PLEASE SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE WITH YOUR FRIENDS (AND ENEMIES) THANK YOU^_^
Muwaadinka Horumarka Dalkiisa Jecel→. / @mustafammj945
Erayo jaceyl: www.cishqi.com/
Sinnaantaan la magac ahay
Sanku-neefle ma oggoli
Inuu iga sarrayn karo
Anna garasho sogordahan
Sooryo ruux ugama dhigo
SOOMAALI BAAN AHAY
Visit our Website: www.jiilkacusubtv.com
SOMALIA: • Somalia: We never give...
MOGADISHU 2020: • Somalia - Mogadishu wa...
MOGADISHU 2018 → • SOMALIA - MOGADISHU W...
MOGADISHU 2018 → • SOMALIA - MOGADISHU W...
GAROWE 2018 → • SOMALIA - GAROWE THE H...
XEEBTA CADALE → • SOMALIA - THE MOST BEA...
BOSASO 2018 → • BOSASO THE BEAUTY OF S...
BAYDHABO 2018 → • SOMALIA - BAIDOA - BAY...
GOOBWEYN → • SOMALIA - GOOBWEYN - ...
AFGOOYE → • SOMALIA RICH COUNTRY -...
SOMALIA LITTLE PARADISE → • SOMALIA, little paradi...
SOMALIA 1960 → • SOMALIA 1960 - MOGADIS...
CIIDANKA XOOGGA → • SOMALIA THE LION OF TH...
MOGADISHU 2018 ( PART ONE ) ONE OF THE MOST BEAUTIFUL CITIES IN THE WORLD → • SOMALIA - MOGADISHU ...
SOMALIA'S WORLD CLASS MALL → • SOMALIA'S WORLD CLASS ...
SOMALIA HE ONLY SUPERMARKET THAT MAKES THE DIFFERENCE → • SOMALIA THE ONLY SUPER...
ONE OF THE BEST HOTEL IN SOMALIA → • ISTANBUL HOTEL IN MOGA...
HEESTA XORIYADA: • Heesta xoriyada | Soma...
GOOBWEYN: • Somalia, Little Paradi...
Daawo Muuqaalo ku farxadgeliyo sida, Muuqaalada→. / @mustafammj945
Fadlan walaal ha iloobin in aad nagu caawiso LIKE, SHARE AND SUBSCRIBE hadii aad ka heshay muuqaalkani si,aan shacabkeena iyo dunida ugaarsiino quruxda dalkeena, waajibkeenana si,wadajir ah ugudano. Sidoo kale SUBSCRIBE OUR CHANELL SI,AAD U NOQOTO QOFKA UGU HOREEYO EE DAAWADADAA OUR AMAZING VIDEOS.
THANK YOU FOR YOUR SUPORT
JIILKACUSUB Team waa dhalinyaro ku midoobay horumarinta dalkooda, waxa uuna hadafkeenu yahay muujinta quruxda uu leeyahay dalkeena hooyo.
Si,fudud Jiilkacusub waxa uu idin soo bandhigayaaa muuqaalka ugu qurxoon ee dooqaaga ah.
Qancinta daawadayaasheena
JIILKACUSUB Team waxa uu idn balan qaadayaa muuqaalo dareenkaaga badalayo misana kugu dhiiro gelinayo dib u dhiska dalkaaaga hooyo
Bilicda iyo horumarka dalkeena
Caasimada Soomaaliya( SOMALIA ) - Muqdisho - The capital of Somalia-Mogadishu.
Dowlad gobobleydyada dalka.
Gobolka Banaadir - Puntland - Somaliland -Hirshabelle -Koonfurgalbeed(South West State of Somalia) - jubaland - Galmudug
Caasimadaha maamul Goboleydyada
Hargeysa - Kismaayo - Dhuusomareeb (Cadaado si kumeel gaar ah) - Garowe - Jowhar - Bu'aale ( Kismaayo si kumeel gaar ah) - Barawe - (Baydhabo si ku meel gaar ah)
SIDOO KALE MAGAALOOYINKA UGU KORIISHINKA BADAN.
MUQDISHO - HARGEYSA - BOOSAASO - GAROWE - KISMAAYO. CADAADO - JOWHAR - BALADWEYNE - BARAAWE - MARKA - BURCO - BOORAMA - SIDOO KALE XEEBAHA SOOMAALIYA UGU QURUXDA BADAN.
Maanta qofkii Dalkaaga dhisayo waxa uu kaaga baahan yahay taageero joogto ah waxaana waajib kugu ah in aad qeybtaada ka qaadato ileyn waxa uu dhisayo waa Dalkaaga🇸🇴
Si,aan wadajir ugu gudano waajibaadka Dalkeena.Fadlan walaal inagu taageer wadaniyadada oo like gareey Muuqaaladeena si,aad inoo garab istaagto👍❤️
Sidoo kale share dheh si,walaalkaaga inagu hadafka ah uu u gaaro.
Waan kaaga mahad celineynaa Taageeradaada joogtada ah😊
Guul iyo Gobanimo ayaan kula jecelnahay❤️🇸🇴
Jiilkacusub Team🇸🇴
Our Facebook: / jiilkacusub.so
Our Website👉: www.jiilkacusu...
Our Website: www.erayojacey...
Our Website: www.somger.com/
Calanyahow calanyahow baluugee
xidigta xidigta cadaankee
dhexda kaga cabirantee
cizigii xoriyadeed
lixdankii ku caanbaxoo
inshallahu marbaad curanoo
Rabi soo celin cududaadoo
sida curubta iyo
ubax curdunaad carfi doonta
Oo cizigaagii markale soo celin
cirku hibo furi
dhulku wada cagaaran
colaad laga fayoobaan
inshallahu marbaad curanoo
Rabi soo celin cududaadoo
sida curubta iyo
ubax curdunaad carfi doonta
cishaa imane calanyoow
caalamkoo idil calanyoow
laga cizeyn calanyoow
codkaagu shaqeyni calanyoow
caradaada dahabka calanyoow
shidaalka camiran calanyoow
ceeyriin la soo bixi calanyoow
oo ceyr kaga bogsani calanyoow
inshallahu marbaad curanoo
Rabi soo celin cududaadoo
sida curubta iyo
ubax curdunaad carfi doontaa.
Baro Erayo Jaceyl ah oo soo jiidasho leh: www.erayojacey...
Негізгі бет Somalia - Mogadishu was one of the most beautiful cities in the world and it can be again - Muqdisho
Пікірлер: 106