I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who broughtOh people, we are your sisters, by God 😭😭😭 We do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you, oh nation of Muhammad. People are brothers. Oh God, make your righteous servants subservient to us. Oh God, make your righteous servants subservient to us. My appeal to every Muslim, oh Lord, if he sees this message, may He prolong his life, make him happy, and cover him. May God reward him. God is sufficient for me, and He is the best disposer of affairs. There is no power or strength except with God. Oh people, oh nation of Muhammad, oh people of goodness, oh people of mercy. We are your sisters and your children. By God, we do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you. Oh nation of Muhammad, I only spoke out of extreme hunger and distress. My mother, sisters, and I are displaced from our homes because of the war. We are in a state that no one knows about except God. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs, against those who brought us to this state 💔💔 By God Almighty, I only wrote this appeal out of extreme poverty and poverty, oh people. I beg you by God Almighty, Lord of the Mighty Throne, that I do not have food at home. By God, my brothers and sisters have been sitting around for two days. Without food, by God our situation is very difficult, we are 4 people in the house and my father passed away and there is no one to support us and we live in a rented house and we cannot pay the rest of the rent. I am not lying to you nor deceiving you nor cheating you. I am a Yemeni girl displaced because of the war between me and my family over a rent dispute and the owner of the house. By God, my brother comes every day and humiliates us and talks about us and wants us to go out to the street because we are unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and talked to the neighbors again and gave us a deadline until the end of the week and we swore to God to let us out of the street now we are in arrears of 60 thousand Yemeni riyals for 3 months rent may God have mercy on us our country is suffering because of this war and we do not find our daily sustenance and we live my mother and sisters our father passed away may God have mercy on him and we do not have anyone in the world to come to us in these harsh circumstances my little sisters went out to the street and saw the neighbors eating and stood at their door giving them even a piece of bread and by God in whose hand is the heavens and the earth they closed the door and kicked them out and they came back crying dying of hunger no one has mercy on them and now the holiday has come back to me if no one of us helps us with a kilo of flour by God we will die of hunger brother I seek refuge in God and then in you and I want your help for the sake of God I ask you by God you love goodness and help me even if it is about the rent of the house send me a WhatsApp message on this number 00967711013075 and ask for my card name and send it and do not delay may God compensate you with all good My little sisters, look at their situation and help us and save us before they throw us out into the street and humiliate us or my family and I die of hunger. We ask you by God, if you are able to help us, do not delay on us, and may God reward you with good.'~~_«%•&»_~~_~&:»'////;&&;&;&;;&🎉😢😢😢😢;&;&&&//&..,!~~~♡♡♡~~~♡~♡~•~•~•~•~♡~♡~♡~;l.i.i.i.i.i.l.|-.-....،،،،،..،.........
@mama2210_
4 сағат бұрын
Acuudubillaahi mina shaydaani rajiim tuugsigiina inta maad la soo gasheen Allaah bari asagaa irsaaqadaada haayo siiba laylka usoo kac oo bari Baryo bini aadam tuur yeykuu yeeshaa😭
اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته I greeting everyone I told everyone somali people to be help in those family as quickly please ❤😢 When I was reading this history I shok by God almighty If you have something so help send it . If you don't have please sher
@Ackan-ly5fw
3 сағат бұрын
Dear sister I read your history clearly form beginning to end so your whatapp was not found so mark as a clearly please reply
@fariida6236
3 сағат бұрын
@@Ackan-ly5fw waa tuugo 😂
@Ladan.cidi.368
6 сағат бұрын
Igula sali nabi maxamad scw scw scw❤❤❤
@maxamedhooyouroon-bw1pp
3 сағат бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤scw
@ahmedabdimahad6849
6 сағат бұрын
Hurdada kakaca soomaaliyeey from DDS❤❤❤❤
@axmedgurey-wy1rm
6 сағат бұрын
Sxp anaga reer muqdisho waan soo jeydna balse somalida kle anaga unbe Cadow no arkaan bal maxaa sameynaaa
@AbdullaahiNuur-wf1wt
5 сағат бұрын
@@axmedgurey-wy1rmsxb cidna cadow idiima aragto ee waa dhawr qabiileystayaala,waan idin jeclahay anoo reer boosaaso ah🙏
@KoKoBULLE-its
7 сағат бұрын
TEAM ZAKI ONE LIKE 👍 ❤
@CabdilaahiXasan-d2k
7 сағат бұрын
Walkover
@warsamakiller5688
6 сағат бұрын
From djib 🇩🇯🙏🇸🇴 zakiyoow 😢 bac
@Asad-hagio-2
6 сағат бұрын
Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ
Guuleysta wiilasheena garabkiina ilaahay ayaa ah gaal Allahu akbar markuu maqlo horey buuba ka bakhtiyin😅yahuda waligaa ma aragtey marka xamaas ay dhahaan Allahu akbar qeylo bay ku dhuftaan geeri baa u sawirmeysa
@eazrayiylmohammed9743
6 сағат бұрын
Oh God, fix our country and our conditions and reconcile our hearts with your mercy, O Most Merciful of the Merciful 🤲🏻🥺🇸🇴🫂🤍
@umalkhayromar8253
6 сағат бұрын
Hurdadah ka kaca somali maxamed geesiyadii africa 1977 rember dhalin yaro aan dhiig isku yeelo thanks wasiir adinah
Woow Manta anigaa u horeya Zaki wan ku jeclahey waziir ilovve you❤❤😊
@abdulahimaalim
7 сағат бұрын
Waziir horey u soco mahadsanid ❤❤❤
@husseinahmedali2879
6 сағат бұрын
Keep going my pro Zaki bin xaaji 💪
@user-liamsi
6 сағат бұрын
Hurdaa kagacaaa somaliyey😅
@suldaanchannel1529
6 сағат бұрын
Somalia alle umaqan
@Boqorejr10
5 сағат бұрын
Zakii binu xajii 100m ayuu uu qalma legend waye wlahii
@eazrayiylmohammed9743
6 сағат бұрын
God willing, we will return soon☝🏼🇸🇴🫂🤍
@howraarofficial3191
3 сағат бұрын
Ha wlhi walee Somaalay Hurudaay 😔 Anaga lee isku xoog badan ilaahey Aqligeynee iyo dad nimadeedii hore inta wax fahandan ma badno inshaAllh guul Somaliweyn 💪🏼🇸🇴🦁😎
I'm Daarood and i will never fight Hawiye, they're my blood and we're one
@FaisaMusse
5 сағат бұрын
Power hungry old men misleading the civil war of somalia in 1991 and now we are all affected by qabiil 👈muqdisho born abgaal not fight any somali ppl qabiil 🇸🇴🦁💪 inshallah soon we catch up 90 million population like Ethiopian population 🙏🙏🙏🙏🙏 no more war between somali ppl
@ahmedshaacuur6959
5 сағат бұрын
hana sheekan oromo waa soo jeedna soimali waa mid ❤
@AyaanleCabdikariim
5 сағат бұрын
soomaliya si ay tageero ugu hesho SOMALILAND aqoonsi buuxa ha bixiso lkn hadii kale anagu waxas waxba nagama gelin😎
Ethiopia ayaan Ku dhashay waxna ku bartay kuna caruur dhalay waligay Ethiopian inaan ahay qalbigayga magalin
@Maxamuudmaazim
5 сағат бұрын
Maba tihid walal0 ee malinta ay timadana qorigaga halabso
@SharmakeJamac-k7q
6 сағат бұрын
Soomalia 🇸🇴💕❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️💪💪💪💪💪💪💪💪
@OglaMohmed
5 сағат бұрын
Guuul somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mohamedgaafaa4258
5 сағат бұрын
Waxay dhahaan waa bac qafiif , wax lagu shubo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Zehaa007
5 сағат бұрын
We're only one Somali❤❤❤
@sahrodaqare8558
6 сағат бұрын
Saki sxb waa kuwataa alle ha ku barakeeyo
@kingahmeza1408
5 сағат бұрын
Viva Somali weyn❤🙏🙏
@ayanothman4963
4 сағат бұрын
Aad bd u soo jeedaa wllkay. Masha Allaah ❤❤❤❤
@ABDIAZIIZAli-pv9vj
6 сағат бұрын
Walahi wan ku aminsanhy zxp
@maxamed7702
5 сағат бұрын
Zaki wasiir waxan jeclan lahay in somalida dhalin yarada is muda in ay caan yihin hadane ana marna ka hadley wax dadkayna iyo dalkayna dan ugu jirto waxa laga rabaa qof walba o hesata fursad ay dalkeda iyo dadkeyda ugu hilin karto in ay ugu hiliso si an uga xurowno qabilka iyo jifoyinka hose 😢😢😢
Wllhi it is true we know the Quran the reason of having tribu but don't do it our failure is the tribu from Djibouti I love 💕😘😘💕 somalia
@SafiyoRooble-f9d
6 сағат бұрын
somaliya hanolato guuul🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Xasbunalahwanimcawakiilan
6 сағат бұрын
Bismilah raxmani raxiim muuse iyo Aby isku direy soomaliya iyo itoopiya ka Guul umadda soomaliyeed Cana iyo guusjaba adaa leh allaha jebiyo cadowga dalboobka❤😂🎉😮😢😮😊
@SiciiidApdulaahi-q2u
5 сағат бұрын
Horta imisa sano la ilaha hurdada ka kaca somaliyey HaDaNa Wey HurdaN 🇸🇴🇸🇴🔥
@LilyAdan-m9e
3 сағат бұрын
@zaki binuxaji wll wad ku mahadsantahay sida ad nogu so kud bisay inaga halka waxa na dhigay wa siyasintena iyo qabyalada n afaysay lkn somali bawer way so noqon insha allah
@AbdirasaqBorhanudiin-s1y
6 сағат бұрын
Ana ethiopia biyana walahi obilahi otalahi mawad moday sa in an ito ethiopian an uu egahay war igaran maysi walahi lakin somaliyan ujira kawa ran wasir ❤ walahi warun wasir tagerahaga wan kad sodhig taba wan dawada walahi ilahay baiga sareya
@mcc6023
6 сағат бұрын
Zaki ina xaaji mahadsnid dhalinyada waa la hdashay hdii aaay wax fahmayaaaan qabyaalad ayaa la dishay alla ha inaga saaro ❤❤
@MOHAMED_98_thereal
6 сағат бұрын
Aniga reer sacudi ayan ahay xamar 1 Sano aa joga walahi oo belahi oo talahi waxan arkay Somali ayaga aa isko eh cadow ilahey hana so hanooneyo
@MOHAMED_98_thereal
6 сағат бұрын
Fikirkena wa fasax
@Inasuldan1235
6 сағат бұрын
@@MOHAMED_98_therealhaa walal lakin shisheeyaha markey timaado in yar oo damiir la, ma ahee inta badan waa isku hiiliyaan waana arki doontaa
@AhmedAbdulahiosmaan
4 сағат бұрын
Hambalyo Hambalyo wazirka 1️⃣ Ⓜ️ adgartay ban kuguhabaleynay
@starsunshein8134
5 сағат бұрын
soomaalidu waa dad qura sowraca sinjigiyo afkaba diinkala soocsoocantyoi malahan waxeey kala sitaan midnimadoodoo u sugan sumada calkaa u xiran 💙💙💙💙💙
@jamalmohamedhassan8957
6 сағат бұрын
Waziir qalad hana saarin Ethiopia hanoo jawanin
@FaadumoYusuf-ir8zo
6 сағат бұрын
Horta waaa run Ethiopia waa dad mar walba farsamaynayo si ay ula wareegi lahayeen say ula waregan Somalia sppta waxay radinayaan meesha ay ka soogalan
@samatarahmed9133
4 сағат бұрын
Hurdada ka kaca somaliyey ❤😢
@mama2210_
4 сағат бұрын
War hooy soomaaliyeey nimanka badanaa xawaalada ka shaqeeyo waa Ethiopian kuwa fuundiyaasha idiin ah waaEthopian war hooy is ilaaliya dhilqihii ayaa idinkusoo batay😱
Ethiobia hee haye iwad sheekada ana an dhageeste 😮
@fakhirajama7622
6 сағат бұрын
Habo waa dad u diyaar ah in ay ku qabsadan Soomalina waa kala tagtay qabyalad iyo siyaasi toogah ayaa isku dray waa runtaa daaquu marka loo bilabo ayay ayagu isku mashquulayan allah ha Isku soo dumo Soomali quluub toodana ha mideeyo amiin amiin
SOOMAALIYEEY HA SEEXAN SOO JEEDUU SI WAYN U FEEJIGNOOW.
@GjFy-c6d
5 сағат бұрын
Ayaan dhawayd waxay lahaayeen qaar lave kujiray muqdisho waanu hareeraynay waanu qab sanaynaa e e soomaliland laneey kalaya òo nataageera wakhtigiina ka faa iidaysta😂😂😂
@SharifMaalim
6 сағат бұрын
Wake up somaliyey
@القافي-س6ع
6 сағат бұрын
Dadka ku nool DDS wan hambalyeynaaa gaar ahaan dhalinyarada waxaan 8din leyahy waadna matasheen i.a waan idin garab taaganahay from Mogadisho
@CabdullaahiKhadaribraahim17
6 сағат бұрын
Wasiir POINTIGA dhabaa u taabatay maanta .
@Kingceyda2782
6 сағат бұрын
TEAM SOMALIA ONE LIKE ❤👍
@ayanlearush1326
6 сағат бұрын
Somali cowboy legend weeyan
@RobereyDavid
4 сағат бұрын
Somalidaaaa Walaaaa qateeeey
@Mohomettnaasir
5 сағат бұрын
Ethopia way burburtay lkn waxay donayan in ay umadan ethopia meel lowada jediyo
@halimasadiaabdisalama6335
3 сағат бұрын
Hurdada ka kaca walaahi bilaahi naag itoobiyaana waxay tiri dhulka waa igula dagaalami karta lkn ilamaha aan sito asagaa kula laahan doono oo lama hadli lartid bal kawarama arintaa wlhi waa run 😢 rumaysta ama been sada😢 dhulkan wa horaa la qaybsaday😮
@Layla-nw8nr
6 сағат бұрын
Mashallah ❤
@NuurmaclinCusmannuur
6 сағат бұрын
H̲̅u̲̅r̲̅d̲̅a̲̅ k̲̅a̲̅k̲̅a̲̅c̲̅ somali
@bilechannel2092
6 сағат бұрын
Xiso wadaniyad ah oo lagu barto school somaliya ku yaal oo dhigo ma jiraa wasiir dadkaa wadaniyada aya la baray anagana waa jiifnaa
@AxmedFaaraxww
6 сағат бұрын
Askarteen reer badiyey ubadan yihi 😅
@abdillahipaplo9994
5 сағат бұрын
🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹 is the best ❤ not s
@NimcoCabdi-m4g
7 сағат бұрын
Ani ma ugu horeyo😂
@Gawrace
5 сағат бұрын
Gacanta ha lagu dhigo maahe hooyadi ha la waso
@indhacadde.official6419
6 сағат бұрын
Daarood hawiye dir ciise ogaden digil iyo mirifle waa soomaali walaala ah Nin kii diidanow hubaal waxa tahay shisheeye kal kaal isir keenu waa soomaali
@MahdiNour.w
4 сағат бұрын
Barnaamijyada sidaasookale ah soobadi
@williamwilliam1337
6 сағат бұрын
Wasiir adi iyo saraakiisha chnlkan aadban idiin salamaya Konfurta somaliya %60 ethipian aya gacanta ku haya oo maamula Xalane ayaga kuu dhax fadhiya 17 sano ayaa shacabka la laha ethiopiyanku waa waa walaaladiiin oo nabadA ayay ilaalinayaan Villa somaliya maanta awood uma laha in ay ka saaran ciidamadas ethopiynka ah . Madaxdeena qaar baa jaajuus u ah itoobiynka oo waad lasocotaan wixi ay dhigayeen xildhibaanada k.galbeed Xaqiiqadu aadbay uqadhaadhahay maanta kaftan nooma furna hadaan 77 kii waxan dhignay la ogaa😢 somali ilaahay baa umaqan iyo nimankaas As wax iska caabinta ah
@hiwaapro
4 сағат бұрын
manta macalin qalinba sidata 😅
@MunocabdirashiidMunocabdirashi
5 сағат бұрын
Wasiiir dadkaan markii hadalka la baraaye aa la baray soomaali nacayb halka kuween la baray cid ku hor istaagi karto ma jirto bay meel cidlo sanka ka taagaaayaan😢
Пікірлер: 225