xabadka isku sarayeen. Anigu yaab lol
@HalimoAbdulle-ch9yk
4 ай бұрын
Sheekada bar go maxa ugu dhigtaa abaayo waa kuwataahee 😢
Пікірлер: 58