KZ
item
Негізгі бет
Трендинг
Журнал
Ұнаған бейнелер
Ең жақсы KZitem
Фильм және анимация
Автокөліктер мен көлік құралдары
Музыка
Үй жануарлары мен аңдар
Спорт
Ойындар
Комедия
Ойын-сауық
Тәжірибелік нұсқаулар және стиль
Ғылым және технология
Кіру
Тіркелу
Кіру
Тіркелу
Негізгі бет
Трендинг
Журнал
Ұнаған бейнелер
Ең жақсы KZitem
Фильм және анимация
Автокөліктер мен көлік құралдары
Музыка
Үй жануарлары мен аңдар
Спорт
Ойындар
Комедия
Ойын-сауық
Тәжірибелік нұсқаулар және стиль
Ғылым және технология
Негізгі бет
Soomaalida Dhamaan
Күн бұрын
Soomaalida Dhamaan
Рет қаралды
26,120
Yusuf Aweis
1
1
Жүктеу
Пікірлер: 62
@j.m0handaj.m0handa89
2 жыл бұрын
Soomalidu🇸🇴 dhamaan dhabti waxey rabaan waa u dhimanayaaa💪
@IsmailAli-vd2ew
2 жыл бұрын
Hestaan waxee hada astaan u tahay Villa Somalia iyo MD Hassan sheikh mohamud
@tahliilissa
4 жыл бұрын
2020 Waxaan aad ujeclahay Somalinimada iyo dalka dadka diinta iyo luuqada Somaiyeed. Allow dhibta ka dulqaad adaa awoodlehe.
@ogaalsanmedia2214
2 жыл бұрын
Yaa soo raadiyay heestan markii musikada villada la saaray
@abdinasirmohamednur3300
2 жыл бұрын
Aniga
@Xoolodhaqto
2 жыл бұрын
15/06/2022 waa heesta loo saaray MDX zassan shiikh💪💯
@jhashim739
Жыл бұрын
Waaberi Aakhirey ubateen Allow Cafi runtii wey soo halgameen😭
@kaahiyeraage6029
3 жыл бұрын
Waa heesihii dadka lagu dhiirin gelin jirey, markii hawlaha Iskaa wax u qabso, oo iskoolo badan lagu dhisayey ama waddooyinka lagu nadiifan jirey. Waxey ahayd: Hawl iyo hantiwadaag. Laakiin mar danbe ayey hawshii fiicneyd, hanti goosi iyo hawl wadaag isku beddeshay, taasoo ahayd, caddaaladdarro aad u xun, oo jidkii habbonnaa naga leeyisay.
@abdulllahi6161
Жыл бұрын
heesta xasan sheekh ee villa somalia.xasan sheekh walee waa wadani dhab ah
@mulkidahir3837
3 ай бұрын
2009 baan dhageesan jire waxaa kusoo gali jiray warka radio danan
@najiibbashiir3777
2 жыл бұрын
Hadda waxay astaanta muuqaalada villa soomaliya
@dalmar3602
5 жыл бұрын
Howlahaan dhacaayaa ninkii maanta dhuuntay wadan sooma dhicinayee.
@jihaandeeqqorane8442
5 жыл бұрын
Masha Allah Edaday sacdiyo fure ilaahay haku dhowro
@cabdullaahixasan8298
4 жыл бұрын
May nooshahay zxp
@mohammedh1120
4 жыл бұрын
Erayada waxaa sameeyay Abwaan sahal Macalin ciise
@ahmedcabow8672
6 ай бұрын
Waan dhowrayaa Waan dhisayaa Dhankaan hayyeee❤
@abdulkadircagabadan8372
Ай бұрын
Erayadii AU abwan sahal macalin ciise iyo codkii eddo sacdiyo furre oo sweden ku nool
@shaalealinuur5126
3 жыл бұрын
Waa udhimanaya
@jamalabdihalane4351
Жыл бұрын
Waaa erayo aaad u mcn Alle ha u naxariisto Abwan SAHAL oo lahaay Erayada Codkane waxaa iska leh Allah u naxariistee Fanaanda SACDIYO FURRE
@Malookovy
9 ай бұрын
Way nooshahay
@abdulkadircagabadan8372
Ай бұрын
Weey noo shahay eddo sacdiyo furre sweden ayey ku nooshahay
@awliyo1260
Жыл бұрын
Heestan markaan tabarka ku jirey uganda aadban u qiiroon jirey
@Armaando_command
Жыл бұрын
Habeen iyo maalin Qorax iyo qabooba waa ogtahay butaiab Kama caajisenin inaan uqaado urur1aad
@Armaando_command
Жыл бұрын
Habeen iyo Malin qorax iyo qaboob Baan laataagan moraal ururkey 1aad Xasalinta waa lagu nastay Ereyada baan uga qaadi jirey
@Gantaalahamedia
6 жыл бұрын
Hees anigo aad u yar aya maqli jiray iyado music ah radio danan ayey wararka ugu so gali jirty in bdn wa radinaayay
@YusufAweis
6 жыл бұрын
aad iyo aad
@abdirahmanhusien6174
3 жыл бұрын
abwan sahal maclin ciise
@nasramoalim820
Жыл бұрын
Allaha inaxariisto adeer sahal m.ciise ayaa lahaa heestan
@abdirahmanhusien6174
3 жыл бұрын
heesta olalahii iska wax qbso wadanka siyd bare la qadey abwan sahal maclin ciise
@AHLUKHEYR
4 жыл бұрын
Erayadii sahal macalin ciise
@HassanAli-rn7yy
4 жыл бұрын
WA MARKII SAN DADKA AHAYN WAQTI HOBE GUS DHEH
@SPharaoh
2 жыл бұрын
Soomaalidu dhamaan waxay rabaan Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo maanta 5/23/2022 xilka si qurux badan u wareejiyey.
@adenaden5210
5 жыл бұрын
1984 ayaan maqli jiray aduunyo
@ilwaadqurux6073
3 жыл бұрын
Xiligan dhashay waa huuno
@abdirahmanhusien6174
3 жыл бұрын
@@ilwaadqurux6073 1971 wxa qadey saduyo fure qaadey erayada abwaan sahal mclin ciise
@aliaden8959
3 жыл бұрын
, Sax waa 1971
@xasaaziyare4751
4 жыл бұрын
Msha allh wanjeclahy hesaha wadania ah allow no hagaji dalkena
@YusufAweis
4 жыл бұрын
aameen yaa Rabbi
@yahyeabdi1374
2 жыл бұрын
Soomaaliya Hanooolaato
@ayaanlehussein3360
6 жыл бұрын
Mahadsanid bro heestan aad ayaan u jeclahay
@YusufAweis
6 жыл бұрын
adigaa mudan walaal Ayaanle Hussein
@YusufAweis
6 жыл бұрын
adigaa mudan Ayaanle
@user-iu5jx6jf7s
3 жыл бұрын
@@YusufAweis heesta wxa iska leh erayda abwaan sahal maclin ciise
@abdirahmanmohamud2212
4 жыл бұрын
Erayada abwaan sahal.macalin ciise codka sacdiyo furre hees aad qiimo badan wye
@billdirch5582
6 жыл бұрын
masha alah hees taan waxaa qaaday gabadha layiraahdo sacdiyo furre
@YusufAweis
6 жыл бұрын
aad iyo aad
@roblemaer4834
4 жыл бұрын
Waan jiriirocoodaa markaan heestan maqlo. Ereyo dahab ka qaalisan.
@abdirahmanhusien6174
3 жыл бұрын
@@roblemaer4834 abwan sahl maclin ciise from koonfur galbeed
@sahalxasan
2 жыл бұрын
Ninyahow heestaan adiga maa villa somaliya geeyay
@jonnydeep8058
2 жыл бұрын
heestaan waxaa waxay xafiiska warfaafinta madaxtooyadda u doortay inay u adeegsadaan muuqaladda ay baahiyaan.
@axmedsadiiq2719
Жыл бұрын
Heestaan xasuus ayee igu leedahay
@abdielmi5808
4 жыл бұрын
Heestu aad u macaantay laxanka iyo meraraba laakiin waxa qaribay waan dhuusayaa
@abdirahmanhusien6174
3 жыл бұрын
wan dhusayaa ma ahane si fcn u dhageyso wan dhisaya wan dhowrayaa
@mceeri7238
3 жыл бұрын
Kkkkkkk Yaahu
@abdirahmanhusien6174
3 жыл бұрын
@@mceeri7238 wan dhisaya waaye dadka sikle u fahmayan abwan sahal macalin ciise
@kaahiyeraage6029
3 жыл бұрын
@@abdirahmanhusien6174: waan dhiisayaa!!!
@abdirahmanhusien6174
3 жыл бұрын
@@kaahiyeraage6029 waa sidaa sxb
Пікірлер: 62