Waah waha, war waad igaga heesisay ba ee loolz Mahadsan qofkii tjmayoow❤
@mohamednairobi8000
3 жыл бұрын
Masha Allah 100000
@mohamednairobi8000
3 жыл бұрын
Music gani Wu fadhiya ya salaam cod maku so diraya sxb
@alaylehe
3 жыл бұрын
Bal adna Codkaaga dahabiga ku fariiisi
@mohamednairobi8000
3 жыл бұрын
Ya salaam
@libanissa7419
3 жыл бұрын
Abdirahman abshir heestaan
@muudka
3 жыл бұрын
Pman caadi maaha lagama sheekeynkaro
@libanissa7419
3 жыл бұрын
Qaatay kuwo kale soogali oo culus
@Zaki-zl8tk
Жыл бұрын
Sidu yahay gudguda roob gayr iyo dabayl badan banaan geed lahayn dhul galgalina ka helay Jaceyl igu gadaansho markuu ganafka heeryada guudka iga saaray i burburiyay caashaqa ee uu gibisha igu xirayee i garwaaqsan weydoo gacanta igu sayrteee ana go'a reynkiyo gocashada ma daayee meelee ku gaysaba godobteey la caroow nin garaadku maqanyahay godka lagama abaaree lagaa garay ma moodee adaa ii gaysta nabarada Igu gaaxsanaadiyo arimadaan u go'ayee adna garasha daranee waad igu guracantoo Maariin good dartaa gubanee i garwaaqsan waydaye gacanta igu sayrtayee ana go'ha reynkiyo gocashada ma daayee meelee ku gaysaba godobteey la caroow
@mceeri7238
11 ай бұрын
In Gunaad Ku Maqan Yahay Godka Lagaa Abaaray Laga Ganay Ma Moogee Aday Geystay Nabarada Erayada Qaarkood Ba Ka Qaldan Waad Dedaashay
Пікірлер: 10