I just cried... I just couldn't stop crying!! I can't believe we went from that, to begging. I can't believe we went from that, to collecting walfare checques!!!! Duugag foq al dugaag
@socdaal
8 жыл бұрын
amelELummah iska sabar walaal ilaahay wuu awooda in uu sidii hore kusoo celiyo umadane aqligoda uu shaqeyo
@hassandahir9693
5 жыл бұрын
Siyaad barre illaahay ha u naxariisto somalida inkaartiisii baa haysato 30 sano kadib wakaa aduunka oo dhan sanka laga qabsado oo meel waba ka tuugsanayo.
@mariamcaliguul
12 жыл бұрын
waaaaaaaaaaw walahi hadanan dawanin ma is dheheen waligey somalia sasey ehey coz waligey ma arkin wadankena o dowlad leh . waa wax fican in la arko inaan mar dad ahaan jirnay ilaahey hanugu so celiyo being great I LoVE SOMALIA
@omarabokarmursal2864
8 жыл бұрын
Soomaalia caqli daradeeda ma arkaan nabada iyo barwaaqada waqtigaas lahaystay wxay arkayaan qabyaalada sidii loo hor marin lahaa alow soomaalia wayn isku keen garadsii danteeda iyo cadowgeeda aamiiiin
@gm5464
3 жыл бұрын
Noi Italiani in Somalia abbiamo lasciato il cuore e tanto lavoro, in pacifica e feconda collaborazione col magnifico popolo somalo. E nel video abbiamo visto che progressi civili ha portato il lavoro. Per decenni, fino al 1960 circa, in Italia mangiavamo solo banane somale in quanto era un prodotto da noi curato, importato e, fin dagli anni 30', soggetto a monopolio. Zuccherifici, pastifici, manifatture, tessiture, coltivazioni, senza dimenticare le opere pubbliche, strade, edifici, urbanistica in generale. Ecco cosa avevamo fatto; sempre e grazie anche all'operosità dello stupendo popolo somalo, con cui eravamo come fratelli. Un abbraccio dall'Italia.
@MrLilort
13 жыл бұрын
may allah help us to be like that again without the fails we mad. it makes me cry to think we were like that.
@blackpinkistherevoltionbli8327
4 жыл бұрын
May Allah help us too but we can not let allah take all the responsiblities. Allah gaved us the longest coastlines in mainland Africa and gived us plenty of resource yet look at us.prying without talking action is meaningless.allah(swt) did say if I am not wrong or misinterpret that he will not change the condition of the people unless they change what it is in themselves.allah did not change somalia but the people mindset and heart change so that is why we are stuck in this era we are in now.
@Quran.allkarem
5 жыл бұрын
Sherkada iyo horumarka lama yaabin ee waxn u qadan waayay dadka ka shaqaynaya waa somali😭😭😭😭😭
@guulaangodgal4013
5 жыл бұрын
Haa
@Prince-oh3cc
8 жыл бұрын
That's was nothing that generation doesn't have the opportunity we have today how Many Somali people are all over the world the all experience educated business and rich people imagine when all that people go back to Somalia we will make big development and make our country top we don't need to cry we need action Somalia needs action not crying Insha allaah soon we will make all that staff n moreee n get resource out viva somaliaaaaaaaaaaaaa🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴big loveeeeeeeeeeee stop qabyaalada Iyo nacaybka Iyo goboleysiga Somalia way inaga badantahay filnsansho daaye war aan gacmaha is qabsano ano reer Somaliland ah baa sida idin leh abihiin damiir la'aanta ka wasee hurdada ka kaca
@ayuubibrahim3874
12 жыл бұрын
waa wershadii dharka ee balcad waa Sideedii ragaa haayo lama biliqeysan Maansha alaah hadey Dowlada dhalato waa la furayaa
@mplsridah
6 жыл бұрын
How did this happen? We went from producing our own food and being self-sufficient to starving?
Somalidu waa dad deg deg badan .. madaxweyne waa la badalaa .. laaakin jabhadihii dalka ka kacay inta ay xabashi u tageen bay dhamaan warshadihii dalka burburiyeen .. waa in dib loo dhisaa wax soo saarkii dalka .. lana diida qabiil oo la jeclaadaa .. Qaranimo iyo Somalinimo
@ahmedyusuf5790
6 жыл бұрын
wuxuu ahaaba mahmaed siyaad dhimay ee idinku bal wax qabsada
@xaajixuubsireedxaajixubsireed
5 жыл бұрын
mahad allah baa iskaleh shar iyo khayrba asana uga mahad celinaynaa
@maalinmaali8833
6 жыл бұрын
Warshada dharka manaday ayaa ka shaqayn jirtay iyadoo dugsi sare dhigatay shaqada kashay My mom have good memory
macnaheedu waa wax kasto adunka kaso baxa wersheed ban u lahayn noso sarta waxasu uma muuqan umada kursiga iyo reer hebel aya u muqday. waye manta maxay haayaan xata wershada caska mahaystaan kuwi horena birahoodi ayay carabta u dhoofiyeen ilahow ada u maqan dalkaan.
@hodanahmed2020
6 жыл бұрын
waxaan la ooyay jabhadihii burburiyey qarankaa nool inta dhimatay allaha u naxaristo lakin inta nool maanta ee siyaasada wali ku jirta maxay dakhli warshad ama mid ladhigma ay kusoo kordhiyeen qaranka. Intii ay ku burburiyeen ayay wali ku adamayaan.
@MohamedMohamed-zp6re
5 жыл бұрын
Sawiradan hore iyo wershad heblaayo yaa dhisay caqli ma aha ee waxa maanta ina haysta eega. Baddii sun baa lagu aasaa kansar dhaliya, hubka shisheeyuhu kula dhaco, inta ku dhimata mooyee, inta kale cuduro ba'an buu ku reebaa. Adduunyadu cadow aan naxayn bay kugu tahay oo adiga ayaa inta aad waxaas oo dhan arki wayday lagaa dhaadhicay in tuulo kasta oo aan caafimaad haysan, oo aan biyo haysan, oo aan cunto ku filan haysan, oo aan waxbarasho lahayn inta uu oday waalan iyo siyaasi ku-sheeg hor-boodeen looga dhigay tuulada ku xigta ee isla intaas oo masiibo ku habsatay ay caddawgeeda koowaad tahay. Isla-yaaba oo Illaahay ka yaaba, oo doodan ma-dhalayska intaad iska-daysaan ka shaqeeya in aad umaddan la kala-xaday intii karaankiina mid mid isugu soo dhawaysaan. Sheekh Isaxaaq, Sheekh Daarood iyo Sheekh Hawiye bari bay amar lahaayeen, maanta wax ay sheegayaan baa iska yar. Illaahay ha u naxariisto awowyaasheen. Qabyaaladu nijaasta ka daran Waa been.
@mahimahi1278
5 жыл бұрын
Dhib male mar labaad baan soo noqon doonaa ruug cadaagii soo rogaal celi
@soomalimidnimowadajir5688
4 жыл бұрын
Warshadihii iyo dakadihii u idin dhisay ayad bililiqaysaten ma idan garan aqliga ah maxaad next generation ooga tagaysan ceeb ayad nabadeen iyo qaxooti aan illahay nabadin markasad weli qabiil iyo qori kufanaysan ninkii tinir abuuriyo ninkii tiin talalaba taariqda weey qori. IMAANKA ALLAHA IDINKA QAADO. Waa halkii Siyaad barre Raximuhulah
@fdama
6 жыл бұрын
Siad Barre created all this. Siad Barre then destroyed it ALL.
@mplsridah
6 жыл бұрын
We can give all credit to him but we can't blame him alone for all of this. Dadkii dhiiga cabi jiray baa burburiyay wadakna
@londonsred2380
6 жыл бұрын
fdama caydid and the idoors destroyed it
@azzayyassin4021
5 жыл бұрын
@@londonsred2380 lol if we are going to put the blame on anyone who started it would be the majeerteens
@KhalidAbdinasir252
5 жыл бұрын
azzay Yassin yop they were the first rebel group
@sakidahir8104
5 жыл бұрын
Dayaxa yaaa dagi lahaaa dadka markuuu madhiyo dhiigya cabkiii umada kala dilay xanuunkaaa dhexyaaala isagaa kala dhigeeee ay kasoo. Kaban ladahay
@nas6301
5 жыл бұрын
Wali maku dhagantahay marxuumka? Isagaa waxaas oo dhan qabtay iyo afka qoraalka aad hadda ku maagaysid. Mida kale maxaad qabatay 30kii sano taa qiil ma u haysaa?
@mohamedabdi5240
6 жыл бұрын
Somali xiligaa was loo cag wareejiyay ee hadda qaxooti aya ka yihiin. Waxaas
@husseencagta2088
7 жыл бұрын
warshadihii soomaaliya ee xiligii kacaanka waa la dhoofin jiray inta kalana qabiil ayaa loo qeybsan jiray.waxaad ogaataa kacaankii qabiil ayuu ku shaqeynaayey .soomaaliya ma burburteen haduu kacaanku wadani yahay.
razag,weryaa hawiye maxaa ka rabtaa dhulkaan hawiyaa leh Merkii Horaba hawiyaa Dhulkaan dhise ee dhul Darood wax Wershada iyo wax Dhaqaala ku arag Duli Nacalada dadka kadaa
@daariqahmed8297
6 жыл бұрын
ayuub ibrahim : iska aamus cawaanyahay hooyada siilkeedi wase , adoontii talyanibad ahaan jirtaye xageed waliga horumar ka darood ka horeeya KU aragtay 😡💪🏾🇸🇴
@abdimaliksalad5875
6 жыл бұрын
Taliskii dhiigya cabka wuxuu yimid warshadahaas oo wada shaqeynaya... Aakhirkiina waa ay wada fariisteen warshadahaas markii dhaqaalihii dalka uu taliskaasi jeebka ku wada shubtay... Uuna horseeday in dalkii uu noqdo xubeer aan waxba haysan... Ilaa maanta waxa la bixin la, yahay deyntii uu taliskii dhiigya cabku dalka uu geliyay waa lixdan bilyan oo doollar 60 000 000 000 iyo ka badan.. Waxaa is weydiin leh xagee dhaqaalahaas geeyay taliskii dhiigya cabka ee soomaali halkaan maanta dhigay ee dhaawicisii laga soo kabsan la, yahay...
@abdimaliksalad5875
6 жыл бұрын
Abdulwahed Salah sxb run iyo ilko waa la cadeeyaa. Aniga reer kama hadlin. Adigoo odey weyn ah inaad reero ka hadasho waa kuugu ceeb. Tan kale in dalka Soomaaliya uu ka xoog badnaa ma been baa?? 1964 kii shilinka soomaaliga wuxuu ka xoog badnaa geeska afrikoo dhan. 1980 kiina Soomaaliya waxay caawimaad weydiineysay aduunyada.. Su, aashu waxay tahay yaa halkaas dhigay Soomaaliya??? Adigu uun isku jawaab. Warshadaha aad sheegtay waxa ay jireen taliskii Barre ka hor. Snai Piassa, Somalitex, Itop. Marka maxaad iga dhaadhicinaysaa ma taliskii dalkan dumiyay??? Qarameyntii Bankiyada iyo dhaqaalaha waa talaabadii koowaad ee dhiiga dalka uu ku xalaaleystay hantidii qaranka. Weli waan ka shalaaynaa dhibtii uu dalka u geystay Siyaad Barre. Hadaad qabiil ku difaaceysid waa yeelkadaa. Anigu waxaan aaminsanahay in taliskaas aan musiibo uga horeyn ummada Soomaaliyeed. Aan kaaga soo qabto 1964 kii. Soomaaliya waxay ahayd cududa ugu xoogan afrika oo dhan. Waxaa taariikhda ku xusan in Soomaaliya ay uu baabac dhigtay dowladihii Itoobiya iyo Kenya.. Sidoo kale madaxweynihii xiligaas jiray waa kii xukunka uga dagay si dimuqoraadi ah.. Yuu ahaa ma taqaan??? Qabyaaladda intaad iska deysid runta ka hadal.. Ama qabyaaladaada la soo taagnoow hadaan dheg jalaq kuu siiyaba... Guntii iyo gunaanad musiibo uguma horeyn ummada Soomaaliyeed taliskii Barre.. Ka hor... Salaamaad... F. G. Ha isku dayin inaad cantar baqash kale iga sii dhaadhicisid..
@aminamohamed7094
6 жыл бұрын
Shame on u Hadaad been shegayso wax u e.g. baa lasheegaa
@nas6301
5 жыл бұрын
@@abdimaliksalad5875 English ma taqaanid baan filaya. Waxkasta wuxuu ninku leeyahay after revolution macnaha kacaanka kadib bay bilaabeen. Afkan Somalia qoraalka markee baa laqoray??
Пікірлер: 51