Aslcaleykum waa dhibaatadii wadani xirsi iyo ciro , wixii la mida ayaa ina heysta wadani ciro ha dooranin waa dabadhilif jeelka waa in la dhigo ' umada Reer soomaaliland laga qabto. Umada Reer soomaaliland iyo Mdaxda iyo itoobiya guuleysta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuleysta ilaahow cadawgeena jebi aamiin aamiin aamiin aamiin yaarabi ilaahow nacaawi yaarabi
@abdoulkadermohamedhassan-9805
12 күн бұрын
Faagashe iyo qaadad weynne way jabtay 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
12 күн бұрын
War xasanba waxa ina yelaybaynu ka adagnahay wadadi waxlayskaga celin lahana mahayno adhigi in laynugu xidhaynu mareyna
@mdalom-kx2gp
12 күн бұрын
1❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdilahihasandiriy
12 күн бұрын
Wax masamayn karo waa khaayin waa khaniis ❤❤❤❤
@TaaroAli
12 күн бұрын
Waxa kaliya ee ay nimankaasi ay inagu fur fureen iyo halka kaliya ee albaabka u furay maamulkaa somalia waa wada hadalada ee waa in albaabkaa laga soo xidhaa oo lajoojiyaa wada dadalada labada wadan markaasaa ay wax waliba sideedii kusoo noqonaysaa?
@safiaibrahim8513
12 күн бұрын
CABDIRXMAN CIIRO HAA KUU DAARYN LABADA GAGABAN BEEYE AHAAYAN
@abdulrahmanali8421
12 күн бұрын
Wadahadaladii siilaanyo iyo muuse biixi u hanwaynaayee iyo roogii casaa ee jabuuti dhigi jirtay iyo maqaam sare ayaa lagu qaabilay natiijadiisii waa taa
@nimcoawil-gr3mk
12 күн бұрын
ITOOBIYA IMIKAY ARKAYSAA IYADOO AAN AWOOD LAHAYN INAY SHEEGANAYAAN KILIDHKA SHANAAD 5INÀY SHEEGANAYAAN MA MARKAY AWOOD YEELATO AYAY SUGAYAAN
@nimcoawil-gr3mk
12 күн бұрын
FIRIX FIRIXDII UGU DANBAYSAY BAY KUJIRTAA XAMAR LAAKIIN MAANTA WAY ARKI DOONAAN
@AxmedSulub-ov4og
12 күн бұрын
Laba nin oo LAGU DILY kalshaale labo NIN oo Axmed faarax oo obokor Axmed ah,,,Iyo zolomodow oo bare cabdile ah ayaa maqribkii lagudilay kalshaale iyagoo geel xaraynaya
@shabeel7467
12 күн бұрын
Warkaaga waxaad markhati u tahay in Hassan Huuraale xukumo Berbera, Ninkan aad leedahay warqadbuu soo qaatay wuu dafiray. Markaa dawlada ayaad bad gelinaysaa ee ha cadayso in ay Berbera xukunto iyo in Xamar laga xukumo.
@AhmedAbdiOmarAhmed
12 күн бұрын
RIYO BEEN WEHEE,BEEN WAA RUUN..SOMALILAND WAALA AQONSANAY...SUCUDU KAMA AQBALAYO..,SHEEKADAN WAA PROPOGANDE FORGETE,WAR ISKA ILYOW ,SUXUFI MADI LA SHAYNA,...FUCK YEMANI..., BEENTO DARIQ HAA SAMANE...SOMALILAND FIRST❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@KhadarIsmail-sw2ue
12 күн бұрын
Soomaaliya abiye ayaa noogu wacan in dagaalka sii wado,waayo wuu na ictiraafi la,yahay.
@safiaibrahim8513
12 күн бұрын
NINKAN UU BAARYE WAA NIIN ITOBYANA
@AxmedSulub-ov4og
12 күн бұрын
Laba nin oo LAGU DILY kalshaale labo NIN oo Axmed faarax oo obokor Axmed ah,,,Iyo zolomodow oo bare cabdile ah ayaa maqribkii lagudilay kalshaale iyagoo geel xaraynaya
@anwarfowziismaciil1040
12 күн бұрын
Ilaahey heynaga qaabto Xasaan dhiqo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Alle kuqabey
Afartii munaafaq ee kumeelgaadhkasaray baa maantana maanta raba inay kugudaraan cadawgeeni somaaliya Allah yanacalak yaa munaafiqiin
@rodag7831
12 күн бұрын
Ilaa etopia bay ku leeyhiin ganacsi halaga qaado cashuurta.
@ismaelahmed4618
12 күн бұрын
Marya alol,hoyada silkeda usheeg nacebja ad uqabdo wadani
@rodag7831
12 күн бұрын
Soota Yementu gancasi ku haysta hargeisa. Ka qaada cashuur dheeraada
@cabdixuseen1839
12 күн бұрын
CID ay wax kaqaaadan ayaaba iska yar anigu reer sheekh isaxaaq ayaan layaabanahay waxa ficilkii iyo dhiigii ka qaaday ayaan garan layahay mida kale dad waynaha hargaysa ku nool waxaan leeyahay baarlamanka ha la galo oo bud halagagasaaro xildhibaanada waayo halkaynu ka jabnay ee cadawgu lasocda waa baarlamanka marka ha la iskuso baxo oo karbaash dabada ha loo qabto ficil muujiya reer hargaysow
@maxaadan9345
12 күн бұрын
Warkan Xamar baa laga soo sheegay?...been baa lagu yaqaanaa ummadaa. Berbera lagama hayo warkaa bal ha la hubiyo
Пікірлер: 46