Nin hadalyaqaana waziir maxamed muze runpaad kahadazhay hore uzocoH zomaliland
@updyrohmanjibrilofficial8643
5 жыл бұрын
Somalia waa wax lala dagaalama
@sacdiyofooljaawe5459
5 жыл бұрын
Walee waxbaa idiin soosocda isaaqow wixiihoroodhan been ayay noqonayaa 2sano kadib waad gacan gasheen hor udhaca shidaalka markaan helno ayaa la idiin yaabaa oo nin reer burcaa madax wayne inoonoqdo xageed galeysaan kkkkkkkkkkkk
@ademmaxamud6942
5 жыл бұрын
Alla Somalia doqonsanaa
@abdikanisulub4852
5 жыл бұрын
Hhh bal u fiirso qadaadweynta waa dadka somali o dhan ugu doqonson uguna liita xaga garaadka ama (iQ) gabigooguba maskaxda qeyb ba madow dameero ciyaya unbad moodeysa heyday is idhaahdan hadla wiswis ba kaqabanaya waxey ku hadlayan mana xishoodan si kasta hadaad wax ugu shegto waxna u fahansiiso riyo somaliweyn la yidhah ayey ku nool yihiin oy marki hore somaliland fikir ahaan bilowdey imikana suuro galiweydey oo somali waa shan shantasina wax suurto galaya maha iney midooban ee riyada iska daaya o hurdada ka toosa nabad iyo walaltinimo aynu ku wada noolano marki horeba laba dal o walala ah o somali isku ah o kala madax banaan beynu aheyn maamul gobaleed idenka tirsan manaan aheyn. midnimada aad sheegeysan somalia iyo somaliland wey ka balaadhantahey ee labadas haku so koobina
@@anr4578 walal ceydu ma fiicna idenmana cayine xumanna ugama jeede lkn wax aan la yaabey unbansheegey
@anr4578
5 жыл бұрын
Cabdiqani Sulub lkn magacas kkk wlh so funny qadadwayntab tolow hawiye bis miya
@abdikanisulub4852
5 жыл бұрын
@@anr4578 hh maye wa wixii somaliland ka xun ee naceb un baanu u naqaana reer gooniya uma naqaano
@hanaomar8339
5 жыл бұрын
@@abdikanisulub4852 🤣🤣ma ila aragtay wll qadaadwayn maskax xabad bariisa leeg baa kujirta🤣🤣xataa waaqica dhabtaa mawaajihi karayaan way iska riyoonayaan 😴 laakin khalad kaba waxa dhigay awow yashen ee mooday inay dad hagaagsan yihin oo lasoo dhicin kara shantii somaliyed 😔waaba waxay lasoo dhiciyane iyagiibay cidlo dhigeen☹
@zakariyesmarts9986
5 жыл бұрын
Waa sax walalaheena Waqooyi... cid lalahadlo meesha majoogto. Lkin waxa ku oran lahaa ayagana sida walalyaal ha u fogaanina.. dalku waa mid uun magacaa doonto sheegee
@hanaomar8339
5 жыл бұрын
MID maahee waa LABA sheegashada joojiya way dhamaatay riyaasi intan mid ahayn iyo intan laba kala nahay way is leeg yihinba ee tiinaa iman sada oo haydin deeqdo Jabuuti oo hal magalo iyo 4 tuulo ahiba inteeda yar bay ku iman qabta cidkalena ma xagxaganayso Idinka oo wixii fiicnayoo dhan haysta dhulka inta leeg bad, wabiyo, maxaa idin diiday inad intiinaa horta bismilaysatan dadka kalena faraha kaqadan
@youngdahir
5 жыл бұрын
Run ahnti hadalkodu wax fa,ido leh mu ahyn wax fulayna kama aragno markay dad noqdan ee dawlad hagagsan oo ino dhiganta noqdan ayeynu la hadli karna waxan liita
@sahraibrahim1758
5 жыл бұрын
Qadaadweyn ma quusanayso Ilaa Xabad futada iyo afkaba lagaga dhufto
Reer somaliland anigu waxaan leeyahay fadlan nimanka reer koonfurka ama xukumata somalia warkooda inaga daaya waayo day dreaming ayay ku jiraan siday tahaybee.
@cayuushppe920
5 жыл бұрын
Somaliyeeey naga xishooda kkkk wahal jiraa
@mohamedqadarahmedkhaliif7923
5 жыл бұрын
Sax waziir from b,weyne
@skrtube237
5 жыл бұрын
Waar waxan oo hadal jilicsani ah intaad inaga daysaan way kala daysan waydee siday hagardaamada somaliland ugu wadaan miyaan awoodi waynay inaku inaan la bilawno ilayn dad caqli leh maahoo waa ma yeedhaankaas eh mana garanayaan waxaan xeerinayno
Talow Somaliland Cid Kasta Miyay U Jawabaysa 😂😂👊👊👊
@sabonagisomaliland5469
5 жыл бұрын
Maxaanay ugu jawaabayn Somalia la gumaysataa sheeganaysee ma u aamus baad leedahay kaljeclaysigaa niyada ay isugu dhisayaan ha ka nixinine kula yaabi maayo caqli maxmiyadeed uma liidatid
@burcaawidb5170
5 жыл бұрын
wallaahy anigaaba yaaban. islaantan waalan in ay la hadlaan may ahayn.
@mahdiaadn9346
5 жыл бұрын
Wasiirku shakhsiyadiisa ayuuu hadlay somalia waa mid shanta uu sheegayo ayuu isba ku jiraaye mallaaa isma oga wasiir hadalkaaga baandhe fadlan somalia waa had dal diid ama doon
@hanaomar8339
5 жыл бұрын
Shan ta laguu sheegayaa maaha shanta ay dhashay somali italiyana Ee wa kuwii jiray intayna somali talyani aanay shanta kale dhalin Inkastoon xataa lagaranayn cidii rimisay kolay waa amison uunde
@mustaphaabdalla5616
5 жыл бұрын
Mansha'Allah Alle cimriga iyo caqligaba haku daayo
@MubYus
5 жыл бұрын
Wasiirka warfaafinta... shaqadiisa ayuu hayaa uu ku haboonaa.
@husseinhassan289
5 жыл бұрын
Somaliland lax kasta oo cida miyeey uujawabaysa
@ahmedgellah3050
5 жыл бұрын
Haddii wixii Somalia joogay gidigood wada noqdeen LAX waxaa qasab ah in laxda loo jawaabo!!!!
@engabdurashiid9371
5 жыл бұрын
Has xukuumadii siiraanyo ayaa badaa na gelisay Somaliland iddiin ma baahna
@dmceid2377
5 жыл бұрын
3 in jail , two in clinic and one in jail loooool . Now tukaraq war PL has only 3 solider . waar faanka ooo dafiii loool.
@Mo-dool
5 жыл бұрын
xamer waa hore ayey u dhamaatey kuwa meesha jooga ee siyaasiyiintaniska dhigayana waa tuugo aan cidna dan kalaheyn waxey doonana iskaga hadla lakin waxa ayaan daro ah shacabka reer somalia oo runtii iyo wanaagiba ka indha beeley.. waaayo hadu shacabku wax arkayo noocaa siyaasiyiinta ah jaanis mey heleen
@shaaficisky3163
5 жыл бұрын
*degdeg waa in xilka looga qada* Dameerkan muuse isku besha yihiin? Sirtii cidankuu bixiye tirada .maxabiistana wuu sheegey oo arin sir ciidan ah 1 muuse haduu ninkaa xilka ka qadi wayo Waxaa balan ah in uu ka qomameeyo waxa soo socdee ninkan ku hadalo 2 nin dorkii hore ee la waraystay beel somaliland ah ayuu qaran dumis ku sheegay Mantan sirtii cidanka ayuu banan ka keenay
@mohamedhagoog361
5 жыл бұрын
Waa runtaa..
@ahmedgellah3050
5 жыл бұрын
WAAR HOW HADHAAGII FAQASH INAAD TAHAY LAGU GARAYE AFKA KA HADAL!!!! WAXAAD KA XUNTAY JAWAABTUU SIIYEY QADAADWEYNTA BILAA XISHOODKA AH.
@youngdahir
5 жыл бұрын
Ninka aad sheegayso cadi u abar oo reer ha kuso hoos dhuman pro
@shaaficisky3163
5 жыл бұрын
Young Malaha caruur ba tahee Ani hadii an qabiil wax ku diidayo Muuse iimu taliyeen ? Lkin nin kan is goo soo wasarada arimaha gudaha wasarada sirdoonka ayuu weli sida shacabka sirta ciidanka fafinayaa? Taas macnahedu waxweye in uu muuse reer ahan ku keeney gulaha odoygan sida shacabka tilmamaya maxabista iyo tirin toodadba
@youngdahir
5 жыл бұрын
@@shaaficisky3163 adeer adiga malaha caruure hadad nin ujeedo u badheedh qabiilada dalka ha ku meraysane hadu wastad so maray iyo hadii klena adiga wax ka galay ma jiro oo adigu dalka madaxwayne kama tihid madaxwaynuhuna isaga xaq u keg wuxu magacabayo ee niicda kala taga oo shaqadada qabso tasa ku danee
@mustafahassan2555
5 жыл бұрын
WAALID ILMIHIISA KU LEH HEPEL WAA SAAQIDE KA HADH SOW MAY DAAN MAQLI JIRIN. SAAQID AAD ISKA REEBI KARI LA, ADAHAY WELI MA MAQASHEEN?.
@mubarekciyaar_jecel5783
5 жыл бұрын
Wey maLin riyoonayaana
@antisyare4077
5 жыл бұрын
cajiib weeye
@abdillahihassan8605
5 жыл бұрын
Inanta waxba haku meeraysanin hadalkeeda orod taada jeelka ku gaajoynaysa wax u qabo. S/L adigu maad keenin faqash baad ahayd xiligaa imikana mobile wax yar lugu oo hadla jeegaanta. Hadalkaaguna waa dhuuso tuug. S/L imika ma wada socoto dagaal sokeeye ayey qarka u saartahay kumaad cibro qaadan socdaalkaagi ceerigaabo.
@youngdahir
5 жыл бұрын
Inaynu melaha ka yoyotano wa ino ceeb ee xishood nio
@hanaomar8339
5 жыл бұрын
Balaayo sheegu mafiicna hadaad tahay nin reer Somaliland ah waxan ku odhan lahaa wllo inagadaa balaayo haynoo sahadin iyo dhiiga dadkeeno qubta Hadaad sheegato tahayna waxan kuleeyahay ASBAX cidhibtaada qaniin dadkayagu jaahiliin maaha sidiina qoryo kudagaalama qalin bay kudagaalamaan iyo aqoon 😡
@nimoomar15
5 жыл бұрын
Inad ujawab tan mahain wasir wad kudag daya
@hanaomar8339
5 жыл бұрын
Waa muhiim iloo jawaba Waxwalba inay Somaliland kudarsadan maaha hadii laga amusana waa intay rabaan wayo waxay la midatay waad na ogoshihin
@sheekhmooldhe8104
5 жыл бұрын
Waar ka hadalka dadkan iska daaya everytime somalia Somalia uunbaad haysaane. Adkeysta idinka wada hadalka bilaabay kulmiye nacnacdooda u adkeysta
@hanaomar8339
5 жыл бұрын
Maxaa loodaynayaa ee loogu adkaysanayaa aamusnaantu waxay kamitahay aqbalaada haday wax Somaliland kulidi ah ay sameeyan ama kuhadlan oo laga jawabi waayo waxay kadhigantahay waa la ogolyahay in sidii aydonanba yeeli karan ama uhadli karan Markaa waa dalkaa qadiyadayada xaqirsan in waxay idhahdan ama sameeyan laga aamusaa waa danbi qaranka iyo qadiyada Somaliland laga galayo Sidadarteed difaaca dalku nooc kastaba ha ahadee waa muhiin
@abdulmoaw6333
5 жыл бұрын
Marqaanland ooyin ayeey ku soo aruutay gudoomiyaha gudiga doorashada xaliimo yarey run ayey sheegtay maxaa loo qoomameyn baasaboka somali waxaa laga bixiyaa hargeysa maxaa kuu cad halkaa is indha tira odayaal fadhiga ku biyo baxo aa idin wareerinaayo
@mohamedhussein990
5 жыл бұрын
Somalia waaa mid Guuuuul 💙
@mustafehusseinshire6178
5 жыл бұрын
Kulmiye imiku caadiba maaha wlhi waxan qoraalkan qoray anoo dhamaysanba vedio why? Sababtu waxa weeyi inanbu UjawaabYa! Mida kale ma wax laga jawaaba waxaasi? Waa Riyo maalmeede! Kulmiye down ucid ban Udiga Rogtay anuu..
@mohamoudelmi3366
5 жыл бұрын
Badhaaciye
@therealworld4576
5 жыл бұрын
Maamul Goboleed foqol Maamul Goboleed. Beenta ummada ka daa
@aminabdisalem3401
5 жыл бұрын
Isaaq uunbaa rabba somaliland ee yaa kale ee rabba Haddaan been laysku sheegin.
Riyo kuma nolin zxp ee idinku isku fikira walalayal ilmaderayal waxad so maraysa 1960 ki iyo rajo laga yimid hora usocod iyo walaltinimo waxan ahyn midh cas bad ka xaal marin
@youngdahir
5 жыл бұрын
Dameeruhu ha iska ciyan hora lo soconaya qaranka somaliland
@clraxmancabdi1839
5 жыл бұрын
Beenalee somalia waa Dawlada jirta oo Aduunka laga yaaqano ee ha ku mashquulini Dawalada fedaralka somaliya
@somalilandhanoolaato7903
5 жыл бұрын
Xaggay ka jirtaana Dawlad la.aanbaa idin haysee Naagtana waalasoo qarasheeyay
@youngdahir
5 жыл бұрын
Dawlad ku sheega isked isku mamuli kari wayday ayad manta no xayaysinaysa orad qudhunka aad dhex fadhido ka so kac horta nijas ayad tahee isa so dahiri
Пікірлер: 83