Ismahan gacan dahabey wlhi ada 1M uqalanto muqal qrux bdn best camera wommen ever for my life allah ku Xafada hdan awodi lahaa 1 day 1Ma kaga dhigi lahaa❤️❤️😘😘🥰
@maslaxxaliyeofficiall4207
Жыл бұрын
Waan dareemi karaa waqtiga muqalka galay hadana mudnantisa ma aysan siinin balse waxwalba ay tahay keep forward queen ❤
Waa so beautiful muqaladad aad ayaan uga helay but biyahay was so Omaha aad wax ku karsatay biyo caag ku soo qaado good job sis
@caishabashiir9161
Жыл бұрын
Ayy ma muqal qurux badan oo waqti galay queen keep going ismahan
@dheemanhusssein9578
Жыл бұрын
Masha Allah dhul aad u quruxbadan Ismahaney kuma waayo ❤️❤️
@abkaboy9637
Жыл бұрын
Wali ma ku arkin muuqaal kaan cml, KZitemr somalia ah, masha allah wan ka helay.
@wllramiya2756
Жыл бұрын
Amazing wlhi ismahaan video abayo ee noso badi alla maxaa meshan ari keenay wlhi xasus igalisay
@halimoa2602
Жыл бұрын
Sis I love this. Im planning to do this
@filsanmohamed1763
Жыл бұрын
Masha allah qurux 🔥❤❤🇸🇴
@abdiwali6447
Жыл бұрын
Maansha allah meel qurux badan waaye, laakiin qof duurka ka cabsanaaya aad kaamirada u dhiibtay neef tuurkiisa aa la maqlooyaa
@nafisafarah9560
Жыл бұрын
Maalin kasta vedio iska soo dhig KZitem waxaa 100% ka qurux badan wax aad waqti iyo maskax soo galisay aad ka soo shaqeeysay so gali mashallah maalin maalmaha ka mid ah waan codeeyn doonaa best somali female youtuber inaa tahay 🥰🥰🥰
@sayiddaud4
Жыл бұрын
Wwww msha Allah so beautiful 😍poqoradena gacan-dahab run ahntii jawi dagan iyo damashadka wcan Rabbi ha kugu nabad yeelo I have respect full 🥰😘🙏
Masha allah muqal qurux badan jawi dagan markasto chanallka waa ku xiranahay ismahan gacan dahab dhulkada ku dalxis ani insha allah marka somali imado aya muqdisho hiraan ku sodalxisaya insha allah
ismahan dahir mxd sameesay another level halkeeda dhigtay wlhi
@asadjanuzaj2422
Жыл бұрын
Yaa kaloo wxan cml duubi karo oo gacan dahab eheen♥️
@sadegureye3092
Жыл бұрын
waaaaaaaaw wan kusalamay ismhn dahir
@diirshehassan4669
Жыл бұрын
Masha Allah 👌👍💟👑😚
@zaynabmaxamedcali8103
Жыл бұрын
Masha allah waan sugaayey wlhi vidiogan so amazing 💖
@Sumayawan
Жыл бұрын
Asc walal please isoo booqo
@nimcomahamud8337
Жыл бұрын
M.a Abaayo Mcn 😍😍😍
@abassrastaman8937
Жыл бұрын
www mashallah beautiful girl ismahan dahir
@queenkeyf5847
Жыл бұрын
Gabadha maxad ka fiirsaneysaan maad kor u qaadan Somaliyey ismahan 156k uma qalanto wa gabar karti alkhlaaq iyo geesinimo iyo wax qabad isku darsatay wana jeclhy vedio yadeeda abaayo allaha ku xafido masha Allah ma jeceli Inan wax soo qoro lkn ilaa iyo 0 zero ayan kula socdaa waxad tahy lam qarin karo guuleyso geesiyad 🥰🥰🥰🥰
@hodanmohamedlifestyle
Жыл бұрын
Maansha allaah dhul qurux badan iyo muuqal cajiib ah❤️❤️❤️
Пікірлер: 181