😭😭😭😭😭 alla jaceyl xnuun bdna😢😢😢heestn mrka maqlo jceylkaygi hore ayan soo xsusta
@yusufahmad7210
6 жыл бұрын
Anjalii Tervedii sido kle wlal qali niyada kheyr u sheeg
@boqoradajacaylka2484
6 жыл бұрын
😢😢😢
@hafsamohamud1610
5 жыл бұрын
Sidokale wlhi 😢
@thegreatnormad3424
4 жыл бұрын
You sound idiot
@apdiwaasacjamac2888
Жыл бұрын
Hda mad farxsan thy jno
@Ayni88
Жыл бұрын
Doonidii jacaylkaan ⛴️ Anigoon dabaal baran 🏊♀️ La dawaafay badahe 🌊
@mohamedmiidoh5736
Жыл бұрын
what a song , Amazing viove 😢Fiszka Heeskan wuxu ku macaan yahay marka baabuur ama gaadhi wadid ee guuxisana maqlaysid , Waxa garan kara uun Raggii sabaaxyadda iyo waaraadada waddi jirey😢😢 parsi france 5:2 pm 11/8/2023 . Ilaahaw dalkaygii Somaliland Nabad xasilooni Waafaji❤ haddaad iga danbayso isoo ducee saxib in Alle khayr ka iyo khaatumaddaba na waafajiyo❤😮
@muztafeadamnouh7010
Жыл бұрын
Idamka ilahay saxib waxaa yari way iska dhamaan doonaan , I'm from kenya- nairobi🤝
@AbdulahiMahdi-g6c
2 ай бұрын
❤
@indhibaatoigufilanfaraqaan8189
4 жыл бұрын
2020 yaa dhagesanaya hestan marki ugu horeesay ee aan qaad cunay baan dhageestay 2010 ano gabar yar oo isku iskuul ahayn jeclaa waqtiga wuu ordaya maalmaha nolashana waa wada xasuus miiran hadaad sanadkan dhageesanayso is muuji
@Maskaguy7903
3 жыл бұрын
Ana caawa anoo qayilaya baan dhagaysanayaa😂
@indhibaatoigufilanfaraqaan8189
3 жыл бұрын
@@Maskaguy7903 😂😂😂😂 waqtiga hakuu niikiyo nasab
@abdirizakmohamed8266
3 жыл бұрын
@@indhibaatoigufilanfaraqaan8189 😂🤣🤣🤣
@indhibaatoigufilanfaraqaan8189
3 жыл бұрын
@@abdirizakmohamed8266 😂😂 jabka baad la yaabtay masuul
@mohamett12
2 ай бұрын
Ana cawa ku qayilaya aduun legend hada noshahy waku zalamay
@shaaniqadarshaani5677
10 ай бұрын
Hestan waxay igu ledahay xasuus ii gara 2016 jacyl aya ladarsay kagadarane jacaylkii Kuma guleysan oo bili Adam aya nakala geyay xagede iga so maray, sas ayana ku kala foganay anigu waan iskaga so tagay meshii aan ku Nola waxan so aday meel kale ilahey waxan ugu barya nolol quradan ka dibtey aniga ilaa hada mustaqbal masamaysan ayadan war uma hayo farxad ku nolow ayan leyahay wll❤❤❤
@samaaleabdul3178
Жыл бұрын
Hestan 2011 ban radio 📻 ka dhagaysn jiry anigo miyi jooga xsus 💔😆 Happy new year All 🇸🇴 2023 🤞
Boqorada codka Farxiyo fiska caadi mhn wlhi wxn isku aragnay aniga iyo wllshey fiska magalada kambala gabar wngsn oo aqlaaq leh oo Somalinimada ku weyn thy wye markaan la shekeystay hadalkeedi ayaan ka arkay m.a heestaan 2011 ayaan dhageystay ilaa hada 2022 ayaan dhegstaa Caawa ayaan soo booqday 2022 bisha 3 March maalin isniin ah alle hana barakeyo hada wxn ku suganhy From Canada alxm
@Xeerta-Liido
3 жыл бұрын
2021 hadad so boqatay love dhac kusi shuba ku dhashe🤣🤣🙈✌✊
@istaahil4334
3 жыл бұрын
Hhh waaku siiiyay
@MohamedabukarFaarah
5 ай бұрын
Ok
@abdimohamed5162
4 ай бұрын
Igada iyarta 😂
@libanabdirizak832
5 жыл бұрын
Heesahan oo kale markaad daawatid waxay kaa dhigayaan daciif
@siciidfanax964
Жыл бұрын
Heestan murugo goni ah bay igu ledahy an jacyl ahen marka maqlo waxa ku xasuusta awoowhy oo manta iga hooseya inkasto aysan ficnen ina hees ku xuso isago iga hooseya lknse darenkyga ma xakamen karo anigo oynaya ba is arkya allow ku naxariso awoowe mcn 😭😭😭🥺😭😭
@yabehdaher6922
Жыл бұрын
Allah u naxaristo
@AbdirahamnIniesta
10 ай бұрын
Istill listening 2023 bqorada codka farixyo fiska Qof walbo iga danbeeya like dhac ku sii allow wakhtiga iyo waayaha noo fudeydi cimri dher iyo cibado nii rjeena 💯🔥💔
@farhiaosmandirie8594
12 күн бұрын
Waagii dilaacaba Waan kuugu duceystaa ❤ September 2024 ayaan ku dhagaysanaayaa caasimadda Mogadishu EE dalkeena Kuu hadyeeyay heestaan garaadkaygiyoow❤❤❤
@marymamohamed4650
8 ай бұрын
After 14 years who is listening 2024😊
@64yearsago59
4 жыл бұрын
Who is here in 2020 😁😁😁
@mohamedcd6122
4 жыл бұрын
☝️
@gamer-yg2ij
4 жыл бұрын
👆
@أخوكمأخوكم-ظ9خ
4 жыл бұрын
64 years ago🙏🏼😂😂😂
@_s8895
3 жыл бұрын
64 years ago Wlhy wan yabay ila aan caadi ugu firsaday Waxan is dhahay xiliga fiska ma nolayd😁😁😂
@64yearsago59
3 жыл бұрын
@@_s8895 😂😂😂😂😂
@nasra3112
Жыл бұрын
HeeztaN oo kale inbadaN ayaaN raadinayay farxiya fiska boqorada codka Alle codkaaga haku barakeeyo hapo mcn waxaaN ahay gabar izka da yar oo Jacayl xanuun badaN ku dhacay wiiL ayaaN Mar kazta ku ducaysta inaan aragiiza arko Mar uun walina ma arag plz izoo duceeya inu wakhtiga Mar uun na kulaN siiyo ❤😰
@suhaybruxani2295
Жыл бұрын
Alle ha isku kiin sahlo walal
@MATAANoffishical9791
Жыл бұрын
Ilaahay hakuu sahlo abaayo macn
@husseinahmed8112
Жыл бұрын
I know the world is crazy lkn malintada allh haku sahlo
@farhanmohamettfarah
Жыл бұрын
Ebbe haku sahalo byoh❤😢
@abdirahiim3429
Жыл бұрын
I.N walala Waad Hananee 😢
@MohamedabukarFaarah
5 ай бұрын
Dib ayaan usoo booqday heestaa oo kama maarmo Fdn hadaad iga dan bayso like iisaar wll
@qureshmacalin2543
8 жыл бұрын
niyadeyda oo dagan adigoon dareen qabin ayaan dacal kahalacsadeya real good wllahi waxaan xasuusta itoobiya waa gii a An joogeya ayaan dhageysanjiray
@Yasir-abdrisak
3 жыл бұрын
Sanad dareemo cajiiba wata ayuu ahaa maalmo wanaagsan farxad iyo qanacsanan leh ayuu ku bilowday maantana wuxu gabo gabo yahay anoo sidi hore ahayn rabbi qalbiyadi isjecel ee isku daacada ah hanashadoodu hala garab galo.....R...A2020
@najmanalkinairobiilanarway6712
7 жыл бұрын
Alaaa heestan xasus ayaye igu lid anigo yar JCL i galay caku jacil kugalay ona lahan wayo arag wax ka xanunbadan maleh asaga marka safar dheeer ayuu usocdi marks ayn dhagayesani jiray Alaaa xanun badana jclku
@hafsamohamud1610
5 жыл бұрын
😢😢iskumid nhy
@goobjoog7658
4 жыл бұрын
@@hafsamohamud1610 anaa kuu diyaara walaal, diyaar ma tahay?
@mushtaqabdiqani5512
Жыл бұрын
Anigo Dareen qabin 🙃😅
@mohamedadan1518
4 жыл бұрын
18sano ayaa jiray markaan hestaan dhagesanayay jeclkii igu horeeyay ayaa marjaas i hayay xasuus oi murugo badan ayee igu ledahay iyo dadbadan asxaabteyda ah ayaa soo xasuustaa iyo waqtiga sida u cararaayo alow na xafi aamiin yaa rabi
@zuhayliinasaed4940
Жыл бұрын
Wgas da.da jirtay hda jira 18 bal muxuu iga sodonay aan wax barashadyda ku mashquler 😢xumaa jcylku wlhi wlgy kuma fakrin waxba jecln😢❤
Still watching end of 2018 long life fiska aad baan kuu taagera dhabti codkaada dareen gooni ayuu leeyahay
@somalidhabah
13 жыл бұрын
FARHIYA FISAKA waa fanaanada kaliya ee ugu daawasho badan almost waxay hesaheeda inta la daawaday u dhow yihiin Hal Million ama views waxa ku cad oo marqaati madoonto jacaylka bulshadu ay u qabaaan great job Farhiya Fiska,,,,,,,
@ibrahimhassan8501
Жыл бұрын
Congratulations hees farhiyaas
@أخوكمأخوكم-ظ9خ
4 жыл бұрын
Doonidii jacaylkaan Anigoon dabaal baran La dawaafay badahee Caku jacay yaraan kugu galay dhibaato badanaa bad weyn oo aan aqoon ulahayn ayuu nagu dhex tuuray anagoon dabaalba aqoon aduun hore iyo xasuuso umbaa lagu wada jiraa intii is weysay haday macquul tahay allaha isku keeno intii is heysana allaha usiyaadsho jacaylka dhexdooda yaala💞🙏🏼
Doonidii jacaylka Anigoon dabaal baran Ku dawaafay badahee Wlee man danbabine Mcn man duloobin Sinabakuguma daayee Wagiii dilacaba wan kugu ducaystaa 30 November 2022 Arbaca Hargeisa sacaduna thy 4: 33pm Nolshyda waa qofka kaliyen is ilwsiyo hadan anan ilawayn qlbigayga markan ka masaxo mudo kadib wa ku jira Samirkay ma hungobee
@Apdalla_Montana
Жыл бұрын
Waxaan filayaa inaad maalin uun commentigayga arki doontid lkn tolow waa goorma😢💔 taariikhdu waa 12/6/2023 hda iga dambyso Like dhac kusii 👍🙏
@dr-abdala8403
3 жыл бұрын
😭😭😭waagii dilaacaba wan kugu ducaystaa xusuus😢😢😢
@kingmogadishu3703
3 жыл бұрын
Boqorada Codka Farxiya Fiska ❤ yaa ila dhagaysanaya 2021
@abdirashidabdi693
3 жыл бұрын
Aniga ayaa kuladageysaanayo king
@King55555-x
5 ай бұрын
Dadka dhan wey isbadlen ilhow ana riyooyinkeyga Iwada rumey❤
@DeeqHuseen
4 ай бұрын
Aamiib
@abdiqaniaadanilmi4546
2 ай бұрын
2024/7/18 Dhamaaantiiiin fariimihiiini waan soo akhriyay intiiina dhimatay naxariìs rabai baaan idiiiin rajayanayaa intiiina noooolana nolol qurux badan intiiina iga danbaysay isoo booooqda 🫲✌️💟
@nasra3112
Жыл бұрын
Heestan wllhi markaaN dhagayzto ilmada indhahayGa ka qubata laaptayDa ayay qoyza wiiL ayaa xidhiidh naga dhexeeyay inbadaN ayaaN wada soconay horta jacayLka waa kugu hore ama kugu danpe jacaylka u qaadayNa wali waaN la daala dhacaya 20/6/2023 maNa aqaaN waxa sameeyo waliNa waa jeceLahay xata heer waxa mareya intaaN meel cidla izka fadhiizto kaligay murugoodo intaazo dhaNa iima oga aboowe Alle maruuN hayNa kulmiyo 💔😰😰 markastaNa waa ku ducayzta inu naziibku na kulmiyo ani iyo izaga jacayalka u qabaNa waligii mid iga baxaya ma aha maNa ahaaN doono abid jacaylkaaga waaa iLa jiri doono ila intaa naziibku ina kulminayo
@zoviechulie5133
Жыл бұрын
Anigaba sidaas kale abayo wiil baan jeclhy 6 sano baan boholyoowsanhy ilbiriqsi kastana qalbiga kama baxo lkn jacaylkayga uma qiran asaga 😢😭
@yasminyoussif2507
5 жыл бұрын
Heestan markay soo baxday waxaan ahaa fodlay yar jacayl wuxu ayahay maa aqoon hadana macalimada jacaylka ahaay illhayow idaa my nolashayda w
@siciidsharmaake8642
8 ай бұрын
Heestan 2011 wllky iga weyn dhagesan jiray Memories still listing 2011 - 2024🥰💛
@hamdishpiepe4400
4 жыл бұрын
17 jun 2020 had comti aqris uso gashe like igu qabo
@kamaalali5355
Жыл бұрын
Waxan joga nairobi kenya gar ahaan islii 8 ka , heestan in badan ayaan kuso ceshceshtay mirqaan banku hayaa wa top level hestani waliba murqanka wa kaga wacan maleh gulayso fiska ❤
@sharmakefarah7485
2 жыл бұрын
Heestan xasuus meelo badan taabnaysa bay igu leedahay waxana dhagaysan jiray wakhti nolashayda qiimo guud iyo mid gaaraba ku leh walow aanan waxba jeclayn hadan xasuus mustaqbaliyan ah bay igu leedahay, time is going , alle cimriga hano barakeeyo hadafyadeenana ha saxo.
@sharmakefarah7485
Жыл бұрын
Sanad kedib ba reply soo galay alle cimriga hau dheereeyo. 5:54 Firday 10feb2023 ban laascaanod gobalka sool ku dhagaysanayaa anoo ku jira halgan aan wadankayga kaga xoraynayo jabhada SNM , waxaana ku jiraa dagaal maalintii shanaad oo xidhiidh ah socda. Guusha kedib ban reply soo galayaa alle hamiga hanoo rumeeye.
Wax kasta waxay le yihiin xasusu gaara zxb maaha yarantu wax la ilaawi karra
@abdirisakaar9890
Жыл бұрын
2023 ban dawanya dib 😢 like igu sharaf xasuustada sii wado zxp
@zakariyaaltakar2913
3 жыл бұрын
Yaa dhagaysanaya 2021 Aniga Mrki Labaad Bay Ii thy aan Maqle mrki Hore Before 8years caawana 2021/Jully wixi 2021 dhagaysanaya Is Muujiya🥰
@martinereg2528
3 жыл бұрын
Here! What lovely song!
@sanaagpost
14 жыл бұрын
Alaaaaaaaaaa yacisak Farxiya, I like Ur Songs, U R the Best No.1 in Somalian Hits, thanks dear, Keep Moving for-ward waaaaaaaaaaaaaaaaaw uuuuuuuuuuulaaaaaaaaaaa
@muhayminterso8753
2 жыл бұрын
Manooshahay
@nasraali1212
Жыл бұрын
@@muhayminterso8753 😂😂😂😂
@moziz_gaming8720
8 ай бұрын
@@muhayminterso8753👀😭😭🤣
@Hamse813
8 ай бұрын
@@muhayminterso8753adiga ma nooshahey imika😂😂
@muscabboy5042
7 ай бұрын
@@Hamse813 May anaa nool😂
@nasribukur7623
5 жыл бұрын
10 challenge but farhiya fiska is still no 1 like if agree 👍🙏
@khalidfantastic
7 ай бұрын
Maanta si kastay kugu adag tahay way ku dhaafysa waadna ilaawaysa nolasha waa inaad hore uga socotaa waxksta hadaad leedahay oo alle kula rabo waa hubaal waad helaysaa mida xasuusnada
@mukhtarmahamed3119
4 жыл бұрын
KADAAYA FANAANIINTA QABYAALADA WAYO WAXA TAGEERA DAD BADAN MARKAA MAHA QOLO QOLO EE WAA SOOMAALI OO DHAN
@aminakadiye5252
9 жыл бұрын
Still farxiya fiska number one
@clqaniaxmed723
2 жыл бұрын
Realy
@Ayanyusuf-mh8nm
Ай бұрын
8 years ago😢❤
@zakariyexasan1345
Жыл бұрын
Duamar wa cajabi adunka laa keenay 😢😢😢😢😢😢 somali wan inaa salamaya 😢😢😢
@nice2abc715
7 жыл бұрын
Ya salaam my queen❤ angelic voice
@eleven2084
2 жыл бұрын
Still 2022
14 жыл бұрын
EREYGA FISKA waxaa la yiraahdaa somali ahaan JIRKA waa ereyga PHYSICAL oo lasoo gaabiyey somali ahaan loo qoray fisca,gabadhaan waxay ku jirtaa gabdhaha soo baxay kuwa ugu cod fiican amaan iyo bogaadin ayey xaq u leedahay yaan meel looga dhicin sideedaba gabdhaha waa la amaanaa oo laga xishooda intaasna waa iga waano .
@whitephoenixofthecrown8523
6 жыл бұрын
Still watching it in 2018😍💖💖
@yaxyeaxmad3187
3 жыл бұрын
Still watching 2021 yaa ila mid ah
@ahmmedisse
Жыл бұрын
Memory-gii 3GB ga ahaa ka dib mudo dhowr iyo toban sano ah maanta ayaan youtube ku arkay fiska maxeey heesaha ku xaragoodatay 😢❤
@adancade
14 жыл бұрын
farxiya fiska mashaa alaah sister qaali cod ilaah ku siiyey
@Zowdoyy
10 ай бұрын
Wll manoshahayy😢
@yuusufxasan131
4 ай бұрын
14 sano kadib halkan ayan ka salamaya hadad noshahay legend👋
Пікірлер: 607