Adan abdulle osmaan madaxweynihii ugu horeye somaliya miya ilaawday habo iska daa uqdada somali cid aan isleynin kuma jirto mida kale somalida waa dad walalo ah balse gaalo ayaa isku direysa ma jirto naceyb ay isku qabaan ee jiilka hada jira ama midka dhalan doona wasaqdaas ha ku shubin
Пікірлер: 3