Ragi aayi hayen sida gobo nimada leh ma u so deenayan
@user-il2us9ww8s
8 күн бұрын
Labada dhicanba nabadu waa u dan
@khadijac9841
7 күн бұрын
Beeni raadmale waa dhowor sano kahor 😂😂😂😂
@UmuHudayfa-qf7iq
7 күн бұрын
Been hadii lagugu bartoo waa laga teegi xishood warya
@najaxahmed867
8 күн бұрын
war siwanagsan buu yeelay muuse dadku waa dad walaalo ah waxaan idin sheegayaa somali dagaal uma fiicna cadaw baa jira doonaya baaba somali walaahy hadaan laga shaqayn walaal tinimo gooraan goor ahayn baa la arki bal eeg biyo bad iyo citiraaf miyay isu dhigmaan waa maya ethiopia waligeed xumaan somali mooyee wax kale kama shaqaynaso waar soomallay dantiina garta ceelna idinma qodna garabna mahaysataan have qarni baynu baa banay cid wax inoo qabatay majirto waayo adunka hadaanad dhinackaraacin cidi kuujoojin mayso wax fahma dagaal no
@user-pp2mj7dl1u
8 күн бұрын
Fataal dadka ha isku soofayn waxana dadka kala dilaya warya ilaahay kabaq dadku wa walaalo isku soo dhawee kalab
@axmedyare2404
8 күн бұрын
Beenta iyo cajalado lagu soo celceliyo Waa ku views layahay Takale caqli xumadisa wuxu leeyahay dhulbahente Aya garaadadooda ku diri iyagaba Argagixisada SNM Ee dul Fadhidey sool Ee canshuurtoda biilaneysay Ayuu ku diray Jecel ayey kaqadeen see ciyaal aabahood ugu dulcaayi ado Cadowgooda Ah takale reerahas maba taqaanid munaafaqad Iyo Beenta wey ku Sii baraaran!
@samirr546
8 күн бұрын
Wax aan been ahaynba ma sheego cunugani!!!
@axmedyare2404
8 күн бұрын
Wa Ninka Aaminsan garaadada iyo dhulbahente Ayaan iskudiri Oo wey nacayaan. Wuxuu la mid yahay Qof Cadow Ay u arkaan Oo yiri caruur iyo Aabahood baa isku diraysa. Jecel aan hore u jirin Baa kadhashay. Wuu ku Habsaamtey adeer markii cajaladuu soo celceliyo ciddaawado Uu waayo wu kasaara isaga isu qajila. Takale. D5, iyo somali dawada majiro afar H/ Awal baa daawada Reer aan loo dawladeen baad qasbeeysa iyaga siyaasad iyo dawladnimo somali Ayey ka kabartaan somaliyana xukunkii ugu dheere hayey markaa Tuulooyinkiina Aamina hadii kale Dulcad iyo camp abokar 1988 iyo Goojacade 25/8/2023 🏃🏽♀️🏃🏽♀️🏃🏽♀️🏃🏽♀️💀. Wax fudud bey noqpn
@fadumogedi7423
8 күн бұрын
Warside beenta maga daa waa wax hore
@allaaaminmaiisho3360
7 күн бұрын
ilma xalaal matihid beenta dadka ku daawada ha usheegun
@canbuul9375
7 күн бұрын
Benta jooji
@faysaaxmed-nl5eu
8 күн бұрын
Allow cadowga somaliland Jabin ❤❤❤❤🎉🎉🎉
@guushasooraac
8 күн бұрын
Waryaa hooy beenta jooji Beenquutayaw
@user-tu8nt7js1n
7 күн бұрын
Beenaale ehlu naar ah
@fadumoabdi8417
8 күн бұрын
Horta dhulbahante maxaabiis ma hayaan wey dileen intii ragga ugu fiicnaynad, ma aha in uu Madaxwenuhu siidaayo marka hore
@user-rz4fu4mj9n
7 күн бұрын
Ha ku waalan dhulbahante
@IbrahimFarah-gh5cf
7 күн бұрын
Dhulbahante waa faqash 😂😂😂yaa raba warkooda
@Ducaysane383
8 күн бұрын
Warisde rageedii
@abdihassan2371
8 күн бұрын
Beenaale
@somsessl1310
8 күн бұрын
Waar heedha nin wanaagsan oo somalilander ah ayaad tahaye dhulbahante waa dadkaagii waa shacaabka ka midah sland waa qayb kaa mida waa jeexaagii waaa xoogaagii waaa soool waa soool waa soool hadaba caadifada iska daayoo dulbahante dhirbaaxada ka daaa
Пікірлер: 39