@@Hurre43 lkn sinaba iskaga ma celin kar tid marka aad aragto qf ku soo jiita ee aad jeclaato qfwalba oo damiir leh na wuu jeclaan lkn midkii lagu guuseedto alaha ka dhigo ish
@caanobooro1446
7 жыл бұрын
msha allh codadkii maxamed axmed kuluc ilahay hau naxariisto iyo amina cabdulahi codad macanaa iyo habka erayada loo saxay baan ka helay
@ahmedmohammed8811
4 жыл бұрын
Habeen aanan dhagaysan heestan kuna raaxaysan dhegeysigeeda ma jirto walle rag iyo dumar ba waa dadkii hore murti iyo hadalna waa intey idhaahdeen😍🎻🔥💥🙏🏿
@ismailalihasan9519
2 жыл бұрын
Aad & aad bro tan hees wey dhaaftay❤️❤️❤️❤️
@osmamsufi7817
7 жыл бұрын
ereyadii Boon xirsi Alle ha u naxariistee iyo cododkii maxamed axmed kuluc Alle ha u naxariistee iyo aamina cabdillaahi
Пікірлер: 33